{"id":172832,"date":"2022-09-02T19:45:25","date_gmt":"2022-09-02T16:45:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172832"},"modified":"2022-09-02T19:45:25","modified_gmt":"2022-09-02T16:45:25","slug":"akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/","title":{"rendered":"Akhriso sida dowlada fedralka ugu qaybiso deeqda waxbarashada"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay sida ay u qeybisay deeq waxbarasho Soomaaliya ay ka heshay dalka Masar, taasoo isugu jirta waxbarashada sare ee heer koowaad iyo heerka labaad.<\/p>\n<p>Qoraal ku taariikhaysanaa bishii june dhammaadeedkii ayaa dowlad goboleedyada lagu wargaliyay inay soo gudbiyaan ardayda buuxisay sharuudaha deeqda waxbarashada, ugu dambayn 20-kii bishii 7-aad ee tagtay.<\/p>\n<p>Gobolka Banaadir ayaa ah gobolka ugu badan ee wasaaraddu siisay deeqda waxbarashada, wuxuuna ka helay 40 arday, halka dowlad goboleedyada iyo Somaliland ay heleen mid 25 arday oo deeq waxbarasho ah.<\/p>\n<p>Qeybsiga deeqaha waxbarasho waa mid kamid ah arrimaha ay aadka isugu khilaafaan dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada. Inkastoo marar badan laga gaaray heshiisyo arrintan, haddana dowladda dhexe ayaa lagu eedeeyaa inaysan si caddaalad ah u qeybin fursadaha waxbarasho ee dibadda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172833\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202292637977043138194676.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"850\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202292637977043138194676.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202292637977043138194676-233x300.jpeg 233w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202292637977043138194676-326x420.jpeg 326w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay sida ay u qeybisay deeq waxbarasho Soomaaliya ay ka heshay dalka Masar, taasoo isugu jirta waxbarashada sare ee heer koowaad iyo heerka labaad. Qoraal ku taariikhaysanaa bishii june dhammaadeedkii ayaa dowlad goboleedyada lagu wargaliyay inay soo gudbiyaan ardayda buuxisay sharuudaha deeqda waxbarashada, ugu dambayn 20-kii bishii 7-aad ee tagtay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172833,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172832","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso sida dowlada fedralka ugu qaybiso deeqda waxbarashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso sida dowlada fedralka ugu qaybiso deeqda waxbarashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay sida ay u qeybisay deeq waxbarasho Soomaaliya ay ka heshay dalka Masar, taasoo isugu jirta waxbarashada sare ee heer koowaad iyo heerka labaad. Qoraal ku taariikhaysanaa bishii june dhammaadeedkii ayaa dowlad goboleedyada lagu wargaliyay inay soo gudbiyaan ardayda buuxisay sharuudaha deeqda waxbarashada, ugu dambayn 20-kii bishii 7-aad ee tagtay. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-02T16:45:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202292637977043138194676.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"850\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/\",\"name\":\"Akhriso sida dowlada fedralka ugu qaybiso deeqda waxbarashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202292637977043138194676.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-02T16:45:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202292637977043138194676.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202292637977043138194676.jpeg\",\"width\":660,\"height\":850},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso sida dowlada fedralka ugu qaybiso deeqda waxbarashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso sida dowlada fedralka ugu qaybiso deeqda waxbarashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso sida dowlada fedralka ugu qaybiso deeqda waxbarashada - Wardoon","og_description":"Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay sida ay u qeybisay deeq waxbarasho Soomaaliya ay ka heshay dalka Masar, taasoo isugu jirta waxbarashada sare ee heer koowaad iyo heerka labaad. Qoraal ku taariikhaysanaa bishii june dhammaadeedkii ayaa dowlad goboleedyada lagu wargaliyay inay soo gudbiyaan ardayda buuxisay sharuudaha deeqda waxbarashada, ugu dambayn 20-kii bishii 7-aad ee tagtay. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-02T16:45:25+00:00","og_image":[{"width":660,"height":850,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202292637977043138194676.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/","name":"Akhriso sida dowlada fedralka ugu qaybiso deeqda waxbarashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202292637977043138194676.jpeg","datePublished":"2022-09-02T16:45:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202292637977043138194676.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202292637977043138194676.jpeg","width":660,"height":850},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sida-dowlada-fedralka-ugu-qaybiso-deeqda-waxbarashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso sida dowlada fedralka ugu qaybiso deeqda waxbarashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172832"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172832"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172832\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172834,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172832\/revisions\/172834"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172833"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}