{"id":173750,"date":"2022-10-08T11:15:53","date_gmt":"2022-10-08T08:15:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173750"},"modified":"2022-10-08T11:15:53","modified_gmt":"2022-10-08T08:15:53","slug":"al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/","title":{"rendered":"&#8216;Al-Shabaab ka hor&#8217;Cali Dheere muxuu qaban jiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173751\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"935\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg-257x300.webp 257w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg-768x898.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg-696x813.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg-359x420.webp 359w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Magaciisu waa Cali Maxamuud Raage, oo aad loogu yaqaanno(Cali Dheere) waa afhayeenka ururka Al-Shabaab.Inkastoo xilliga uu dhashay aan si dhab ah loo ogeyn, haddana waxaa la tilmaamaa inuu ku dhashay agagaarka deegaanka Gal-hareeri oo u dhow magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud sida ay sheegeen khuburo aan la hadalnay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxaa dadka falanqeeya arrimaha Al-shabaab ay sheegaan in aanu ku badneyn tagista furimaha dagaalka maadama uu yahay afhayen qaabilsan \u00a0arrimo ay ka mid yihiin shaacinta weerarada iyo howgallada ay Shabaabku gaystaan,fariimaha ciiddaha iyo wixii la mid ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\"><b>&#8216;Al-Shabaab ka hor&#8217;<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Xog aan helnay ayaa sheegaysa inuu ka mid ahaa dhalinyaradii ururkii Al-itixaad ee Soomaaliya ka aas-aasmay wixii ka dambeyay markii ay dhacday dowladdii miltariga ahayd, ee Allaha u naxariistee uu madaxweynaha ka ahaa Maxamed Siyaad Barre.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Sida ay sheegeen khuburo kala duwan oo aan la hadalnay ururkii Al-itixaad oo xilligaasi uu dhaliyardiisii qayb ka ahaa Cali Dheere, ayaa dagaallo la galay ciidamo uu hoggaaminayay Allaha unaxariistee Jeneraal Maxamed Faarax Caydiid, kaas oo sanadkii 1991-dii, ka dhacay meel u dhow magaalada Kismaayo. Sidoo kale sanadkii 1992-dii dagaal u dhaxeeyay Al-itixaad iyo Jabhadii SSDF, oo ka dhacay Puntland ayuu door ku lahaa, halka 1996-diina uu ku jiray dagaal ururkaasi kula galay dowladda Itoobiya, deegaanno ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Al-itixaadkii markii lagu jabiyay dagaalladii waxaa inta badan raggii bud-dhigga u ahaa ay intooda badan ku soo laabteen magaalada Muqdisho,dadkaas ayuuna ka mid ahaa Cali Dheere sida uu BBC-da u sheegay aqoonyahan Maxamed Xaaji Ingiriis oo culuumta taariikhda ka barta jaamacadda oxford ee dalka Ingiriiska.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">\u201cItixaad raggii soo jabay waxaa la isku soo aruursaday Muqdisho,waxayna kala noqdeen ganacsato iyo macalimiin,isagoo ah ganacsade ayuu haddana ka mid ahaa macallimiintii hay\u2019addii Al-xarameyn\u201d,ayuu yiri aqoonyahan Ingiriis. Hay\u2019addas waxaa markii dambe xiray dwoladda Mareykanka xilligii ay dhaceen qaraxyadii lagu qaaday daarihii mataanaha ahaa 11-kii bishii September sanadkii 2001-dii.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Cali Dheere wuxuu ka mid ahaa dadkii qaybta weyn ka qaatay aas-aaskii Maxkamadihii Islaamiga ahaa ee xaruumaha ku lahaa degmooyinka ka tirsan gobolka Banaadir,kuwaas oo xilligaa qaban jiray howlo la xiriira kiisaska ka dhex dhaca bulshada.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Xogta ayaa sheeegaysa in xilligaasi Cali Dheere uu sidoo kale ka mid ahaa ganacsatadii suuqa daawada ee Bakaaraha isaga oo marka uu shaqdiisa suuqa ka rawaxo caadiyan tagi jiray Maxkamadaha si uu gacan uga gaysto howlaha Maxkamadda.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxaa la sheegaa sidoo kale in Masaajid ku yaalla xaafadda gubta ee magaalada Muqdisho uu ka aqrin jiray kitaabo ku saabsan siirada Rasuulka N.N.K.H.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Nin ina adeerkiis ah ayuuna caawin jiray oo gacan-yare u ahaa sanadihii 2004-tii ilaa 2006-dii.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">\u00a0Bilowgii Shabaab oo ahaa garab ka mid ahaa Maxkamadihii Islaamiga ayaa afheen u magacaabay waxaana la aaminsanyahay in waxyaabaha uu caanka ku noqday ay ka mid yihiin dhiiranaanta iyo shaacinta mar walba howgallada iyo weerarada Al-shabaab fuliyaan.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Wuxuu la hadlaa warbaahinta taageerta Al-shabaab,waana ninka sheega weerarda iyo qaraxyada ay Shabaabku gaystaan.Aqoonyahan Maxamed Xaaji Ingiriis ayaa sheegay in ninkaandhiirnaantiisa ay sabab u tahay ka soo qayb qaadashadii dagaalladii iyo ururadii Islaamiga aha aee dalka soo maray.