{"id":172258,"date":"2022-08-16T01:39:24","date_gmt":"2022-08-15T22:39:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172258"},"modified":"2022-08-16T01:39:56","modified_gmt":"2022-08-15T22:39:56","slug":"jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/","title":{"rendered":"Jeneraal Saadaq Joon oo dib loogu soo celiyey darajadiisa ciidanimo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Booliska Soomaaliyeed, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya sharciga dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee lr. 2 oo soo baxay sanadkii 1973-dii ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in Booliska Soomaaliyeed ay saldhig u noqdaan hannaanka dimuqraadiyadeed iyo ilaalinta sharciga dalka,\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Villa Somalia.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, \u201cSarreeye Guuto Saadaq Cumar Maxamed, laga bilaabo maanta oo aan saxiixay xeerkan Madaxweyne, waxa uu xaq u yeelanayaa dhammaan xuquuqda ciidan ee sharcigu uu u ogolyahay, iyadoo xeerkani uu baab\u2019inayo dhammaan wixii xeer ah oo ka horreeyey.\u201d<\/p>\n<p>Xeerkan Madaxweyne ayaa dhaqan galay Isniintii maanta ee 15-ka bishan Ogoosto, 2022 oo ah marka uu saxiixay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Xeerkan Madaxweyne ayaa dhaqan galay Isniintii maanta ee 15-ka bishan Ogoosto, 2022 oo ah marka uu saxiixay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Saadaq Joon ka xayuubiyey darajooyinka iyo dhamaan xuquuqdiisa ciidamanimo, kadib markii uu ku baaqay in dalka doorasho loo jiheeyo, xilligaas oo Framaajo uu ku mashquulsanaa mudo kororsi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-172259\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-15-at-23.38.27-293x300.png\" alt=\"\" width=\"293\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-15-at-23.38.27-293x300.png 293w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-15-at-23.38.27-1000x1024.png 1000w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-15-at-23.38.27-768x786.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-15-at-23.38.27-696x712.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-15-at-23.38.27-410x420.png 410w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-15-at-23.38.27-356x364.png 356w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Screenshot-2022-08-15-at-23.38.27.png 1016w\" sizes=\"(max-width: 293px) 100vw, 293px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Booliska Soomaaliyeed, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah. \u201cMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya sharciga dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee lr. 2 oo soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172260,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172258","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jeneraal Saadaq Joon oo dib loogu soo celiyey darajadiisa ciidanimo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jeneraal Saadaq Joon oo dib loogu soo celiyey darajadiisa ciidanimo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Booliska Soomaaliyeed, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah. \u201cMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya sharciga dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee lr. 2 oo soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-15T22:39:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-08-15T22:39:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/299662538_461366029363342_1119654177073588438_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"902\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/\",\"name\":\"Jeneraal Saadaq Joon oo dib loogu soo celiyey darajadiisa ciidanimo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/299662538_461366029363342_1119654177073588438_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-15T22:39:24+00:00\",\"dateModified\":\"2022-08-15T22:39:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/299662538_461366029363342_1119654177073588438_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/299662538_461366029363342_1119654177073588438_n.jpeg\",\"width\":1200,\"height\":902},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jeneraal Saadaq Joon oo dib loogu soo celiyey darajadiisa ciidanimo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jeneraal Saadaq Joon oo dib loogu soo celiyey darajadiisa ciidanimo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jeneraal Saadaq Joon oo dib loogu soo celiyey darajadiisa ciidanimo - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Booliska Soomaaliyeed, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah. \u201cMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya sharciga dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee lr. 2 oo soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-15T22:39:24+00:00","article_modified_time":"2022-08-15T22:39:56+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":902,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/299662538_461366029363342_1119654177073588438_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/","name":"Jeneraal Saadaq Joon oo dib loogu soo celiyey darajadiisa ciidanimo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/299662538_461366029363342_1119654177073588438_n.jpeg","datePublished":"2022-08-15T22:39:24+00:00","dateModified":"2022-08-15T22:39:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/299662538_461366029363342_1119654177073588438_n.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/299662538_461366029363342_1119654177073588438_n.jpeg","width":1200,"height":902},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-saadaq-joon-dib-ugu-soo-celiyey-darajadiisa-ciidanimo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jeneraal Saadaq Joon oo dib loogu soo celiyey darajadiisa ciidanimo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172258"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172258"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172258\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172262,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172258\/revisions\/172262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}