{"id":173817,"date":"2022-10-12T17:52:12","date_gmt":"2022-10-12T14:52:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173817"},"modified":"2022-10-12T17:52:12","modified_gmt":"2022-10-12T14:52:12","slug":"maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo u hanjabay Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173818\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1152\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676.jpeg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676-300x169.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676-1024x576.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676-768x432.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676-1536x864.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676-696x392.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676-1068x601.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne Joe Biden ayaa Talaadadii wacad ku maray \u201cInuu jiri doono cawaaqib\u201d ku yimaada xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga kadib markii dalalka OPEC+ ay toddobaadkii tegay ku dhowaaqeen inay dhimi doonaan wax soo-saarka shidaalka, kuna gacan sayreen diidmada Mareykanka.<\/p>\n<p>Hadalka Biden ayaa yimid maalin kadib markii Senator-ka awoodda badan ee Dimoqraadiga ah Bob Menendez, oo ah guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibedda Senate-ka, uu sheegay inay qasab tahay in Mareykanka uu si deg deg ah u hakiyo dhammaan iskaashiyada uu la leeyahay Sacuudi Carabiya, oo ay ku jirto iibinta hubka.<\/p>\n<p>Biden, oo wareysi siiyey Jake Tapper oo ka tirsan\u00a0<em>CNN<\/em>, ayaan sheegay tallaabooyinka uu ka fakarayo.<\/p>\n<p>Afhayeenka Aqalka Cad Karine Jean-Pierre ayaa sheegtay in dib u eegis siyaasadeed la sameyn doono, hase yeeshee waqti uma aysan qaban tallaabooyinka la qaadayo iyo cidda sameyneysa dib u qiimeynta.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Mareykanka si dhow ayey ula socon doontaa xaaladda toddobaadyada iyo bilaha soo socda,\u201d ayey tiri.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibedda Sacuudiga Faisal bin Farhan ayaa sheegay in go\u2019aanka OPEC+ uu ahaa kaliya mid dhaqaale, islamarkaana ay si wadajir ah u qaateen dalalka xubnaha ka ah.<\/p>\n<p>\u201cXubnaha OPEC+ waxay u dhaqmeen si mas\u2019uuliyad leh, waxayna qaateen go\u2019aano ku habboon,\u201d ayuu Amiir Faisal u sheegay taleefishinka Al-Arabiya.<\/p>\n<p>Kooxda OPEC+ oo ka kooban dalalka shidaalka dhoofiya iyo Russia ayaa toddobaadkii tegay ku dhowaaqay inay dhimayaan bartilmaameedkooda wax soo-saar kadib toddobaadyo uu Mareykanka waday qalqaalo ah inaysan sidaas sameyn.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa ku eedeeyey Sacuudi Carabiya inay isu dhiibtay Ruushka oo kasoo horjeeda in dalalka Reer Galbeedka ay xaddidaan qiimaha shidaalka Ruushka ayaga oo uga jawaabaya duulaanka ay Moscow ku qaaday Ukraine.<\/p>\n<p>Saraakiisha Mareykanka ayaa si qarsoodi ah isugu dayayey inay ka dhaadhiciyaan saaxiibadooda Carabta inay ka tanaasulaan fikradda dhimista soo-saarka, hase yeeshee Amiirka sida aan rasmiga aheyn u xukuma Sacuudi Carabiya ee Maxamed bin Salmaan ayaa laga dhaadhicin waayey.<\/p>\n<p>Bin Salman iyo Biden ayaa intii lagu guda jiray booqasho uu Biden ku tegay Jeddah bishii July waxay isugu dhaceen dhimashadii 2018 ee suxufigii Sacuudiga ee wax ku qori jiray Washington Post Jamaal Khaashuqji.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Joe Biden ayaa Talaadadii wacad ku maray \u201cInuu jiri doono cawaaqib\u201d ku yimaada xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga kadib markii dalalka OPEC+ ay toddobaadkii tegay ku dhowaaqeen inay dhimi doonaan wax soo-saarka shidaalka, kuna gacan sayreen diidmada Mareykanka. Hadalka Biden ayaa yimid maalin kadib markii Senator-ka awoodda badan ee Dimoqraadiga ah Bob Menendez, oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173818,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173817","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka oo u hanjabay Sacuudiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka oo u hanjabay Sacuudiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne Joe Biden ayaa Talaadadii wacad ku maray \u201cInuu jiri doono cawaaqib\u201d ku yimaada xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga kadib markii dalalka OPEC+ ay toddobaadkii tegay ku dhowaaqeen inay dhimi doonaan wax soo-saarka shidaalka, kuna gacan sayreen diidmada Mareykanka. Hadalka Biden ayaa yimid maalin kadib markii Senator-ka awoodda badan ee Dimoqraadiga ah Bob Menendez, oo ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-12T14:52:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1152\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/\",\"name\":\"Maraykanka oo u hanjabay Sacuudiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-12T14:52:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1152},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka oo u hanjabay Sacuudiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka oo u hanjabay Sacuudiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka oo u hanjabay Sacuudiga - Wardoon","og_description":"Madaxweyne Joe Biden ayaa Talaadadii wacad ku maray \u201cInuu jiri doono cawaaqib\u201d ku yimaada xiriirka Mareykanka iyo Sacuudiga kadib markii dalalka OPEC+ ay toddobaadkii tegay ku dhowaaqeen inay dhimi doonaan wax soo-saarka shidaalka, kuna gacan sayreen diidmada Mareykanka. Hadalka Biden ayaa yimid maalin kadib markii Senator-ka awoodda badan ee Dimoqraadiga ah Bob Menendez, oo ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-12T14:52:12+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1152,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/","name":"Maraykanka oo u hanjabay Sacuudiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676.jpeg","datePublished":"2022-10-12T14:52:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/skynews-joe-biden-president_5645676.jpeg","width":2048,"height":1152},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-u-hanjabay-sacuudiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka oo u hanjabay Sacuudiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173817"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173817"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173819,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173817\/revisions\/173819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}