{"id":172229,"date":"2022-08-14T11:34:55","date_gmt":"2022-08-14T08:34:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=172229"},"modified":"2022-08-14T11:34:55","modified_gmt":"2022-08-14T08:34:55","slug":"wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/","title":{"rendered":"Wasiirada  Gaadiidka &#038; Duulista hawada oo amar adag soo saartay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172231\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa.webp\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1646\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa.webp 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa-300x241.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa-1024x823.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa-768x617.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa-1536x1235.webp 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa-696x559.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa-1068x858.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa-523x420.webp 523w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka cusub ee Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa lagu mamnuucay in Guri laga dhiso agagaarka garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, si ku meel gaar ah.<\/p>\n<p>Sida lagu cadeeyey warqadaan amarkaan wuxuu salka ku hayaa nidaaminta deegaameynta dhulka ku teedsan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cIyadoo laga amba qaadayo dardar gelinta howlaha baaxada leh ee hor yaalla iyo markaan aragnay dacwado badan oo dhinaca dhulka ah, waxaana lagama maarmaan noqotay in dhamaan dhulka ku yaalla gudaha iyo hareeraha garoonka dhismihiisa loo joojiyo, si ku meel gaar ah,\u201d ayaa lagu yiri warqadda wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada XFS.<\/p>\n<p>Sidoo kale waqradaan ay ku saxiixan tahay wasiir Fardowso waxaa lagu cadeeyey in garoonka Aadan Cadde uu yahay muraayadda wadanka, taas oo muhiim ka dhigeysa in nidaam loo helo dhismayaasha xiga garoonka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa lagama maarmaan ah in dhismayaasha u dhow Aadan Cadde la waafajiyo nimaadka u degsan garoomada caalamiga ah, si aan ula jaan qaadno shuruucda duulimaadyada caalamka,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu sheegay qoraalkaan in dhismaha dhulka garoonka uu keenayo amni darro dhinaca duulimaadyada ah, isla markaana go\u2019aankaan looga soo saaray feejignaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii wasaaradu waxay cadeysay in la sameynayo qiimeyn farsamo oo dhismayaasha garoonka u dhow lagu waafajinayo shuruucda u degsan garoomada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172230\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/JAMHUURIYADDA-FEDERAALKA-1.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1801\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/JAMHUURIYADDA-FEDERAALKA-1.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/JAMHUURIYADDA-FEDERAALKA-1-232x300.webp 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/JAMHUURIYADDA-FEDERAALKA-1-791x1024.webp 791w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/JAMHUURIYADDA-FEDERAALKA-1-768x994.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/JAMHUURIYADDA-FEDERAALKA-1-1187x1536.webp 1187w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/JAMHUURIYADDA-FEDERAALKA-1-696x901.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/JAMHUURIYADDA-FEDERAALKA-1-1068x1382.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/JAMHUURIYADDA-FEDERAALKA-1-325x420.webp 325w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka cusub ee Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa lagu mamnuucay in Guri laga dhiso agagaarka garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, si ku meel gaar ah. Sida lagu cadeeyey warqadaan amarkaan wuxuu salka ku hayaa nidaaminta deegaameynta dhulka ku teedsan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172231,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirada Gaadiidka &amp; Duulista hawada oo amar adag soo saartay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirada Gaadiidka &amp; Duulista hawada oo amar adag soo saartay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka cusub ee Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa lagu mamnuucay in Guri laga dhiso agagaarka garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, si ku meel gaar ah. Sida lagu cadeeyey warqadaan amarkaan wuxuu salka ku hayaa nidaaminta deegaameynta dhulka ku teedsan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-14T08:34:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1646\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/\",\"name\":\"Wasiirada Gaadiidka & Duulista hawada oo amar adag soo saartay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa.webp\",\"datePublished\":\"2022-08-14T08:34:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa.webp\",\"width\":2048,\"height\":1646},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirada Gaadiidka &#038; Duulista hawada oo amar adag soo saartay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirada Gaadiidka & Duulista hawada oo amar adag soo saartay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirada Gaadiidka & Duulista hawada oo amar adag soo saartay - Wardoon","og_description":"Warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka cusub ee Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa lagu mamnuucay in Guri laga dhiso agagaarka garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, si ku meel gaar ah. Sida lagu cadeeyey warqadaan amarkaan wuxuu salka ku hayaa nidaaminta deegaameynta dhulka ku teedsan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-14T08:34:55+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1646,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/","name":"Wasiirada Gaadiidka & Duulista hawada oo amar adag soo saartay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa.webp","datePublished":"2022-08-14T08:34:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/wasiirka-gaadiidka-Fardowso-Fardowsa.webp","width":2048,"height":1646},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirada-gaadiidka-duulista-hawada-oo-amar-adag-soo-saartay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirada Gaadiidka &#038; Duulista hawada oo amar adag soo saartay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172229"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172229"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172232,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172229\/revisions\/172232"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172231"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}