{"id":172984,"date":"2022-09-07T19:35:09","date_gmt":"2022-09-07T16:35:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=172984"},"modified":"2022-09-07T19:35:09","modified_gmt":"2022-09-07T16:35:09","slug":"yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo loomagacaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-172985\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981354371263962.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"419\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981354371263962.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981354371263962-300x190.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) inuu mar labaad noqday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in madaxweynaha uu go\u2019aankan qaatay isaga oo tixraacaya soo-jeedinta wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cMadaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqo ee uu leeyahay Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale oo horey xilkan u soo qabtay, door wanaagsanna ka soo qaatay dib u dhiska caasimadda Muqdisho iyo guud ahaan horumarka Gobolka Banaadir,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay madaxtooyada.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay Guddoomiye Yuusuf Jimcaale in uu mudnaan siiyo qorshaha xasilinta iyo amniga caasimadda, dib u heshiisiinta, xoojinta wadashaqeynta laamaha ammaanka iyo bulshada Gobolka Baanaadir, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga, kuwaas oo dhammaantood hortabin u leh dowladda.\u201d<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xasan Sheekh ayaa u rajeeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, in Eebe uu u fududeeyo masuuliyaddan culus, isagoo ku adkeeyey dhammaan hay\u2019adaha dowladda ee ay shaqo wadaagta yihiin in ay si dhow ula shaqeeyaan Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cXeerkan Madaxweyne ee lagu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa dhaqan galay, maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay Arbaco, 7-da Sebteembar, 2022,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/span><\/p>\n<p>Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa horey usoo qabtay xilkan oo uu hayey intii u dhaxeysa 2-da November 2015 illaa 5-ta April 2017, waxaana sidoo kale xilligaas magacaabay madaxweyne Xasan Sheekh, muddo xieedkiisii koowaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) inuu mar labaad noqday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho.\u00a0 Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in madaxweynaha uu go\u2019aankan qaatay isaga oo tixraacaya soo-jeedinta wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta.\u00a0 \u201cMadaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":172985,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-172984","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo loomagacaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo loomagacaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) inuu mar labaad noqday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho.\u00a0 Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in madaxweynaha uu go\u2019aankan qaatay isaga oo tixraacaya soo-jeedinta wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta.\u00a0 \u201cMadaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-07T16:35:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981354371263962.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"419\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/\",\"name\":\"Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo loomagacaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981354371263962.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-07T16:35:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981354371263962.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981354371263962.jpeg\",\"width\":660,\"height\":419},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo loomagacaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo loomagacaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo loomagacaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) inuu mar labaad noqday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho.\u00a0 Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in madaxweynaha uu go\u2019aankan qaatay isaga oo tixraacaya soo-jeedinta wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta.\u00a0 \u201cMadaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-07T16:35:09+00:00","og_image":[{"width":660,"height":419,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981354371263962.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/","name":"Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo loomagacaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981354371263962.jpeg","datePublished":"2022-09-07T16:35:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981354371263962.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202297637981354371263962.jpeg","width":660,"height":419},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-xuseen-jimcaale-madaale-oo-loomagacaabay-guddoomiyaha-gobolka-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo loomagacaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172984"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=172984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":172986,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/172984\/revisions\/172986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/172985"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=172984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=172984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=172984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}