{"id":172921,"date":"2022-09-05T17:51:53","date_gmt":"2022-09-05T14:51:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172921"},"modified":"2022-09-05T17:51:53","modified_gmt":"2022-09-05T14:51:53","slug":"william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/","title":{"rendered":"William Ruto oo loo xukumay inuu noqdo madaxwaynaha Kenya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172922\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979597082567330.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"379\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979597082567330.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979597082567330-300x172.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa ayidday doorashadii William Ruto ee madaxweynaha shanaad ee dalkaas, taasi oo soo geba-gebeysay isku day uu musharaxii laga guuleystay Raila Odinga ku doonayey inuu meesha kaga saaro.\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dhammaan garsoorayaasha Maxkamadda, oo ay hoggaamineysay guddoomiyaha Maxkamadda Sare Martha Koome, ayaa isku raacay in la tuuro codsiga isbahaysiga Azimio la Umoja ee Odinga, oo ku dooday in ku dhowaaqista Ruto ee madaxweynaha Kenya ay tahay mid aan waxba ka jirin.\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Odinga ayaa codsiga ugu gudbiyey Maxkamadda Sare bishii tagtay, isaga oo ku dooday inuu hayo \u201ccaddeymo ku filan\u201d oo uu ku muujiyo inuu dhab ahaan isaga ku guuleystay doorashada.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Garsooreyaasha Maxkamadda ayaa labadii toddobaad ee tegay ku bixiyey inay baaraan baakado ay ku jiraan dukumentiyo la sheegay inay yihiin caddeymo, si ay u helaan caddeymo ku filan oo ay ku nasakhi karaan natiijada doorashada.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Baaritaan dheer kadib, Maxkamadda Sare ayaa diiday dhammaan sagaalkii ashtako ee saldhigga u ahaa loolanka laga keenay natiijadii doorashada ee guusha ku siisay Ruto dhibco kayar boqolkiiba laba.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Kooxda Odinga ayaa ku dooday in dad computer jabsada ay jabsadeen akoonada IEBC kadibna ay geliyeen natiijooyin horey loo diyaariyey, balse taas waxaa diiday Maxkamadda Sare.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Hase yeeshee, guddoomiyaha Maxkamadda Sare Martha Koome ayaa sheegtay in teknoolajiyadda ay adeegsadeen guddiga madaxa-banaan ee doorashada ee IEBC ay kasoo baxeen heerkii \u201cSharaf, xaqiijin, amni iyo daah-furnaan\u201d ee looga baahnaa.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxay intaas ku dartay inaysan helin wax caddeymo ah oo muujinaya inay doorashada ka dhaceen khaladaad beddeli karay natiijada.\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cKhaladaadku uma baaxad weyneyn heer ay saameyn ku yeeshaan natiijada kama dambeysta ah ee doorashada madaxweynaha,\u201d ayey tiri guddoomiye Koome.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cKani waa go\u2019aan loo wada dhan yahay. Dhammaan codsiyadii waa lagu gacan sayray, sidaas darteed, waxaan halkan uga dhowaaqeynaa in Ruto uu yahay madaxweynaha la doortay,\u201d ayey tiri guddoomiyaha Maxkamadda Sare Martha Koome.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Ruto oo 55 jir ah, islamarkaana ah madaxweyne ku-xigeenka Kenya ee iminka, ayaa lagu wadaa inuu xilka madaxweynaha la wareego 13-ka September.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Ruto iyo Odinga ayaa labaduba horey u ballanqaaday inay aqbali doonaan xukunka Maxkamadda Sare.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa ayidday doorashadii William Ruto ee madaxweynaha shanaad ee dalkaas, taasi oo soo geba-gebeysay isku day uu musharaxii laga guuleystay Raila Odinga ku doonayey inuu meesha kaga saaro.\u00a0 Dhammaan garsoorayaasha Maxkamadda, oo ay hoggaamineysay guddoomiyaha Maxkamadda Sare Martha Koome, ayaa isku raacay in la tuuro codsiga isbahaysiga Azimio la Umoja ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172923,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172921","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>William Ruto oo loo xukumay inuu noqdo madaxwaynaha Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"William Ruto oo loo xukumay inuu noqdo madaxwaynaha Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa ayidday doorashadii William Ruto ee madaxweynaha shanaad ee dalkaas, taasi oo soo geba-gebeysay isku day uu musharaxii laga guuleystay Raila Odinga ku doonayey inuu meesha kaga saaro.\u00a0 Dhammaan garsoorayaasha Maxkamadda, oo ay hoggaamineysay guddoomiyaha Maxkamadda Sare Martha Koome, ayaa isku raacay in la tuuro codsiga isbahaysiga Azimio la Umoja ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-05T14:51:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2E6H3GG-scaled-e1660647243890-ptcg7eb7hwuhld1fdwxtrk5a9ljuijxdb0wl1xsyhk.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/\",\"name\":\"William Ruto oo loo xukumay inuu noqdo madaxwaynaha Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2E6H3GG-scaled-e1660647243890-ptcg7eb7hwuhld1fdwxtrk5a9ljuijxdb0wl1xsyhk.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-05T14:51:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2E6H3GG-scaled-e1660647243890-ptcg7eb7hwuhld1fdwxtrk5a9ljuijxdb0wl1xsyhk.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2E6H3GG-scaled-e1660647243890-ptcg7eb7hwuhld1fdwxtrk5a9ljuijxdb0wl1xsyhk.jpeg\",\"width\":2400,\"height\":1500},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"William Ruto oo loo xukumay inuu noqdo madaxwaynaha Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"William Ruto oo loo xukumay inuu noqdo madaxwaynaha Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"William Ruto oo loo xukumay inuu noqdo madaxwaynaha Kenya - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa ayidday doorashadii William Ruto ee madaxweynaha shanaad ee dalkaas, taasi oo soo geba-gebeysay isku day uu musharaxii laga guuleystay Raila Odinga ku doonayey inuu meesha kaga saaro.\u00a0 Dhammaan garsoorayaasha Maxkamadda, oo ay hoggaamineysay guddoomiyaha Maxkamadda Sare Martha Koome, ayaa isku raacay in la tuuro codsiga isbahaysiga Azimio la Umoja ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-05T14:51:53+00:00","og_image":[{"width":2400,"height":1500,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2E6H3GG-scaled-e1660647243890-ptcg7eb7hwuhld1fdwxtrk5a9ljuijxdb0wl1xsyhk.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/","name":"William Ruto oo loo xukumay inuu noqdo madaxwaynaha Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2E6H3GG-scaled-e1660647243890-ptcg7eb7hwuhld1fdwxtrk5a9ljuijxdb0wl1xsyhk.jpeg","datePublished":"2022-09-05T14:51:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2E6H3GG-scaled-e1660647243890-ptcg7eb7hwuhld1fdwxtrk5a9ljuijxdb0wl1xsyhk.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2E6H3GG-scaled-e1660647243890-ptcg7eb7hwuhld1fdwxtrk5a9ljuijxdb0wl1xsyhk.jpeg","width":2400,"height":1500},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/william-ruto-oo-loo-xukumay-inuu-noqdo-madaxwaynaha-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"William Ruto oo loo xukumay inuu noqdo madaxwaynaha Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172921"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172921"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172924,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172921\/revisions\/172924"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}