{"id":172905,"date":"2022-09-05T11:29:26","date_gmt":"2022-09-05T08:29:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172905"},"modified":"2022-09-05T11:29:26","modified_gmt":"2022-09-05T08:29:26","slug":"dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/","title":{"rendered":"Dagaal waqti dheer qaatay oo dhex maray Macawislay iyo Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172906\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"383\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo culus oo u dhaxeeyo ciidamada deegaanka ee loo yaqaano macawiisleey iyo kuwa Al-shabaab oo ka dhacay deegaanka Ceeleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<div align=\"justify\">Dagaalka ka dhacay deegaanka Ceeleey oo qiyaas ahaan Maxaas u jira ilaa 30KM ayaa lasoo warinayaa inuu ahaa mid faraha looga gubtay, kaasoo bilaawday Xalay Maqribkii soona gaaray ilaa subaxnimadii hore ee saakay.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-shabaab ay isku dayeen iney dad iyo xoolo ka wataan deegaanka, taasi oo keentay in dadka deegaanka ay dagaal kala hortagaan Al-shabaab, waxaana lasoo warinaya in dagaalkaasi uu sababay khasaare badan oo dhimasho iyo dhaawacba leh oo kala gaaray labada dhinac.<\/p>\n<p>Wararka madaxa banaan ayaa sheegay in khasaraaha dagaalka Xalay ee ilaa saakay soo gaaray ayaa sheegaya in ku dhawaad 15 qof ay ku dhimatay dagaalka oo labada dhinaca ah, islamarkaana in ka badan 20 ruux ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Dadka ku dhaawacmay dagaalka ka dhacay deegaanka Ceeleey ayaa la geeyay Isbitaalka guud ee degmada Maxaas oo isna xiligaan laga soo sheegayo in Isbitaalka ay ka jirto xaalad daawo la&#8217;aan ah maadama wadooyinka gala degmadaasi inta badan yihiin kuwa Al-shabaab ay galiyeen miinoyin.<\/p>\n<p>Dhinaca kale ciidamo uu hoggaaminaayo guddomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo isugu jira kuwa dowladda Soomaaliya iyo Macawiisleey ayaa dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyay kawada deegaanada u dhaxeeya magaalooyinka Baledweyne iyo Buulaburte.<\/p>\n<p>Guddoomiye Jeyte ayaa dhawaan wacad ku maray in Al-shabaab ay ciidankiisa ugu tagi doonaan deegaanada ay kaga sugan yihiin gobolka si uu ugu aargudo dadkii shacabka ahaa ee dhawaan ku laayeen Al-shabaab deegaanka Afar irdood ee gobolka Hiiraan.<\/p><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo culus oo u dhaxeeyo ciidamada deegaanka ee loo yaqaano macawiisleey iyo kuwa Al-shabaab oo ka dhacay deegaanka Ceeleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ka dhacay deegaanka Ceeleey oo qiyaas ahaan Maxaas u jira ilaa 30KM ayaa lasoo warinayaa inuu ahaa mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172906,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal waqti dheer qaatay oo dhex maray Macawislay iyo Alshabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal waqti dheer qaatay oo dhex maray Macawislay iyo Alshabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo culus oo u dhaxeeyo ciidamada deegaanka ee loo yaqaano macawiisleey iyo kuwa Al-shabaab oo ka dhacay deegaanka Ceeleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ka dhacay deegaanka Ceeleey oo qiyaas ahaan Maxaas u jira ilaa 30KM ayaa lasoo warinayaa inuu ahaa mid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-05T08:29:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"383\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/\",\"name\":\"Dagaal waqti dheer qaatay oo dhex maray Macawislay iyo Alshabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-05T08:29:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg\",\"width\":660,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal waqti dheer qaatay oo dhex maray Macawislay iyo Alshabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal waqti dheer qaatay oo dhex maray Macawislay iyo Alshabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal waqti dheer qaatay oo dhex maray Macawislay iyo Alshabaab - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo culus oo u dhaxeeyo ciidamada deegaanka ee loo yaqaano macawiisleey iyo kuwa Al-shabaab oo ka dhacay deegaanka Ceeleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ka dhacay deegaanka Ceeleey oo qiyaas ahaan Maxaas u jira ilaa 30KM ayaa lasoo warinayaa inuu ahaa mid [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-05T08:29:26+00:00","og_image":[{"width":660,"height":383,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/","name":"Dagaal waqti dheer qaatay oo dhex maray Macawislay iyo Alshabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg","datePublished":"2022-09-05T08:29:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg","width":660,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-waqti-dheer-qaatay-oo-dhex-maray-macawislay-iyo-alshabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal waqti dheer qaatay oo dhex maray Macawislay iyo Alshabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172905"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172907,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172905\/revisions\/172907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}