{"id":174352,"date":"2022-11-05T12:38:04","date_gmt":"2022-11-05T09:38:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174352"},"modified":"2022-11-05T12:38:04","modified_gmt":"2022-11-05T09:38:04","slug":"spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/","title":{"rendered":"S\ufeffpain oo hawadeeda xiratay ka dib markii"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174353\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"425\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png-300x159.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png-768x408.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png-696x370.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png-791x420.webp 791w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Spain waxay si kooban u xirtay qaybo ka mid ah hawadeeda ka dib markii ay ka baqday khataraha ka iman kara gantaal Shiinaha uu leeyahay oo dib ugu soo noqday dhulka.<\/p>\n<p>Garoomada diyaaradaha ee Barcelona iyo Ibiza ayaa ka mid ahaa kuwa ay saameynta ku yeelatay hawada la xiray, ku dhawaad \u200b\u200b40 daqiiqo Jimciha maanta ah.<\/p>\n<p>Go&#8217;aanka ayaa yimid ka dib markii gantaalka awoodda badan ee Shiinaha ee Long March 5B ee hawada loo diray uu dib ugu soo noqday dhulka isagoo gaarinta xaruntiisa hawada sare ee Tiangong.<\/p>\n<p>Haraaga gantaalka ayaa hadda ku soo wajahan dhulka kaas oo aan la xakameyn karin. Inkastoo inta badan la filayo in haraagaas uu hawada sare ku gubto.<\/p>\n<p>Hase yeeshee waxaa jira walaac ah in qaar ka mid ah haraagaas uu soo dhulka ku soo dhaco waxyeellana geysta.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, waxa jirta suurtogalnimada in qaybo ka mid ah gantaalku uu dulka ku dhaco welib meel ay dadku ku badan yihiin, sidii horeyba u dhacday bishii Maajo sanadkii 2020, markaas oo ay waxyeello soo gaartay dhismooyin ku yaallay Ivory Coast.<\/p>\n<p>Inkastoo Adeegga ilaalinta hawada sare ee Midowga Yurub ay website-kooda ku sheegeen &#8220;inay yartahay suurtogalnimada in gantaalkan uu ku dhaco meelaha dadku ku badan yahiin &#8220;, iyadoo la filayo inuu ku dhaco meel ka mid ah badweynta Atlantic.<\/p>\n<p>Laakiin sidoo kale waxay ka digeen inuu ku dhici karo meelo ay ka mid yihiin Spain iyo Portugal.<\/p>\n<p>Waagii hore, hore hawada sare ee Maraykanka, Nasa waxa ay ugu macaan Shiinaha in ay joojiyaan gantaallada si ay u burburaan qaybo yaryar marka dib loo soo celiyo, sida sababtooda ah.<\/p>\n<p>Shiinaha waxaa lagu eedeynayaa in ay taxadar la&#8217;aan wayn tahay in la ogolaado in gantaal wayn uu dhulka ku soo noqdo isagoo aan la xakameyneynin. Balse dowladda Shiinaha waxay reer Galbeedka ku eedeysay dacaayad iyo buunbuunin wx aan micno badan lahayn.<\/p>\n<p>Dayax-gacmeedka Long March 5 ayaa labo jeer oo hore la gamay, waxay kala ahaayeen bishii May sanadkii 2020-ka iyo bishii May 2021-ka.<\/p>\n<p>Sanadkii hore Shiinaha ayaa sheegay in gantaalkii fakaday uu ku soo dhacay Badweynta Hindiya gaar ahaan mee u dhaw jasiiradda Maldives.<\/p>\n<p>Dr Hugh Lewis, oo ku taqasusay haraaga gantaallada looga soo tagay hawada sare, wuxuu sheegay in 60-kii sano ee la soo dhaafay in hawada sare laga buuxiyay qashin iyo jajabka gantallo.<\/p>\n<p>Masuuliyadda qashinkaas ayuu ku eedeeyay dhowr dal, waxaana ugu badan Ruushka iyo Mareykanka.<\/p>\n<p>Xilliga casriga ah, waxaa lagu baaqayaa in gantaallada hawada sare loo diro, in lagu xakameeyo halkaas, laguna xiro qalab u hagi kara in ay ku degaan meelo badqab ah, sida badda.<\/p>\n<p>Laanta Cirbixiyeennada Yurub waxay sheegtay in sannadkasta illaa 100 dayax-gacmeed iyo gantaallo ay ku soo noqdaan dhulka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Spain waxay si kooban u xirtay qaybo ka mid ah hawadeeda ka dib markii ay ka baqday khataraha ka iman kara gantaal Shiinaha uu leeyahay oo dib ugu soo noqday dhulka. Garoomada diyaaradaha ee Barcelona iyo Ibiza ayaa ka mid ahaa kuwa ay saameynta ku yeelatay hawada la xiray, ku dhawaad \u200b\u200b40 daqiiqo Jimciha maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174353,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174352","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>S\ufeffpain oo hawadeeda xiratay ka dib markii - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"S\ufeffpain oo hawadeeda xiratay ka dib markii - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Spain waxay si kooban u xirtay qaybo ka mid ah hawadeeda ka dib markii ay ka baqday khataraha ka iman kara gantaal Shiinaha uu leeyahay oo dib ugu soo noqday dhulka. Garoomada diyaaradaha ee Barcelona iyo Ibiza ayaa ka mid ahaa kuwa ay saameynta ku yeelatay hawada la xiray, ku dhawaad \u200b\u200b40 daqiiqo Jimciha maanta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-05T09:38:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"425\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/\",\"name\":\"S\ufeffpain oo hawadeeda xiratay ka dib markii - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp\",\"datePublished\":\"2022-11-05T09:38:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp\",\"width\":800,\"height\":425},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"S\ufeffpain oo hawadeeda xiratay ka dib markii\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"S\ufeffpain oo hawadeeda xiratay ka dib markii - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"S\ufeffpain oo hawadeeda xiratay ka dib markii - Wardoon","og_description":"Spain waxay si kooban u xirtay qaybo ka mid ah hawadeeda ka dib markii ay ka baqday khataraha ka iman kara gantaal Shiinaha uu leeyahay oo dib ugu soo noqday dhulka. Garoomada diyaaradaha ee Barcelona iyo Ibiza ayaa ka mid ahaa kuwa ay saameynta ku yeelatay hawada la xiray, ku dhawaad \u200b\u200b40 daqiiqo Jimciha maanta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-05T09:38:04+00:00","og_image":[{"width":800,"height":425,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/","name":"S\ufeffpain oo hawadeeda xiratay ka dib markii - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp","datePublished":"2022-11-05T09:38:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/54803940-5c4d-11ed-ac87-630245663c6a.png.webp","width":800,"height":425},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/spain-oo-hawadeeda-xiratay-ka-dib-markii\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"S\ufeffpain oo hawadeeda xiratay ka dib markii"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174352"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174352"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174352\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174354,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174352\/revisions\/174354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174353"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174352"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174352"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174352"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}