{"id":173072,"date":"2022-09-09T20:06:23","date_gmt":"2022-09-09T17:06:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173072"},"modified":"2022-09-09T20:21:15","modified_gmt":"2022-09-09T17:21:15","slug":"daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/","title":{"rendered":"DAAWO:- &#8220;Xildhibaan Xusul waa Al-shabaab cadeymo rasmi ah ayaan ka hayna&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173074\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202299637983078463536843.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"343\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202299637983078463536843.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202299637983078463536843-300x156.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa nasiib daro weyn ku tilmaamay in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya uu dhaliilo u jeediyo shacab Soomaaliyeed oo u istaagay la dagaalanka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Guddoomiye Jeyte ayaa Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ugu baaqay in si hoose ay u eegeen hadalka kasoo yeeray ee Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul, islamarkaana baaris sharciyadeed lagu sameeyo Xildhibaanka eedeynta u jeediyay ciidanka dib u xoreynta deegaanka ee loo yaqano macawiisleeyda.<\/p>\n<p>&#8220;Nin waxaan arkay wuxuu ka hadlay iyo wuxuu ku hadlay mid an garaneyn oo la yira hebalka Xusul oo ah argagixiso Al-shabaab ah, kana mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaliiyaya ciidanka Macawiisleey oo u hiilinaya Al-shabaab, taasina waa nasiib daro weyn in Xildhibaan uu waqtigaan eedeeyo shacab Soomaaliyeed oo iska celinaayo Al-shabaab, halku taageero uga muujin laha, waxaan leeyahay guddonka Golaha Shacabka hadalka ninka hoos haloo eego oo baaritaan halagu sameeyo, Madaxweynaha iyo Raysal wasaarahana ayaga iclaamiyay dagaalka Shabaab, ninkaso kale ayaana Golaha sharci dejinta dhex fadhiya oo Al-shabaab ah ee wax halaga qabto arintiisa&#8221; ayuu yiri guddoomiye Jeyte.<\/p>\n<p>Wuxuu intaasi ku daray guddoomiyaha Hiiraan in Xildhibaanka eedeynta u jeediyay ciidanka Macawiisleeyda deegaanka uu isaga matalo in Al-shabaab mudo 20 sano ku dhaw ay ka taliyaan, islamarkaana aysan dhicin in la arko isagoo hal mar xata dhaliil u jeedinaya Al-shabaab.<\/p>\n<p>Gabagabadii guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa si cad u sheegay in cid walba oo ka hortimaado kacdoonka uu sheegay in lagula dagaalamayo Al-shabaab ay u arkayaan mid loogu hiilinaayo Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaate hadalkaan kasoo yeeray guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa imaanaya, iyadoo Xildhibaan Xusul uu sheegay in ciidanka Macawiisleey ee dagaalada kula jira Al-shabaab loo baahan yahay in laga fiirsado taageerada loo muujinaayo, islamarkaana ay noqon karaan dhibaato horleh oo kusoo kordheysa dhibaatooyinka dalka ka jira.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Xildhibaan Xusul\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0rBnPqnLAuw\" width=\"914\" height=\"514\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F633858608101513%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173075\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306010752_2899724590330669_6325449849657709581_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"713\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306010752_2899724590330669_6325449849657709581_n.jpeg 713w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306010752_2899724590330669_6325449849657709581_n-223x300.jpeg 223w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306010752_2899724590330669_6325449849657709581_n-696x937.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306010752_2899724590330669_6325449849657709581_n-312x420.jpeg 312w\" sizes=\"(max-width: 713px) 100vw, 713px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173080\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306006460_2695129347284915_8585744665906791096_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"722\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306006460_2695129347284915_8585744665906791096_n.jpeg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306006460_2695129347284915_8585744665906791096_n-300x226.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306006460_2695129347284915_8585744665906791096_n-768x578.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306006460_2695129347284915_8585744665906791096_n-696x523.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306006460_2695129347284915_8585744665906791096_n-558x420.jpeg 558w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306006460_2695129347284915_8585744665906791096_n-80x60.jpeg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/306006460_2695129347284915_8585744665906791096_n-265x198.jpeg 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173081\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305577908_2695129790618204_1282255190330820024_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"946\" height=\"2048\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305577908_2695129790618204_1282255190330820024_n.jpeg 946w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305577908_2695129790618204_1282255190330820024_n-139x300.jpeg 139w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305577908_2695129790618204_1282255190330820024_n-473x1024.jpeg 473w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305577908_2695129790618204_1282255190330820024_n-768x1663.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305577908_2695129790618204_1282255190330820024_n-710x1536.jpeg 710w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305577908_2695129790618204_1282255190330820024_n-696x1507.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/305577908_2695129790618204_1282255190330820024_n-194x420.jpeg 194w\" sizes=\"(max-width: 946px) 100vw, 946px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173074\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202299637983078463536843.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"343\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202299637983078463536843.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/202299637983078463536843-300x156.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa nasiib daro weyn ku tilmaamay in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya uu dhaliilo u jeediyo shacab Soomaaliyeed oo u istaagay la dagaalanka Al-shabaab. Guddoomiye Jeyte ayaa Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ugu baaqay in si hoose ay u eegeen hadalka kasoo yeeray ee Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul, islamarkaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173076,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173072","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- &quot;Xildhibaan Xusul waa Al-shabaab cadeymo rasmi ah ayaan ka hayna&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- &quot;Xildhibaan Xusul waa Al-shabaab cadeymo rasmi ah ayaan ka hayna&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa nasiib daro weyn ku tilmaamay in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya uu dhaliilo u jeediyo shacab Soomaaliyeed oo u istaagay la dagaalanka Al-shabaab. Guddoomiye Jeyte ayaa Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ugu baaqay in si hoose ay u eegeen hadalka kasoo yeeray ee Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul, islamarkaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-09T17:06:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-09T17:21:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/\",\"name\":\"DAAWO:- \\\"Xildhibaan Xusul waa Al-shabaab cadeymo rasmi ah ayaan ka hayna\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-09T17:06:23+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-09T17:21:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download-1.jpeg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- &#8220;Xildhibaan Xusul waa Al-shabaab cadeymo rasmi ah ayaan ka hayna&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \"Xildhibaan Xusul waa Al-shabaab cadeymo rasmi ah ayaan ka hayna\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \"Xildhibaan Xusul waa Al-shabaab cadeymo rasmi ah ayaan ka hayna\" - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa nasiib daro weyn ku tilmaamay in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya uu dhaliilo u jeediyo shacab Soomaaliyeed oo u istaagay la dagaalanka Al-shabaab. Guddoomiye Jeyte ayaa Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ugu baaqay in si hoose ay u eegeen hadalka kasoo yeeray ee Xildhibaan Cabdirisaaq Xusul, islamarkaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-09T17:06:23+00:00","article_modified_time":"2022-09-09T17:21:15+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/","name":"DAAWO:- \"Xildhibaan Xusul waa Al-shabaab cadeymo rasmi ah ayaan ka hayna\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download-1.jpeg","datePublished":"2022-09-09T17:06:23+00:00","dateModified":"2022-09-09T17:21:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/download-1.jpeg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xusul-waa-al-shabaab-cadeymo-rasmi-ah-ayaan-ka-hayna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- &#8220;Xildhibaan Xusul waa Al-shabaab cadeymo rasmi ah ayaan ka hayna&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173072"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173072"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173083,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173072\/revisions\/173083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173076"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}