{"id":172436,"date":"2022-08-22T21:13:45","date_gmt":"2022-08-22T18:13:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172436"},"modified":"2022-08-22T21:13:45","modified_gmt":"2022-08-22T18:13:45","slug":"daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Maayarka Hargaysa oo diiday in sadaqo lasiiyo dadka ajnabiga ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172437\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022822637967498760502304.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022822637967498760502304.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022822637967498760502304-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maayarka caasimada Somaliland ee Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa ganacsatada ku amray in lacagaha sadaqada ah ay ka joojiyaan dadka ajaaniibta ah.<\/p>\n<p>Mooge ayaa sheegay in waraaqo amar ah uu u gayn doono ganacsatada bakhaarada leh oo iyagu sadaqada ugu badan siiya dadka soo galootiga ah oo u badan Itoobiyaan, Suuriyaan iyo Yemeni, mayarka ayaa sheegay in lacagaha ay u baahanyihiin dadka muwaadiniinta ah.<\/p>\n<p>&#8220;Qofka in dhiban oo jaarkiisa ah oo uu hebel hebel u yaqaano ayaa jira, kunka ha urruriyo 30 kun markay gaadhana reerka jaarkiisa ee baahan ha siiyo, bakhaarku ha joojiyo, warqaduhuna way u imanayaan, lacagta uu subixii u qaybinayo dadka soogalootiga ah&#8221; ayuu yidhi maayar Mooge.<\/p>\n<p>Maayarka ayaa sheegay in lacagaha la siiyo dadka ajaanibta ahi ay Somaliland kusoo hogaamiyeen qulqul muhaajiriin ah, oo soo doonta lacagaha sadaqada ah ee ay dadku la baxaan.<\/p>\n<p>&#8220;Dad aynaan garanayn oo aan waddankan u dhalan aya iyaga oo xad dhaaf ah ay isku soo tilmaamaan waddankan, oo ay yidhaahdaan waa waddan, waddooyinka iyo bakhaarada lacagta lagu dhex qaybiyo&#8221; ayuu yidhi maayar Mooge.<\/p>\n<p>Hadalka Mooge ayaa dood ka dhaliyay baraha bulshada iyadoo dadka qaar aad uga soo horjeesteen, kuna tilmaameen wax aan shaqadiisa ahayn, waxayna ku doodayaan in diintu ay amartay in dadka muhaajiriinta ah lasiiyo sadaqada.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa aan sawirtay dawladdii hoose ee aynu qashinka u diranay iyo tukaanle sadaqad bixiyay oo ajar raadis ah oo is baacsanaya. Sadaqadda yaan la isku soo faro gellin. Quraanka iyo Sunnaha ba way ku taal cidda la siinayo oo axkaamteedu way cad yihiin&#8221; Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac (Guuleed Dafac), ayaa sidaa ku dooday.<\/p>\n<p>Somaliland waxa bilkasta yimaada qulqul muhaajiriin ah oo kasoo hayaama waddamada Suuriya, Yemen iyo Itoobiya, khaasatana dadka Suuriyaanka iyo Itoobiyaanka, ayaa ugu badan dawarsiga, halka Yemeniyiintu ay xoogsato u badanyihiin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmmsomalitv%2Fvideos%2F1138266673774254%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maayarka caasimada Somaliland ee Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa ganacsatada ku amray in lacagaha sadaqada ah ay ka joojiyaan dadka ajaaniibta ah. Mooge ayaa sheegay in waraaqo amar ah uu u gayn doono ganacsatada bakhaarada leh oo iyagu sadaqada ugu badan siiya dadka soo galootiga ah oo u badan Itoobiyaan, Suuriyaan iyo Yemeni, mayarka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172437,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172436","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Maayarka Hargaysa oo diiday in sadaqo lasiiyo dadka ajnabiga ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Maayarka Hargaysa oo diiday in sadaqo lasiiyo dadka ajnabiga ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maayarka caasimada Somaliland ee Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa ganacsatada ku amray in lacagaha sadaqada ah ay ka joojiyaan dadka ajaaniibta ah. Mooge ayaa sheegay in waraaqo amar ah uu u gayn doono ganacsatada bakhaarada leh oo iyagu sadaqada ugu badan siiya dadka soo galootiga ah oo u badan Itoobiyaan, Suuriyaan iyo Yemeni, mayarka ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-22T18:13:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022822637967498760502304.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/\",\"name\":\"DAAWO:-Maayarka Hargaysa oo diiday in sadaqo lasiiyo dadka ajnabiga ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022822637967498760502304.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-22T18:13:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022822637967498760502304.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022822637967498760502304.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Maayarka Hargaysa oo diiday in sadaqo lasiiyo dadka ajnabiga ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Maayarka Hargaysa oo diiday in sadaqo lasiiyo dadka ajnabiga ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Maayarka Hargaysa oo diiday in sadaqo lasiiyo dadka ajnabiga ah - Wardoon","og_description":"Maayarka caasimada Somaliland ee Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa ganacsatada ku amray in lacagaha sadaqada ah ay ka joojiyaan dadka ajaaniibta ah. Mooge ayaa sheegay in waraaqo amar ah uu u gayn doono ganacsatada bakhaarada leh oo iyagu sadaqada ugu badan siiya dadka soo galootiga ah oo u badan Itoobiyaan, Suuriyaan iyo Yemeni, mayarka ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-22T18:13:45+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022822637967498760502304.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/","name":"DAAWO:-Maayarka Hargaysa oo diiday in sadaqo lasiiyo dadka ajnabiga ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022822637967498760502304.jpeg","datePublished":"2022-08-22T18:13:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022822637967498760502304.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022822637967498760502304.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maayarka-hargaysa-oo-diiday-in-sadaqo-lasiiyo-dadka-ajnabiga-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Maayarka Hargaysa oo diiday in sadaqo lasiiyo dadka ajnabiga ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172436"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172436"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172438,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172436\/revisions\/172438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172437"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}