{"id":173417,"date":"2022-09-21T11:19:54","date_gmt":"2022-09-21T08:19:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173417"},"modified":"2022-09-21T11:19:54","modified_gmt":"2022-09-21T08:19:54","slug":"dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-47 qof oo Soomaali ah oo lagusoo oogay inay  xadeen $250 milyan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173418\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022921637993213342438269.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022921637993213342438269.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022921637993213342438269-300x184.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday eedeymo ka dhan ah 47 qof oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay lunsadeen $250 milyan oo loogu talagalay in quudin lagu siiyo carruur baahan intii lagu jiro cudurka Corona Virus.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay waaxda caddaalada Maraykanka ayaa lagu sheegay inay tahay wax isdaba marintii ugu weynayd ee ay shaaciyeen baarayaashu ilaa hadda. Eedeysanayaasha ayaa wajahaya eedeymo kala duwan.<\/p>\n<p>Dacwad oogayaasha ayaa sheegay, in ay eedeysanayaashu samaysteen shirkad aan faa&#8217;iido doonka ahayn oo qaabilsan quudinta carruurta oo fadhigeedu yahay Minnesota, si ay uga faa&#8217;iidaystaan barnaamijka nafaqaynta carruurta ee dawladda Marayanku bixiso, kaas oo loogu talagalay in lagu siiyo cunto carruurta qoysaska dakhligoodu hooseeyo.<\/p>\n<p>Barnaamijkan quudinta carruurta ayaa waxaa ballaariyay Congress-ka Maraykanka bilowgii masiibada Covid19, si loogu oggolaado ururo badan inay ka qaybqaataan.<\/p>\n<p>Waaxda Caddaaladdu waxay tilmaamtay inay eedeysanayaashu si khiyaano leh u sheegteen inay cunto siinayeen kumanaan caruur ah maalin kasta . Waxay kaloo waaxdu caddaaladu sheegtay in ay eedeysanayaashu soo gudbiyeen qaansheegyo been abuur ah iyo liisaska magacyo been abuur ah si ay u muujiyaan cidda la quudiyay.<\/p>\n<p>Sida xeer-ilaaliyeyaashu sheegeen, eedaysanayaashu waxay u isticmaaleen dhaqaalaha ka soo baxa qorshaha inay ku iibsadaan hanti ma-guurto ah oo ku taal Minnesota, Kenya iyo Turkey, baabuurta raaxada iyo dahabka.<\/p>\n<p>Dowladda Maraykanku waxay sheegtay in tiro aan la cayimin oo dad ah la xiray, laakiin eedaysanayaasha qaarkood ayaa la sheegay inaysan haatan joogin Mareykanka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/6756424.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday eedeymo ka dhan ah 47 qof oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay lunsadeen $250 milyan oo loogu talagalay in quudin lagu siiyo carruur baahan intii lagu jiro cudurka Corona Virus. Bayaan kasoo baxay waaxda caddaalada Maraykanka ayaa lagu sheegay inay tahay wax isdaba marintii ugu weynayd ee ay shaaciyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173418,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173417","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-47 qof oo Soomaali ah oo lagusoo oogay inay xadeen $250 milyan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-47 qof oo Soomaali ah oo lagusoo oogay inay xadeen $250 milyan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday eedeymo ka dhan ah 47 qof oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay lunsadeen $250 milyan oo loogu talagalay in quudin lagu siiyo carruur baahan intii lagu jiro cudurka Corona Virus. Bayaan kasoo baxay waaxda caddaalada Maraykanka ayaa lagu sheegay inay tahay wax isdaba marintii ugu weynayd ee ay shaaciyeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-21T08:19:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022921637993213342438269.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-47 qof oo Soomaali ah oo lagusoo oogay inay xadeen $250 milyan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022921637993213342438269.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-21T08:19:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022921637993213342438269.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022921637993213342438269.jpeg\",\"width\":660,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-47 qof oo Soomaali ah oo lagusoo oogay inay xadeen $250 milyan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-47 qof oo Soomaali ah oo lagusoo oogay inay xadeen $250 milyan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-47 qof oo Soomaali ah oo lagusoo oogay inay xadeen $250 milyan - Wardoon","og_description":"Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday eedeymo ka dhan ah 47 qof oo Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay lunsadeen $250 milyan oo loogu talagalay in quudin lagu siiyo carruur baahan intii lagu jiro cudurka Corona Virus. Bayaan kasoo baxay waaxda caddaalada Maraykanka ayaa lagu sheegay inay tahay wax isdaba marintii ugu weynayd ee ay shaaciyeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-21T08:19:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":405,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022921637993213342438269.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/","name":"DHAGAYSO:-47 qof oo Soomaali ah oo lagusoo oogay inay xadeen $250 milyan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022921637993213342438269.jpeg","datePublished":"2022-09-21T08:19:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022921637993213342438269.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022921637993213342438269.jpeg","width":660,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-47-qof-oo-soomaali-ah-oo-lagusoo-oogay-inay-xadeen-250-milyan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-47 qof oo Soomaali ah oo lagusoo oogay inay xadeen $250 milyan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173417"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173419,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173417\/revisions\/173419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}