{"id":172351,"date":"2022-08-18T15:15:02","date_gmt":"2022-08-18T12:15:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172351"},"modified":"2022-08-18T15:15:02","modified_gmt":"2022-08-18T12:15:02","slug":"abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Abwaan Hadraawi oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172353\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022818637964048035052982.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022818637964048035052982.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022818637964048035052982-300x178.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxa magaalada Hargaysa ku geeriyooday abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, abwaanka ayaa geeriyooday isaga oo 79 jir ah.<\/p>\n<div align=\"justify\">Abwaanka ayaa ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargaysa, oo ay dhakhaatiirtu kula tacaalayeen xaaladiisa caafimaad, wakiilkii hore ee Somaliland ee Ingiriiska Ayaan Maxamud Cashuur oo ay Hadraawi qaraabo dhow ahaayeen, ayaa geerida abwaanka u xaqiijisay warbaahinta.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">&#8220;Adeero Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi Alle ha u naxariisto &#8230; guriga ayuu ku dhintay dhakhaatiirtu halkaasay ku eegeen, hadana dhakhtarka Hargaysa ayaanu keenay si aanu u xaqiijino, markaa labadiiba waa laga xaqiijiyay&#8221; ayay tidhi Ayaan iyada oo tiiraanyaysan.<\/div>\n<div align=\"justify\">\nHadraawi wuxuu ku dhashay gobolka Togdheer ee British Somaliland, (Somaliland-ta maanta) sannadkii 1943 wuxuuna ku barbaaray dalka Yemen, waxaa la aaminsanyahay in uu ahaa mid kamid ah abwaanada ugu waa wayn ee Soomaray taariikhda fanka Soomaalida, iyo ka ugu caansan.<\/p>\n<p>Hadraawi waxa uu ahaa mufikir, suugaanyahan, iyo shakhsi looga hadhay qorista heesaha macnaha leh, heesihiisa ugu caansana waxaa kamid ahaa Hooyo, Saxarla, Balawdweyn, Araxmaan iyo qaar kale oo badan, sidookale waxa uu alifay maansooyin caan ah oo afaf badan lagu turjumay, wuxuuna door la xaadle ka qaatay silsilado maanso oo caan ah, sida Deelay iyo Siinlay.<\/p>\n<p>Hadraawi oo loo yaqaanay Somali Shakespeare ama Shakespearka Soomaalida ayaa intii uu noola waxa uu ku guulaystay bilado caalami ah, iyadoo loo aqoonsanaa in uu yahay shakhsi cilmi iyo macno kusoo kordhiyay suuggaanta.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Geerida abwaanka waxa ka tacsiyooday dad badan ay ugu horeeyso xukuumada Somaliland, madaxda axsaabta mucaaradka iyo dad kale oo caan ah.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa magaalada Hargaysa ku geeriyooday abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, abwaanka ayaa geeriyooday isaga oo 79 jir ah. Abwaanka ayaa ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargaysa, oo ay dhakhaatiirtu kula tacaalayeen xaaladiisa caafimaad, wakiilkii hore ee Somaliland ee Ingiriiska Ayaan Maxamud Cashuur oo ay Hadraawi qaraabo dhow ahaayeen, ayaa geerida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172353,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172351","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abwaan Hadraawi oo geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abwaan Hadraawi oo geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa magaalada Hargaysa ku geeriyooday abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, abwaanka ayaa geeriyooday isaga oo 79 jir ah. Abwaanka ayaa ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargaysa, oo ay dhakhaatiirtu kula tacaalayeen xaaladiisa caafimaad, wakiilkii hore ee Somaliland ee Ingiriiska Ayaan Maxamud Cashuur oo ay Hadraawi qaraabo dhow ahaayeen, ayaa geerida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-18T12:15:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022818637964048035052982.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/\",\"name\":\"Abwaan Hadraawi oo geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022818637964048035052982.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-18T12:15:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022818637964048035052982.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022818637964048035052982.jpeg\",\"width\":660,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abwaan Hadraawi oo geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abwaan Hadraawi oo geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abwaan Hadraawi oo geeriyooday - Wardoon","og_description":"Waxa magaalada Hargaysa ku geeriyooday abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, abwaanka ayaa geeriyooday isaga oo 79 jir ah. Abwaanka ayaa ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargaysa, oo ay dhakhaatiirtu kula tacaalayeen xaaladiisa caafimaad, wakiilkii hore ee Somaliland ee Ingiriiska Ayaan Maxamud Cashuur oo ay Hadraawi qaraabo dhow ahaayeen, ayaa geerida [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-18T12:15:02+00:00","og_image":[{"width":660,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022818637964048035052982.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/","name":"Abwaan Hadraawi oo geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022818637964048035052982.jpeg","datePublished":"2022-08-18T12:15:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022818637964048035052982.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022818637964048035052982.jpeg","width":660,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-hadraawi-oo-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abwaan Hadraawi oo geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172351"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172351"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172354,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172351\/revisions\/172354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172353"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}