{"id":172155,"date":"2022-08-11T11:55:51","date_gmt":"2022-08-11T08:55:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=172155"},"modified":"2022-08-11T11:55:51","modified_gmt":"2022-08-11T08:55:51","slug":"musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/","title":{"rendered":"Musharax Madaxweyne oo Diyaarad la dhacday oo soo dalbaday gurmad"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172156\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683.webp\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683.webp 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683-300x169.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683-768x432.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683-696x392.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Musharax u taagan xilka Madaxweynaha dalka Panama ayaa galay shil diyaaradeed, waxaana musharaxan muuqaal uu soo duubay dadka iyo dowladda Panama uga codsaday in si degdeg ah ugu soo gurmadaan.<\/p>\n<p>Dimitri Flores, oo ah musharax madax banaan oo u taagan xilka Madaxweynaha Panama ayaa isaga iyo dad la socday la dhacday diyaarad helicopter ah ay la socdeen, waxa ayna diyaarada ku dhacday dhul keymo ah oo buuro dhaxdooda kuyaal.<\/p>\n<p>Muuqaal uu soo duubay musharaxa soona dhigay bartiisa bulshada ayuu ku sheegay in ay la dhacday diyaaradii uu saarnaa,waxa uuna xusay in shilka ku dhaawacmeen qaar kamid ah dadkii la socday una baahan yihiin gurmad degdeg ah.<\/p>\n<p>Diyaaraddii helicopter-ka ahayd way burburtay, ilaah baa mahad leh, waan nool nahay, isku daya inaad gurmad ii soo dirtaan, halkan waxaa ku sugan dad ka jabay lugaha, gacmaha, waaw.\u201d ayuu ku yiri muuqaalka uu musharaxan kasoo diray goobta uu shilku ku galay.<\/p>\n<p>Musharaxa ayaa garan waayay goobta ay shilka ku galeen, hasa ahaatee waxaa codsigiisa si degdeg ah uga jawaabay una gurmaday ciidamada gurmadka degdega ee Panama oo soo qaaday musharaxa iyo dadkii la socday ee waxyaalada soo gaartay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172157\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/panama-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"812\" height=\"432\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/panama-2.jpeg 812w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/panama-2-300x160.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/panama-2-768x409.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/panama-2-696x370.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/panama-2-789x420.jpeg 789w\" sizes=\"(max-width: 812px) 100vw, 812px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172156\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683.webp\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683.webp 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683-300x169.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683-768x432.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683-696x392.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/ca.news.yahoo.com\/crashed-panama-politician-posts-sos-203210575.html?guccounter=1&amp;guce_referrer=aHR0cHM6Ly93d3cuZ29vZ2xlLmNvbS8&amp;guce_referrer_sig=AQAAAB5Nip89zgoJL1ET98vkq47EEbo99I2DWzp6VijWUdzz09LdNl523klJEPjrAvUSCJGvv38SgkqNH1ShM4jHH1hdPMknAUC9LDzgkxfb8hpYk00ALT4xVxdn0ptFL0wRJjz6jfruLpbErBKLcSViRGh3hodl_XZ11VAEnZ4qX8tr\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharax u taagan xilka Madaxweynaha dalka Panama ayaa galay shil diyaaradeed, waxaana musharaxan muuqaal uu soo duubay dadka iyo dowladda Panama uga codsaday in si degdeg ah ugu soo gurmadaan. Dimitri Flores, oo ah musharax madax banaan oo u taagan xilka Madaxweynaha Panama ayaa isaga iyo dad la socday la dhacday diyaarad helicopter ah ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172156,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Musharax Madaxweyne oo Diyaarad la dhacday oo soo dalbaday gurmad - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Musharax Madaxweyne oo Diyaarad la dhacday oo soo dalbaday gurmad - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Musharax u taagan xilka Madaxweynaha dalka Panama ayaa galay shil diyaaradeed, waxaana musharaxan muuqaal uu soo duubay dadka iyo dowladda Panama uga codsaday in si degdeg ah ugu soo gurmadaan. Dimitri Flores, oo ah musharax madax banaan oo u taagan xilka Madaxweynaha Panama ayaa isaga iyo dad la socday la dhacday diyaarad helicopter ah ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-11T08:55:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/\",\"name\":\"Musharax Madaxweyne oo Diyaarad la dhacday oo soo dalbaday gurmad - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683.webp\",\"datePublished\":\"2022-08-11T08:55:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683.webp\",\"width\":960,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Musharax Madaxweyne oo Diyaarad la dhacday oo soo dalbaday gurmad\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Musharax Madaxweyne oo Diyaarad la dhacday oo soo dalbaday gurmad - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Musharax Madaxweyne oo Diyaarad la dhacday oo soo dalbaday gurmad - Wardoon","og_description":"Musharax u taagan xilka Madaxweynaha dalka Panama ayaa galay shil diyaaradeed, waxaana musharaxan muuqaal uu soo duubay dadka iyo dowladda Panama uga codsaday in si degdeg ah ugu soo gurmadaan. Dimitri Flores, oo ah musharax madax banaan oo u taagan xilka Madaxweynaha Panama ayaa isaga iyo dad la socday la dhacday diyaarad helicopter ah ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-11T08:55:51+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/","name":"Musharax Madaxweyne oo Diyaarad la dhacday oo soo dalbaday gurmad - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683.webp","datePublished":"2022-08-11T08:55:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/a596fafdd2daf4b43767f2a281a7e683.webp","width":960,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharax-madaxweyne-oo-diyaarad-la-dhacday-oo-soo-dalbaday-gurmad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Musharax Madaxweyne oo Diyaarad la dhacday oo soo dalbaday gurmad"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172155"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172158,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172155\/revisions\/172158"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172156"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}