{"id":172427,"date":"2022-08-22T12:02:07","date_gmt":"2022-08-22T09:02:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172427"},"modified":"2022-08-22T12:03:43","modified_gmt":"2022-08-22T09:03:43","slug":"axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo kororsaday Muddo xileedkiisa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172428\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/9vfeszvv.webp\" alt=\"\" width=\"666\" height=\"453\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/9vfeszvv.webp 666w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/9vfeszvv-300x204.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/9vfeszvv-617x420.webp 617w\" sizes=\"(max-width: 666px) 100vw, 666px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kororsaday muddo xileedkiisa, kadib kulan uu Baarlamaanka Jubbaland yeeshay oo lagu ansixiyey xil u kordhinta Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Golaha wakiilada Jubbaland ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta baarlamaanka ee magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Kulankan Golaha Wakiilada Jubbaland oo ahaa kalfadhigi afaraad ee fadhigiisi shanaad ayaa ajandihiisu ahaa in isbedel lagu sameeyo dastuurka Jubbaland oo ahaa codsi ka yimid Axmed Madoobe, Waxaana kulanka soo xaadiray 58 xildhibaan.<\/p>\n<p>30 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa hore u soo jeediyay in Qodobbada 28-aad iyo 70-aad ee Dastuurka Jubbaland oo ka hadlaya muddo xileedka maamulka iyo madaxweynaha la bedelo si loo kordhiyo.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Jubbaland ayaa ansixiyey wax ka bedelka Dastuurka, oo muddo hal sano ah loogu daray muddo xileedka xukuumadda iyo baarlamaanka Jubbaland oo markii hore ahayd 4 sanno, haddana laga dhigay 5 sanno.<\/p>\n<p>Dastuurka Jubbaland ee loo bedelay si muddo xileedka loogu kordhiyo Madaxweyne Axmed Madoobe waxaa ogolaaday 55 Xildhibaan, waxaa diiday 2 xildhibaan, waxaana ka aamusay 1 xildhibaan. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxaam ayaa ku dhawaaqay natiijada muddo kororsiga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FJLTVOFFICIAL%2Fvideos%2F595816921951623%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kororsaday muddo xileedkiisa, kadib kulan uu Baarlamaanka Jubbaland yeeshay oo lagu ansixiyey xil u kordhinta Madaxweynaha. Golaha wakiilada Jubbaland ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta baarlamaanka ee magaalada Kismaayo. Kulankan Golaha Wakiilada Jubbaland oo ahaa kalfadhigi afaraad ee fadhigiisi shanaad ayaa ajandihiisu ahaa in isbedel lagu sameeyo dastuurka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172428,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172427","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo kororsaday Muddo xileedkiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo kororsaday Muddo xileedkiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kororsaday muddo xileedkiisa, kadib kulan uu Baarlamaanka Jubbaland yeeshay oo lagu ansixiyey xil u kordhinta Madaxweynaha. Golaha wakiilada Jubbaland ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta baarlamaanka ee magaalada Kismaayo. Kulankan Golaha Wakiilada Jubbaland oo ahaa kalfadhigi afaraad ee fadhigiisi shanaad ayaa ajandihiisu ahaa in isbedel lagu sameeyo dastuurka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-22T09:02:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-08-22T09:03:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/9vfeszvv.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"666\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"453\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo kororsaday Muddo xileedkiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/9vfeszvv.webp\",\"datePublished\":\"2022-08-22T09:02:07+00:00\",\"dateModified\":\"2022-08-22T09:03:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/9vfeszvv.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/9vfeszvv.webp\",\"width\":666,\"height\":453},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo kororsaday Muddo xileedkiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo kororsaday Muddo xileedkiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo kororsaday Muddo xileedkiisa - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kororsaday muddo xileedkiisa, kadib kulan uu Baarlamaanka Jubbaland yeeshay oo lagu ansixiyey xil u kordhinta Madaxweynaha. Golaha wakiilada Jubbaland ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta baarlamaanka ee magaalada Kismaayo. Kulankan Golaha Wakiilada Jubbaland oo ahaa kalfadhigi afaraad ee fadhigiisi shanaad ayaa ajandihiisu ahaa in isbedel lagu sameeyo dastuurka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-22T09:02:07+00:00","article_modified_time":"2022-08-22T09:03:43+00:00","og_image":[{"width":666,"height":453,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/9vfeszvv.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/","name":"Axmed Madoobe oo kororsaday Muddo xileedkiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/9vfeszvv.webp","datePublished":"2022-08-22T09:02:07+00:00","dateModified":"2022-08-22T09:03:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/9vfeszvv.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/9vfeszvv.webp","width":666,"height":453},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kororsaday-muddo-xileedkiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo kororsaday Muddo xileedkiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172427"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172427"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172429,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172427\/revisions\/172429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172428"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}