{"id":172972,"date":"2022-09-07T12:59:41","date_gmt":"2022-09-07T09:59:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172972"},"modified":"2022-09-07T13:00:33","modified_gmt":"2022-09-07T10:00:33","slug":"dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Dagaalo culus oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Maxaas"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172937\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png\" alt=\"\" width=\"1362\" height=\"846\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png 1362w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-300x186.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-1024x636.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-768x477.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-696x432.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-1068x663.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-676x420.png 676w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36-356x220.png 356w\" sizes=\"(max-width: 1362px) 100vw, 1362px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo xoogan oo Xalay markale ku dhexmaray deegaanka Ceeleey oo qiyaas ahaan degmada Maxaas u jirta ilaa 30KM dagaalamayaal ka tirsan ciidamada la baxay dib xureynta deegaanka iyo kuwa Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, kaasoo socday mudo dhowr saacadood oo xiriir ah waxaana dagaalka ka dhashay khasaaroyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay dagaalka Xalay ka dhacay deegaanka Ceeleey waxaa ku dhintay in ka badan 10 ruux oo isugu jira dhinacyada dirirta dhexmartay, iyadoo dhaawacyada dagaalkaasi ka dhashayna tiradooda intaasi ka badan tahay<\/p>\n<p>Dagaalka Xalay ka dhacay deegaanka Ceeleey iyo deegaanada ku dhadhaw\u00a0 ayaa lasoo wariyay iney ku gacan sareeyeen ciidamada deegaanka oo u suura gashay in ay la wareegaan deegaanadii lagu dagaalamay, islamarkaana dib usoo furteen dad iyo xoolo ay Al-shabaab ka xeysteen deegaanka Ceeleey laba maalin ka hor.<\/p>\n<p>Tan iyo markii Al-shabaab dadka shacabka ahaa ay ku laayeen deegaanka Afar irdood ee gobolka Hiiraan waxaa kordhay weerarada ciidamada deegaanka uga jawaabayaan falkii Al-shabaab dadka badan ku laayeen bilaawgii todobaadkan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FKulmiyeOffical%2Fvideos%2F1247035732725499%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FKulmiyeOffical%2Fvideos%2F397554699204188%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo xoogan oo Xalay markale ku dhexmaray deegaanka Ceeleey oo qiyaas ahaan degmada Maxaas u jirta ilaa 30KM dagaalamayaal ka tirsan ciidamada la baxay dib xureynta deegaanka iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, kaasoo socday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172937,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172972","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Dagaalo culus oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Maxaas - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Dagaalo culus oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Maxaas - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo xoogan oo Xalay markale ku dhexmaray deegaanka Ceeleey oo qiyaas ahaan degmada Maxaas u jirta ilaa 30KM dagaalamayaal ka tirsan ciidamada la baxay dib xureynta deegaanka iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, kaasoo socday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-07T09:59:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-07T10:00:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1362\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"846\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Dagaalo culus oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Maxaas - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png\",\"datePublished\":\"2022-09-07T09:59:41+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-07T10:00:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png\",\"width\":1362,\"height\":846},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Dagaalo culus oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Maxaas\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Dagaalo culus oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Maxaas - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Dagaalo culus oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Maxaas - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo xoogan oo Xalay markale ku dhexmaray deegaanka Ceeleey oo qiyaas ahaan degmada Maxaas u jirta ilaa 30KM dagaalamayaal ka tirsan ciidamada la baxay dib xureynta deegaanka iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, kaasoo socday [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-07T09:59:41+00:00","article_modified_time":"2022-09-07T10:00:33+00:00","og_image":[{"width":1362,"height":846,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/","name":"DHAGAYSO:-Dagaalo culus oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Maxaas - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png","datePublished":"2022-09-07T09:59:41+00:00","dateModified":"2022-09-07T10:00:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/Screenshot-2022-09-05-at-16.10.36.png","width":1362,"height":846},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dagaalo-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-hoostaga-degmada-maxaas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Dagaalo culus oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Maxaas"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172972"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172972"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172974,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172972\/revisions\/172974"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172937"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}