{"id":172855,"date":"2022-09-04T11:12:59","date_gmt":"2022-09-04T08:12:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172855"},"modified":"2022-09-04T11:12:59","modified_gmt":"2022-09-04T08:12:59","slug":"dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Abu Muscab oo cadow kutilmaamay dadkii lagu xasuuqay Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172857\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab.webp\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab.webp 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab-300x172.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab-696x399.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab-733x420.webp 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay weerarradii dadka badan ay ku laayeen ee ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ninkaan u hadlay Al-Shabaab ayaa ku dooday in qabiil gaar ah aysan beegsaneyn, balse ay baacsanayaan kooxo macawiisley ah oo dowladda Soomaaliya iyo saaxiibadeeda ay abaabulayaan, sida uu hadalka u dhigay<\/p>\n<p>Sidoo kale Abuu Muscab wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay mar kasta tijaabiso farsamo cusub oo ay kula dagaalameyso Al-Shabaab, isagoo qiray inay dagaal gelisay oo ku abaabushay macawiisley dadka deegaanka ah, sida uu yiri.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ognahay kuwa ka shaqeynaya kacdoonkaan, laakiin waa farsmo duug ah oo boqolaal jeer aad horay u soo tijaabiseen, kuna fashilanteen, anaguna duulaan kuma nihin qabaa\u2019il gaar ah,\u201d ayuu yiri Cabdicasiis Abuu Muscab oo Al-Shabaab u hadlay.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku sii daray, \u201cReer walba, juffa walba iyo qoys walba oo go\u2019aansada inuu hubka u qaato inuu nala dagaalamo, garabna u noqdo cadowgeena dalka iyo diinka ku soo duulay, xukunka Ilaahay ee Kitaabka ku qorani waa cadyahay.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Abuu Muscab ayaa sheegay inay ka war qabaan inuu socdo qorshe qabaa\u2019ilka loogu soo bandhigayo inay dagaal kala hor tagaan Al-Shabaab, \u201cWaxaan ognahay kuwa iska diiday qorshahaas iyo kuwa qaatay,\u201d ayuu yiri isagoo goodinaya.<\/p>\n<p>Sidoo kale ninkaan ayaa sheegay inay kooxdu la socoto siyaasiyiinta wada qorshaha qabaa\u2019ilka looga hor keenayo Al-Shabaab, \u201cWaxaan leenahay ka jooga,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii sarkaalkaan ka tirsan Al-Shabaab ayaa sheegay in Sabtidii maanta ay fuliyeen howlgallo aad u badan oo ka kala dhacay Joobiiyinka, Shabeellooyinka, Bay iyo Hiiraan.<\/p>\n<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa xalay degaan hoos taga Maxaas oo Hiiraan ka tirsan ku xasuuqday ugu yaraan 30 qof oo shacab ah, sidoo kale sideed gaari oo sahay siday ayey gubeen, waxayna ku andacoodeen inay macawiisley laayeen, gumaadkii xalay waxaa aad uga carooday dhamaan dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-172855-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/ShAbu-Muscab-7-Safar-1444H.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/ShAbu-Muscab-7-Safar-1444H.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/ShAbu-Muscab-7-Safar-1444H.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay weerarradii dadka badan ay ku laayeen ee ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Ninkaan u hadlay Al-Shabaab ayaa ku dooday in qabiil gaar ah aysan beegsaneyn, balse ay baacsanayaan kooxo macawiisley ah oo dowladda Soomaaliya iyo saaxiibadeeda ay abaabulayaan, sida uu hadalka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172857,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172855","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Abu Muscab oo cadow kutilmaamay dadkii lagu xasuuqay Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Abu Muscab oo cadow kutilmaamay dadkii lagu xasuuqay Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay weerarradii dadka badan ay ku laayeen ee ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Ninkaan u hadlay Al-Shabaab ayaa ku dooday in qabiil gaar ah aysan beegsaneyn, balse ay baacsanayaan kooxo macawiisley ah oo dowladda Soomaaliya iyo saaxiibadeeda ay abaabulayaan, sida uu hadalka u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-04T08:12:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Abu Muscab oo cadow kutilmaamay dadkii lagu xasuuqay Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab.webp\",\"datePublished\":\"2022-09-04T08:12:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab.webp\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Abu Muscab oo cadow kutilmaamay dadkii lagu xasuuqay Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Abu Muscab oo cadow kutilmaamay dadkii lagu xasuuqay Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Abu Muscab oo cadow kutilmaamay dadkii lagu xasuuqay Hiiraan - Wardoon","og_description":"Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay weerarradii dadka badan ay ku laayeen ee ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Ninkaan u hadlay Al-Shabaab ayaa ku dooday in qabiil gaar ah aysan beegsaneyn, balse ay baacsanayaan kooxo macawiisley ah oo dowladda Soomaaliya iyo saaxiibadeeda ay abaabulayaan, sida uu hadalka u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-04T08:12:59+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/","name":"DHAGAYSO:-Abu Muscab oo cadow kutilmaamay dadkii lagu xasuuqay Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab.webp","datePublished":"2022-09-04T08:12:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Abuu-Muscab.webp","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-abu-muscab-oo-cadow-kutilmaamay-dadkii-lagu-xasuuqay-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Abu Muscab oo cadow kutilmaamay dadkii lagu xasuuqay Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172855"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172855"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172858,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172855\/revisions\/172858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}