{"id":173248,"date":"2022-09-15T12:54:02","date_gmt":"2022-09-15T09:54:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173248"},"modified":"2022-09-15T12:54:02","modified_gmt":"2022-09-15T09:54:02","slug":"madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Ukrain oo dhaawacmay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173249\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"545\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432.webp 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432-300x204.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432-768x523.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432-218x150.webp 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432-696x474.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432-617x420.webp 617w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa galay shil baabuur, sida uu afhayeenkiisa shaaca ka qaaday.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Baabuur rakaab ah ayaa ku dhacay baabuurkii madaxeynaha iyo kii ilaalaadiisa oo ku sugnaa caasimadda Kyiv, Sergii Nykyforov ayaa hadal kooban sidaasi ku yiri.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">\u201cMadaxweynaha waxaa markiiba baaritaan ku sameeyay dhakhtarkiisa, waxa uuna caddeeyay in wax dhaawac oo halis ah uusan soo gaarin,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Sidoo kale waxaa oobta lagu daweeyay darawalkii waday Gaariga rakaabka ah ee ay isku dhaceen gaadiidka madaxtooyada, waxaana lagu qaaday Gaari Ambalaas ah.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Mr Nykyforov ayaa sheegay in dhammaan arrimaha la xiriira shilka gaadiidka ay baarayeen saraakiisha amniga. Faah faahin intaas dhaafsiisan ma uusan bixin.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Shilkan ayaa yimid \u00a0ka dib markii Madaxweyne Zelensky, oo 44 jir ah uu Arbacadii booqday magaalada dib loo qabsaday ee Izyum, oo Ruushka u ahayd xudunta muhiimka ee saadka ee waqooyi-bari Ukraine,.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Wuxuu u mahad celiyay ciidamadii ka qeyb qaatay weerar rogaal celis ah oo deg deg ah oo lagu qaaday \u201cciidamada Ruushka ee ku soo duulay \u201d, wuxuuna kormeeray munaasabad calanka lagu saarayay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Maalmihii la soo dhaafay, ciidamada Ukraine ayaa dib u qabsaday dhul badan oo horay looga qabsaday, taasoo ku qasabtay ciidamada Ruushka inay dib u gurtaan inkastoo ay sheegeen in dib u gurashada ay tahay xeelad dagaal.<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><em>BBC<\/em><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa galay shil baabuur, sida uu afhayeenkiisa shaaca ka qaaday. Baabuur rakaab ah ayaa ku dhacay baabuurkii madaxeynaha iyo kii ilaalaadiisa oo ku sugnaa caasimadda Kyiv, Sergii Nykyforov ayaa hadal kooban sidaasi ku yiri. \u201cMadaxweynaha waxaa markiiba baaritaan ku sameeyay dhakhtarkiisa, waxa uuna caddeeyay in wax dhaawac oo halis ah uusan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173249,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173248","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Ukrain oo dhaawacmay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Ukrain oo dhaawacmay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa galay shil baabuur, sida uu afhayeenkiisa shaaca ka qaaday. Baabuur rakaab ah ayaa ku dhacay baabuurkii madaxeynaha iyo kii ilaalaadiisa oo ku sugnaa caasimadda Kyiv, Sergii Nykyforov ayaa hadal kooban sidaasi ku yiri. \u201cMadaxweynaha waxaa markiiba baaritaan ku sameeyay dhakhtarkiisa, waxa uuna caddeeyay in wax dhaawac oo halis ah uusan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-15T09:54:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"545\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Ukrain oo dhaawacmay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432.webp\",\"datePublished\":\"2022-09-15T09:54:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432.webp\",\"width\":800,\"height\":545},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Ukrain oo dhaawacmay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Ukrain oo dhaawacmay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Ukrain oo dhaawacmay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa galay shil baabuur, sida uu afhayeenkiisa shaaca ka qaaday. Baabuur rakaab ah ayaa ku dhacay baabuurkii madaxeynaha iyo kii ilaalaadiisa oo ku sugnaa caasimadda Kyiv, Sergii Nykyforov ayaa hadal kooban sidaasi ku yiri. \u201cMadaxweynaha waxaa markiiba baaritaan ku sameeyay dhakhtarkiisa, waxa uuna caddeeyay in wax dhaawac oo halis ah uusan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-15T09:54:02+00:00","og_image":[{"width":800,"height":545,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/","name":"Madaxweynaha Ukrain oo dhaawacmay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432.webp","datePublished":"2022-09-15T09:54:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/GettyImages-1214181432.webp","width":800,"height":545},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynaha-ukrain-oo-dhaawacmay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Ukrain oo dhaawacmay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173248"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173248"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173248\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173250,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173248\/revisions\/173250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}