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">&#8216;<b>Liiska argagixisada&#8217;<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Bishii Ogoosto ee sanadkii 2021-kii war-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Mareykanka, gaarahaanna xafiiska xoghayaha arrimaha dibadda ee dalkaasi ,ayaa rag uu ka mid yahay afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere ku daray liiska argagixisada.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">\u201cWaxaa la yaableh in muddo dheer oo uu ahaa afhayeenka Shabaab aan lagu darin liiska argagaxisada oo sanadkii 2021-kii lagu daray, \u201c ayuu yiri aqoonyahan Ingiriis.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">War-saxaafadeedkaas ayaa lagu cadeeyay in Cali Dheere iyo ragga kale \u00a0oo ka tirsan Al-shabaab ay qayb ka ahaayeen weeraro ururkoodu maleegay oo ka dhacay Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\"><b>Hadal uu dhawaan jeediyay<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Dhawaan mar uu hadal jeediyay waxaa uu ka hadlay dagaallada hadda socda ee ka dhanka ah ururkiisa, wuxuuna ku hanjabay in ay beegsan doonaan xaruumaha dowladda.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, oo hadalkaasi afhayeenka Shabaab ka falcelinayay ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo dadka shacabka ah ay diyaar yihiin in ay iska difaacaan Al-shabaab.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaciisu waa Cali Maxamuud Raage, oo aad loogu yaqaanno(Cali Dheere) waa afhayeenka ururka Al-Shabaab.Inkastoo xilliga uu dhashay aan si dhab ah loo ogeyn, haddana waxaa la tilmaamaa inuu ku dhashay agagaarka deegaanka Gal-hareeri oo u dhow magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud sida ay sheegeen khuburo aan la hadalnay. Waxaa dadka falanqeeya arrimaha Al-shabaab ay sheegaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173751,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173750","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>&#039;Al-Shabaab ka hor&#039;Cali Dheere muxuu qaban jiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"&#039;Al-Shabaab ka hor&#039;Cali Dheere muxuu qaban jiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaciisu waa Cali Maxamuud Raage, oo aad loogu yaqaanno(Cali Dheere) waa afhayeenka ururka Al-Shabaab.Inkastoo xilliga uu dhashay aan si dhab ah loo ogeyn, haddana waxaa la tilmaamaa inuu ku dhashay agagaarka deegaanka Gal-hareeri oo u dhow magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud sida ay sheegeen khuburo aan la hadalnay. Waxaa dadka falanqeeya arrimaha Al-shabaab ay sheegaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-08T08:15:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"935\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/\",\"name\":\"'Al-Shabaab ka hor'Cali Dheere muxuu qaban jiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2022-10-08T08:15:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp\",\"width\":800,\"height\":935},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"&#8216;Al-Shabaab ka hor&#8217;Cali Dheere muxuu qaban jiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"'Al-Shabaab ka hor'Cali Dheere muxuu qaban jiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"'Al-Shabaab ka hor'Cali Dheere muxuu qaban jiray - Wardoon","og_description":"Magaciisu waa Cali Maxamuud Raage, oo aad loogu yaqaanno(Cali Dheere) waa afhayeenka ururka Al-Shabaab.Inkastoo xilliga uu dhashay aan si dhab ah loo ogeyn, haddana waxaa la tilmaamaa inuu ku dhashay agagaarka deegaanka Gal-hareeri oo u dhow magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud sida ay sheegeen khuburo aan la hadalnay. Waxaa dadka falanqeeya arrimaha Al-shabaab ay sheegaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-08T08:15:53+00:00","og_image":[{"width":800,"height":935,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/","name":"'Al-Shabaab ka hor'Cali Dheere muxuu qaban jiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp","datePublished":"2022-10-08T08:15:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/5e35ffe0-463d-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp","width":800,"height":935},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-ka-horcali-dheere-muxuu-qaban-jiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"&#8216;Al-Shabaab ka hor&#8217;Cali Dheere muxuu qaban jiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173750"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173750"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173752,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173750\/revisions\/173752"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173751"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}