{"id":174349,"date":"2022-11-05T12:35:53","date_gmt":"2022-11-05T09:35:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174349"},"modified":"2022-11-05T12:35:53","modified_gmt":"2022-11-05T09:35:53","slug":"imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/","title":{"rendered":"Imran Khan oo sheegay dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu dhaawacay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174350\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"446\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png-300x167.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png-768x428.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png-696x388.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png-753x420.webp 753w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Ra&#8217;iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa khudbadiisii \u200b\u200bugu horeysay jeediyay tan iyo markii la toogtay xilli uu ka qeyb galayay isu soo bax ka dhacay magaalada Wazirabad ee bariga dalkaasi.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Isagoo ku fadhiya kursiga loogu talagalay dadka lixaadkooda kala dhiman yahay isbitaal ku yaal Lahore, Mr Khan wuxuu sheegay inuusan ka badbaadeen toogashada haddii labada qof ee weerarka fuliyay ay &#8220;si darandoori ah u ridi lahaayeen rasaasta&#8221; .<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">&#8220;Maadaama aan dhacay, mid ka mid ah kuwii toogashada geystay ayaa u maleynayay inaan dhintay, wuuna uu ka tagay goobta,&#8221; ayuu yiri.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Ra&#8217;iisul wasaarihii hore ee Pakistan, Imran Khan, ayaa ku eedeeyay madaxwaynaha imika xilka haya, Shehbaz Sharif, inuu ku lug lahaa shirqool la doonayay in lagu dilo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Wasiirka arrimaha gudaha Rana Sanaullah iyo madaxa sirdoonka dalkaasi Faisal Named Naseera ayuu sidoo kale Mr Khan sheegay inay maleegeen shirqool isaga lagu dilayo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">&#8220;Saddexdan waxay go&#8217;aansadeen inay i dilaan,&#8221; ayuu yiri Mr Khan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Dowladda Pakistaan ayaa beenisay eedeynta uu Mr Khan soo jeediyay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Dhankooda sarakiil u hadashay militariga Pakistan ayaa waxay beeniyeen eedeynta Mr Khan. Ra&#8217;iisul wasaarihii hore ee Pakistan, Imran Khan, ayaa dhanka kale sheegay in dibadbaxyada ay sii socon doonaan ilaa saddexdani masuul ay xilka ka dagaan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Wuxuu ka dalbaday Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka janaraal Qamar Javed Bawjoh in tallaabo laga qaado &#8216;dadka xun-xun&#8217; ee ciidanka ku jira.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxa uu sidoo kale ka dalbaday madaxa cadaalada dalka Pakistan in uu xaqiijiyo cadaaladda dhacdadan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Bishii hore, guddiga doorashada Pakistan ayaa Mr Khan ka mamnuucay inuu qabto xafiis dowladeed, taasoo uu ku tilmaamay ciyaaryahankii hore ee Cricket-ka mid siyaasadeed.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\"><b>\u00a0Maxaa dhacay Khamiistii?<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Isu soo bixii xisbiga Imran Khan oo ka soo billowday Lahore kuna socday Islamabad ayaa gaaray Gujranwala oo ka tirsan gobolka Punjab.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Kumannaan qof ayaa la socday kolonyadan.Imran Khan ayaa saarnaa gaari korka ka banaan isaga iyo qaar ka mid ah madaxda sare ee xisbiga.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Ka dibna qof ayaa bilaabay inuu rasaas furo. Markii dambe waa laga itaal roonaaday ninkii weerarka geystay, waxaana ku dhawaacmay 14 qof ayaa ku dhaawacmay, hal qofna waa uu ku naf waayey.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Taas waxaa barbar socday, Imran Khan ayaa sidoo kale lugta laga toogtay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Imran Khan ayaa isla markiiba la dhigay isbitaalka Shaukat Khanum ee magaalada Lohar, halkaasoo lagu sameeyay qalliin xalay xilli dambe, waxaana hadda la sheegay inuusan dhaawaciisa halis ahayn.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa khudbadiisii \u200b\u200bugu horeysay jeediyay tan iyo markii la toogtay xilli uu ka qeyb galayay isu soo bax ka dhacay magaalada Wazirabad ee bariga dalkaasi. Isagoo ku fadhiya kursiga loogu talagalay dadka lixaadkooda kala dhiman yahay isbitaal ku yaal Lahore, Mr Khan wuxuu sheegay inuusan ka badbaadeen toogashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174350,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174349","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Imran Khan oo sheegay dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu dhaawacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Imran Khan oo sheegay dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu dhaawacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra&#8217;iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa khudbadiisii \u200b\u200bugu horeysay jeediyay tan iyo markii la toogtay xilli uu ka qeyb galayay isu soo bax ka dhacay magaalada Wazirabad ee bariga dalkaasi. Isagoo ku fadhiya kursiga loogu talagalay dadka lixaadkooda kala dhiman yahay isbitaal ku yaal Lahore, Mr Khan wuxuu sheegay inuusan ka badbaadeen toogashada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-05T09:35:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"446\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/\",\"name\":\"Imran Khan oo sheegay dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu dhaawacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp\",\"datePublished\":\"2022-11-05T09:35:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp\",\"width\":800,\"height\":446},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Imran Khan oo sheegay dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu dhaawacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Imran Khan oo sheegay dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu dhaawacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Imran Khan oo sheegay dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu dhaawacay - Wardoon","og_description":"Ra&#8217;iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa khudbadiisii \u200b\u200bugu horeysay jeediyay tan iyo markii la toogtay xilli uu ka qeyb galayay isu soo bax ka dhacay magaalada Wazirabad ee bariga dalkaasi. Isagoo ku fadhiya kursiga loogu talagalay dadka lixaadkooda kala dhiman yahay isbitaal ku yaal Lahore, Mr Khan wuxuu sheegay inuusan ka badbaadeen toogashada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-05T09:35:53+00:00","og_image":[{"width":800,"height":446,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/","name":"Imran Khan oo sheegay dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu dhaawacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp","datePublished":"2022-11-05T09:35:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2c6bf6f0-5cc1-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp","width":800,"height":446},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/imran-khan-oo-sheegay-dadkii-ka-dambeeyay-weerarkii-lagu-dhaawacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Imran Khan oo sheegay dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu dhaawacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174349"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174349"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174351,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174349\/revisions\/174351"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}