{"id":172606,"date":"2022-08-26T15:34:51","date_gmt":"2022-08-26T12:34:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172606"},"modified":"2022-08-26T15:35:52","modified_gmt":"2022-08-26T12:35:52","slug":"diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/","title":{"rendered":"Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya oo  duqeeyay caasimadda Tigray ee Mekele"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172607\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022826637970967547832466.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"321\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022826637970967547832466.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/2022826637970967547832466-300x146.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ayaa maanta duqaymo ka fuliyay magaalada Mekelle ee xarunta gobalka Tigray, sida uu baahiyay Telefishinka Tigray ee ku hadla afka Kooxda TPLF.<\/p>\n<p>Duqeyntan ayay kooxda TPLF sheegeen in loogaystay goobo ay ku sugnaayeen dad shacab ah, iyagoo sidoo kale sheegaya in duqeyntani ay ka dhasheen khasaare Naf iyo maalba isugu jirta.<\/p>\n<p>Ma jiraan ilo madax banaan oo xaqiijinaya warkan ay baahisay kooxda TPLF.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya wali kamaysan hadlin warkan kasoo baxay kooxda TPLF,balse war ay goordhawayd baahiyeen Telefishinada ku hadla afka dowladda ayaa lagu sheegay in dowladda Itoobiya ay kooxda TPLF ka qaadi doonto tallaabada ku haboon.<\/p>\n<p>Dagaalka u dhaxeeya Itoobiya iyo TPLF oo billowday Arbacadii lasoo dhaafay ayaa maanta galay maalintiisii saddexaad, iyadoo dagaalkuna uu kusii fidiyo haatan qaybo kamid ah degaanka Canfarta oo deris ay yihiin gobolka Tigray.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa dhankeeda waxay sheegaysaa in dagaalka markan uu ka wayn yahay kii hore, iyadoo Ciidamada Itoobiya ay sheegayaan inay ka gortagayaan wax kasta oo khalkhal galinaya amniga iyo xasiloonida ka jirta dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ayaa maanta duqaymo ka fuliyay magaalada Mekelle ee xarunta gobalka Tigray, sida uu baahiyay Telefishinka Tigray ee ku hadla afka Kooxda TPLF. Duqeyntan ayay kooxda TPLF sheegeen in loogaystay goobo ay ku sugnaayeen dad shacab ah, iyagoo sidoo kale sheegaya in duqeyntani ay ka dhasheen khasaare Naf iyo maalba isugu jirta. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172609,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172606","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya oo duqeeyay caasimadda Tigray ee Mekele - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya oo duqeeyay caasimadda Tigray ee Mekele - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ayaa maanta duqaymo ka fuliyay magaalada Mekelle ee xarunta gobalka Tigray, sida uu baahiyay Telefishinka Tigray ee ku hadla afka Kooxda TPLF. Duqeyntan ayay kooxda TPLF sheegeen in loogaystay goobo ay ku sugnaayeen dad shacab ah, iyagoo sidoo kale sheegaya in duqeyntani ay ka dhasheen khasaare Naf iyo maalba isugu jirta. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-26T12:34:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-08-26T12:35:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ethiopia-Milatery.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"781\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"431\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/\",\"name\":\"Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya oo duqeeyay caasimadda Tigray ee Mekele - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ethiopia-Milatery.webp\",\"datePublished\":\"2022-08-26T12:34:51+00:00\",\"dateModified\":\"2022-08-26T12:35:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ethiopia-Milatery.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ethiopia-Milatery.webp\",\"width\":781,\"height\":431},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya oo duqeeyay caasimadda Tigray ee Mekele\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya oo duqeeyay caasimadda Tigray ee Mekele - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya oo duqeeyay caasimadda Tigray ee Mekele - Wardoon","og_description":"Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ayaa maanta duqaymo ka fuliyay magaalada Mekelle ee xarunta gobalka Tigray, sida uu baahiyay Telefishinka Tigray ee ku hadla afka Kooxda TPLF. Duqeyntan ayay kooxda TPLF sheegeen in loogaystay goobo ay ku sugnaayeen dad shacab ah, iyagoo sidoo kale sheegaya in duqeyntani ay ka dhasheen khasaare Naf iyo maalba isugu jirta. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-26T12:34:51+00:00","article_modified_time":"2022-08-26T12:35:52+00:00","og_image":[{"width":781,"height":431,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ethiopia-Milatery.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/","name":"Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya oo duqeeyay caasimadda Tigray ee Mekele - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ethiopia-Milatery.webp","datePublished":"2022-08-26T12:34:51+00:00","dateModified":"2022-08-26T12:35:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ethiopia-Milatery.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Ethiopia-Milatery.webp","width":781,"height":431},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradaha-dagaalka-ee-itoobiya-oo-duqeeyay-caasimadda-tigray-ee-mekele\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya oo duqeeyay caasimadda Tigray ee Mekele"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172606"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172606"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172610,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172606\/revisions\/172610"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172609"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}