{"id":172501,"date":"2022-08-24T10:42:25","date_gmt":"2022-08-24T07:42:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172501"},"modified":"2022-08-24T10:42:25","modified_gmt":"2022-08-24T07:42:25","slug":"tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/","title":{"rendered":"TPLF oo sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay saaka weerar kusoo qaadeen"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172502\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022824637969020902734575.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022824637969020902734575.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022824637969020902734575-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Kooxda TPLF ee haatan gacanta ku haysa gobolka colaaduhu ragaadiyeen ee Tigray ayaa sheegtay in Ciidamada Militariga Itoobiya oo kaashanaya kuwa degaanka Axmaarada iyo maleeshiyaadka FANO ee degaanka Axmaarada ay saaka weerar kusoo qaadeen Koonfurta gobolka Tigray.<\/p>\n<p>Warkan oo saaka lagu baahiyay Warbaahinta ay maamusho kooxda TPLF, ayaa lagu sheegay in weerarku uu billowday maanta oo Arbaco ah, saacadu markay ahayd 5:00 subaxnimo wakhtiga maxalliga ah.<\/p>\n<p>Wali lama hayo ilo madax banaan oo xaqiijinaya dagaalka ay TPLF sheegtay inay Ciidamada Itoobiya ay maanta kusoo qaadeen degaannadeeda.<\/p>\n<p>Arrintani ayaa hadday xaqiiqowdo waxaa meesha ka bixi doona wada hadalladii aan lugaha ku taagnayn ee lafilayay inay dhex maraan dowladda Itoobiya iyo kooxda TPLF.<\/p>\n<p>Geesta kale Ciidamada Itoobiya ayaa dhinacooda War murtiyeed ay maalinimadii shalay ahayd soo saareen waxay digniin u direen dadka baraha bulshada wax ku qora, ee ka hadla arrimaha ciidanka, isla markaana faafiya wararka aan sal iyo raadtoona lahayn.<\/p>\n<p>Horey Kooxda TPLF waxay u sheegtay in Ciidamo badan oo kamid ah Ciidamada Itoobiya lagu soo daad gureeyey dhinaca xadka u dhaxeeya Tigray iyo Axmaarada, halka dowladda Itoobiya iyaduna ku eedeysay TPLF inay wado saan saan colaadeed.<\/p>\n<p>Kooxda TPLF weli faahfaahino kamaysan bixin dagaalka ay sheegtay saaka in Ciidamada Itoobiya ay kusoo qaadeen gobolka Tigray ee ay TPLF maamusho.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaan iyadu wali ka hadlin warkan saaka kasoo baxay TPLF ee ay tabiyeen Warbaahinta ay gacanta ku hayso Kooxda TPLF.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda TPLF ee haatan gacanta ku haysa gobolka colaaduhu ragaadiyeen ee Tigray ayaa sheegtay in Ciidamada Militariga Itoobiya oo kaashanaya kuwa degaanka Axmaarada iyo maleeshiyaadka FANO ee degaanka Axmaarada ay saaka weerar kusoo qaadeen Koonfurta gobolka Tigray. Warkan oo saaka lagu baahiyay Warbaahinta ay maamusho kooxda TPLF, ayaa lagu sheegay in weerarku uu billowday maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>TPLF oo sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay saaka weerar kusoo qaadeen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"TPLF oo sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay saaka weerar kusoo qaadeen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda TPLF ee haatan gacanta ku haysa gobolka colaaduhu ragaadiyeen ee Tigray ayaa sheegtay in Ciidamada Militariga Itoobiya oo kaashanaya kuwa degaanka Axmaarada iyo maleeshiyaadka FANO ee degaanka Axmaarada ay saaka weerar kusoo qaadeen Koonfurta gobolka Tigray. Warkan oo saaka lagu baahiyay Warbaahinta ay maamusho kooxda TPLF, ayaa lagu sheegay in weerarku uu billowday maanta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-24T07:42:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022824637969020902734575.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/\",\"name\":\"TPLF oo sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay saaka weerar kusoo qaadeen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022824637969020902734575.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-24T07:42:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022824637969020902734575.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022824637969020902734575.jpeg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"TPLF oo sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay saaka weerar kusoo qaadeen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"TPLF oo sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay saaka weerar kusoo qaadeen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"TPLF oo sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay saaka weerar kusoo qaadeen - Wardoon","og_description":"Kooxda TPLF ee haatan gacanta ku haysa gobolka colaaduhu ragaadiyeen ee Tigray ayaa sheegtay in Ciidamada Militariga Itoobiya oo kaashanaya kuwa degaanka Axmaarada iyo maleeshiyaadka FANO ee degaanka Axmaarada ay saaka weerar kusoo qaadeen Koonfurta gobolka Tigray. Warkan oo saaka lagu baahiyay Warbaahinta ay maamusho kooxda TPLF, ayaa lagu sheegay in weerarku uu billowday maanta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-24T07:42:25+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022824637969020902734575.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/","name":"TPLF oo sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay saaka weerar kusoo qaadeen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022824637969020902734575.jpeg","datePublished":"2022-08-24T07:42:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022824637969020902734575.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022824637969020902734575.jpeg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-in-ciidamada-itoobiya-ay-saaka-weerar-kusoo-qaadeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"TPLF oo sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay saaka weerar kusoo qaadeen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172501"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172503,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172501\/revisions\/172503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}