{"id":173602,"date":"2022-10-02T12:32:44","date_gmt":"2022-10-02T09:32:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173602"},"modified":"2022-10-02T12:32:44","modified_gmt":"2022-10-02T09:32:44","slug":"israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/","title":{"rendered":"Israsaaseyn Khasaaro Dhalisay Oo Maanta Ka Dhacday Qardho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-173604\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Qardho2.jpeg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"311\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Qardho2.jpeg 540w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Qardho2-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/p>\n<p>Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Israsaaseyn kooban oo Maanta ka dhacday Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland, taasi oo u dhexeeysay Ciidanka ammaanka magaalada iyo rag hubeysan oo maleeshiyaad ahaa.<\/p>\n<p>Israsaaseynta ayaa ku bilaabatay, kadib markii ragga hubeysan ee maleeshiyaadka ahaa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Booliska Puntland ku leeyihiin magaalada Qardho, iyagoona doonayey inay soo furtaan maxaabiis ku xirneyd Saldhiga.<\/p>\n<p>Wararka la heleyo ayaa sheegaya in maleeshiyaadka ay diidan yihiin in maxaabiista xiran oo horey Maxkamadda Qardho xukun ugu riday in loo wareejiyo xabsiga dhexe magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>Hal Askari ayaa ku dhintay Israsaaseynta dhacday oo socotay daqiiqo kooban, waxaana haatan xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa qeybo kamid ah Qardho, dadka deegaanka ayaa soo weriyey in xiisada ay saameysay isku socodka Ganacsiga iyo dadka.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay Saraakiisha ammaanka Maamulka Puntland ee ku sugan Qardho oo ay uga hadlayaan shaqaaqada dhacday, dhowr jeer oo hore ayey sidaan oo kale Israsaaseyn u dhexmartay Ciidanka Punland iyo maleeshiyaad hubeysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Israsaaseyn kooban oo Maanta ka dhacday Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland, taasi oo u dhexeeysay Ciidanka ammaanka magaalada iyo rag hubeysan oo maleeshiyaad ahaa. Israsaaseynta ayaa ku bilaabatay, kadib markii ragga hubeysan ee maleeshiyaadka ahaa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Booliska Puntland ku leeyihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173604,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Israsaaseyn Khasaaro Dhalisay Oo Maanta Ka Dhacday Qardho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Israsaaseyn Khasaaro Dhalisay Oo Maanta Ka Dhacday Qardho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Israsaaseyn kooban oo Maanta ka dhacday Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland, taasi oo u dhexeeysay Ciidanka ammaanka magaalada iyo rag hubeysan oo maleeshiyaad ahaa. Israsaaseynta ayaa ku bilaabatay, kadib markii ragga hubeysan ee maleeshiyaadka ahaa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Booliska Puntland ku leeyihiin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-02T09:32:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Qardho2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"304\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/\",\"name\":\"Israsaaseyn Khasaaro Dhalisay Oo Maanta Ka Dhacday Qardho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Qardho2.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-02T09:32:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Qardho2.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Qardho2.jpeg\",\"width\":540,\"height\":304},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Israsaaseyn Khasaaro Dhalisay Oo Maanta Ka Dhacday Qardho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Israsaaseyn Khasaaro Dhalisay Oo Maanta Ka Dhacday Qardho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Israsaaseyn Khasaaro Dhalisay Oo Maanta Ka Dhacday Qardho - Wardoon","og_description":"Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Israsaaseyn kooban oo Maanta ka dhacday Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland, taasi oo u dhexeeysay Ciidanka ammaanka magaalada iyo rag hubeysan oo maleeshiyaad ahaa. Israsaaseynta ayaa ku bilaabatay, kadib markii ragga hubeysan ee maleeshiyaadka ahaa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Booliska Puntland ku leeyihiin [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-02T09:32:44+00:00","og_image":[{"width":540,"height":304,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Qardho2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/","name":"Israsaaseyn Khasaaro Dhalisay Oo Maanta Ka Dhacday Qardho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Qardho2.jpeg","datePublished":"2022-10-02T09:32:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Qardho2.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Qardho2.jpeg","width":540,"height":304},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israsaaseyn-khasaaro-dhalisay-oo-maanta-ka-dhacday-qardho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Israsaaseyn Khasaaro Dhalisay Oo Maanta Ka Dhacday Qardho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173602"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173602"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173605,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173602\/revisions\/173605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}