{"id":172978,"date":"2022-09-07T13:12:52","date_gmt":"2022-09-07T10:12:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172978"},"modified":"2022-09-07T13:12:52","modified_gmt":"2022-09-07T10:12:52","slug":"daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Al-Shabaab waxay billowday dagaal isir naceyb ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172906\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"383\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Shire Falagle ayaa ka warbixiyey dagaallada culus ee ka socda deegaannada maamulkaasi ee uu dhexeeyo Al-Shabaab iyo sidoo kale dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Wasiir Falagle ayaa shaaca ka qaaday in gulufka kooxda Al-Shababa uu hadda ka duwan sidii hore, isla-markaana ay billowday dagaal isir naceyb ah oo ay ku heyso dadka degan deegaannada Galmudug iyo HirShabelle, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Galmudug iyo HirShabelle ay Al-Shabaab ka sameeyeen wax aan horey loo arag ayna gubeen xoolihii iyo guryihii dadka.<\/p>\n<p>\u201cDadka deegaanka deggan ee nimankaas magacaas wataahi waxay hadda adeegsadeen inay isir la dagaalan, dadku meel ay joogaanbo qoryihii ayey qaateen. Gulufka hadda jiraahi mid horey loo arkay ma\u2019aha sababtoo ah wax aan horey loo arag ayey deegaannadaan ka sameeyeen\u201d ayuu yiri wasiirka warfaafinta dowla goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dadka ku dhaqan deegaannada maamullada Galmudug ay ula dagaalamayaan hayb ahaan, si loo baabi\u2019iyo.<\/p>\n<p>\u201cDagaalku haddii uu ahaan jiray Al-Shabaab iyo dowladda hadda sidaas ma\u2019ahan waxaa haatan Al-Shabaab ay ka shaqeeyeen inay dadka degan Galmudug ay ula dagaalaan hayb qabiil oo dadka xoolahoodii iyo guryahoodii lagu gubay,\u201d ayuu markale yiri wasiir Falagle.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wasiirka warfaafinta maamulka Galmudug ayaa hoosta ka xariiqay in ka maamul ahaan ay garab taagan yihiin shacabka, si looga hortego duulaanka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa ku soo aadayo, iyadoo dagaallo culus oo u dhexeeyo Al-Shabaab qabiillada gaar ee degga gobollada Galgaduud iyo Hiiraan uu ka socdo gobolladaasi, kaas oo saameyn ku yeeshay deegaanno uyo degmooyin ka kala tirsan maamullada Galmudug &amp; HirShabelle.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1292375078177530%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Shire Falagle ayaa ka warbixiyey dagaallada culus ee ka socda deegaannada maamulkaasi ee uu dhexeeyo Al-Shabaab iyo sidoo kale dadka deegaanka. Wasiir Falagle ayaa shaaca ka qaaday in gulufka kooxda Al-Shababa uu hadda ka duwan sidii hore, isla-markaana ay billowday dagaal isir naceyb ah oo ay ku heyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172906,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172978","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Al-Shabaab waxay billowday dagaal isir naceyb ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Al-Shabaab waxay billowday dagaal isir naceyb ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Shire Falagle ayaa ka warbixiyey dagaallada culus ee ka socda deegaannada maamulkaasi ee uu dhexeeyo Al-Shabaab iyo sidoo kale dadka deegaanka. Wasiir Falagle ayaa shaaca ka qaaday in gulufka kooxda Al-Shababa uu hadda ka duwan sidii hore, isla-markaana ay billowday dagaal isir naceyb ah oo ay ku heyso [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-07T10:12:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"383\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/\",\"name\":\"DAAWO:-Al-Shabaab waxay billowday dagaal isir naceyb ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-07T10:12:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg\",\"width\":660,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Al-Shabaab waxay billowday dagaal isir naceyb ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Al-Shabaab waxay billowday dagaal isir naceyb ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Al-Shabaab waxay billowday dagaal isir naceyb ah - Wardoon","og_description":"Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Shire Falagle ayaa ka warbixiyey dagaallada culus ee ka socda deegaannada maamulkaasi ee uu dhexeeyo Al-Shabaab iyo sidoo kale dadka deegaanka. Wasiir Falagle ayaa shaaca ka qaaday in gulufka kooxda Al-Shababa uu hadda ka duwan sidii hore, isla-markaana ay billowday dagaal isir naceyb ah oo ay ku heyso [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-07T10:12:52+00:00","og_image":[{"width":660,"height":383,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/","name":"DAAWO:-Al-Shabaab waxay billowday dagaal isir naceyb ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg","datePublished":"2022-09-07T10:12:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202295637979455952183138.jpeg","width":660,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-shabaab-waxay-billowday-dagaal-isir-naceyb-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Al-Shabaab waxay billowday dagaal isir naceyb ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172978"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172978"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172978\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172980,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172978\/revisions\/172980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172978"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172978"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172978"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}