{"id":172684,"date":"2022-08-29T15:10:46","date_gmt":"2022-08-29T12:10:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172684"},"modified":"2022-08-29T15:11:38","modified_gmt":"2022-08-29T12:11:38","slug":"tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/","title":{"rendered":"Tigrayga oo qabsaday magaalo muhiim"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-172686\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-scaled.jpeg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1706\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-scaled.jpeg 2560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-768x512.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-1536x1024.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-2048x1365.jpeg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-696x464.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s2\">Dagaalka ka socda waqooyiga dalka Itoobiya ayaa sii xoogeystay kadib markii uu dib u qarxay Arbacadii, waxaana guuldarrooyin culus la gaarsiiyey ciidamada dowladda federaalka Abiy Ahmed.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s2\">Ciidamada Tigray ee loo yaqaan TDF ayaa laba maalmood gudahood ku qabsaday magaaladii saddexaad, ayaga oo kusii siqaya gudaha gobolka Amxaarada oo ay ka dagaalamaan maleeshiyo taageersan dowladda iyo ciidamada dowladda oo iskaashanaya.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s2\">Maalin kadib markii ay qabsadeen magaalada Kobo, Tigrayga ayaa sidoo kale xalay qabsaday magaalooyinka Robit iyo Woldia. Saddexda magaalaba waxay ka tirsan yihiin gobolka Amxaarada.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s2\">Magaalada Robit, ma ahan magaalo muhiim ah, oo waa magaalo yar oo u dhaxeysa Kobo iyo Woldia, hase yeeshee Abiy Ahmed ayaa waxaa walaacin doona qabsashada magaalada muhiimka ah ee Woldia, oo hadda u gacan gashay Tigray-ga.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s2\">Kobo iyo Woldia waxay isku jiraan 50km, taasi oo ka dhigan in laba maalmood gudahood ay Tigrayga soo jareen dhul baaxad weyn.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s2\">Fallanqeeyayaasha arrimaha militariga ayaa ka yaaban sida fudud ee ciidanka dowladda federaalka Itoobiya cagta loo marinayo.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s2\">Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa ku sugan dalka Algeria, waxaana wararka qaar ay sheegayaan inuu kaalmo militari weydiisan doono dowladda dalkaas. Algeria waa dalka labaad ugu militari awoodda badan Afrika.<\/span><span class=\"s2\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s2\">Tiro dad oo aan si rasmi ah loo ogeyn ayaa ku dhintay dagaalka gobolka Tigray tan iyo markii uu billowday bishii November ee 2020.\u00a0\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s2\">Xabad-joojin la gaaray bishii March ayaa hakisay dhiiggii qubanayey, taasi oo ogolaatay in si tartiib ah gargaar loo gaarsiiyo gobolka oo QM ay sheegtay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan macluul.\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s2\">Tan iyo dhammaankii June, dowladda Abiy iyo mucaaradka ayaa dhowr mar sheegay inay doonayaan inay galaan wadahadallo nabadeed balse waxay isku raaci waayeen qodobada wadahadalladaas.\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s2\">Arbacadiina, dagaal cusub ayaa ka qarxay koonfurta bari ee xuduudda gobolka Tigray, meel u dhow gobollada Amhara iyo Cafar, ayada oo labada dhinacna uu midba midka kale ku eedeeyey inuu riday xabadda koowaad.<\/span><span class=\"s2\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalka ka socda waqooyiga dalka Itoobiya ayaa sii xoogeystay kadib markii uu dib u qarxay Arbacadii, waxaana guuldarrooyin culus la gaarsiiyey ciidamada dowladda federaalka Abiy Ahmed. Ciidamada Tigray ee loo yaqaan TDF ayaa laba maalmood gudahood ku qabsaday magaaladii saddexaad, ayaga oo kusii siqaya gudaha gobolka Amxaarada oo ay ka dagaalamaan maleeshiyo taageersan dowladda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172686,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172684","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tigrayga oo qabsaday magaalo muhiim - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tigrayga oo qabsaday magaalo muhiim - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaalka ka socda waqooyiga dalka Itoobiya ayaa sii xoogeystay kadib markii uu dib u qarxay Arbacadii, waxaana guuldarrooyin culus la gaarsiiyey ciidamada dowladda federaalka Abiy Ahmed. Ciidamada Tigray ee loo yaqaan TDF ayaa laba maalmood gudahood ku qabsaday magaaladii saddexaad, ayaga oo kusii siqaya gudaha gobolka Amxaarada oo ay ka dagaalamaan maleeshiyo taageersan dowladda iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-29T12:10:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-08-29T12:11:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-scaled.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1706\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/\",\"name\":\"Tigrayga oo qabsaday magaalo muhiim - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-scaled.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-08-29T12:10:46+00:00\",\"dateModified\":\"2022-08-29T12:11:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-scaled.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-scaled.jpeg\",\"width\":2560,\"height\":1706,\"caption\":\"\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tigrayga oo qabsaday magaalo muhiim\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tigrayga oo qabsaday magaalo muhiim - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tigrayga oo qabsaday magaalo muhiim - Wardoon","og_description":"Dagaalka ka socda waqooyiga dalka Itoobiya ayaa sii xoogeystay kadib markii uu dib u qarxay Arbacadii, waxaana guuldarrooyin culus la gaarsiiyey ciidamada dowladda federaalka Abiy Ahmed. Ciidamada Tigray ee loo yaqaan TDF ayaa laba maalmood gudahood ku qabsaday magaaladii saddexaad, ayaga oo kusii siqaya gudaha gobolka Amxaarada oo ay ka dagaalamaan maleeshiyo taageersan dowladda iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-08-29T12:10:46+00:00","article_modified_time":"2022-08-29T12:11:38+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1706,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-scaled.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/","name":"Tigrayga oo qabsaday magaalo muhiim - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-scaled.jpeg","datePublished":"2022-08-29T12:10:46+00:00","dateModified":"2022-08-29T12:11:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-scaled.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/GettyImages-1233762635-scaled.jpeg","width":2560,"height":1706,"caption":""},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigrayga-oo-qabsaday-magaalo-muhiim\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tigrayga oo qabsaday magaalo muhiim"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172684"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172684"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172684\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172687,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172684\/revisions\/172687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172684"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172684"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172684"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}