{"id":174451,"date":"2022-11-12T21:59:17","date_gmt":"2022-11-12T18:59:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174451"},"modified":"2022-11-12T21:59:17","modified_gmt":"2022-11-12T18:59:17","slug":"digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/","title":{"rendered":"Digniin culus oolga soo saaray qaraxyo waa weyn oo ka dhici kara Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174452\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221112638038390691293770.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"328\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221112638038390691293770.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221112638038390691293770-300x149.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221112638038390691293770-324x160.jpeg 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka qeybta Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa Maanta soo saaray digniino culus oo la xariira qaraxyo waa weyn oo uu sheegay in kooxda Al-shabaab la damacsan tahay iney ka fuliso magaalooyin ka mid ah gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Gaashaanle sare Cali Dhuux ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo in Al-shabaab ay qorsheysay qaraxyo waa weyn oo ay doonayaan iney ka geystaan magaaloyinka kala ah Baledweyne, Jalalaqsi iyo Buulaburte ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka qeybta Booliiska gobolka Banaadir ayaa qoraalkiisa ku faray laamaha amaanka gobolka Hiiraan iney muujiyaan foojignaan dheeraad ah, si ay uga hortagaan qaraxyada uu tilmaamay ineu qorsheynayaan Al-shabaab oo uu si gaar ah u xusay in todobaadkan gudahiisa ay dhici karaan qaraxydaaasi.<\/p>\n<p>&#8220;Dhammaan dadweynaha somaliyeed gaar ahaan reer b.weyne b\/burto iyo jalalaq waa inay galaan feejignaan abni oo dheeraada oo looga hor tegayo shirqoolo ay kooxda as ku qorsheynayaan qaraxyo waaweyn oo ay ku gummaadaan deegaanadaas asbuucaan gudihiisa sida aan ka heleyno ilo lagu kalsoon yahay. Saraakiisha hayadaha amniga ee magaalooyinka waaweyn sida kuwa aan soo tilmaanayna waxan ka codsaneynaa inay howlahooda labalaabaan&#8221; ayuu yiri Taliye Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sidoo kale ugu baaqay shacabka ku nool Magaalooyinka Baladweyne, Jalalaqsi iyo Buulaburte iney dhankooda muujiyaan taxadar dheeraad ah, islamarkaana ay la shaqeeyaan laamaha amaanka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Digniintaan uu soo saaray Taliye ku xigeenka qeybta Booliiska gobolka Banaadir ayaa kusoo beegmeysa, iyadoo Shalay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay soo saartay digniin ku socota shacabka kunool magaalada Muqdisho oo ay uga digeysey inay tagaan Hoteelada, Maqaayadaha iyo goobaha kale ay dadka isugu tagaan, si ay uga baaqsadaan dadka shacabka ah dhibaato kasoo gaarta weeraro Al-shabaab ay qorsheyneyso iney geysato gudaha Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliye ku xigeenka qeybta Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa Maanta soo saaray digniino culus oo la xariira qaraxyo waa weyn oo uu sheegay in kooxda Al-shabaab la damacsan tahay iney ka fuliso magaalooyin ka mid ah gobolka Hiiraan. Gaashaanle sare Cali Dhuux ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Digniin culus oolga soo saaray qaraxyo waa weyn oo ka dhici kara Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Digniin culus oolga soo saaray qaraxyo waa weyn oo ka dhici kara Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliye ku xigeenka qeybta Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa Maanta soo saaray digniino culus oo la xariira qaraxyo waa weyn oo uu sheegay in kooxda Al-shabaab la damacsan tahay iney ka fuliso magaalooyin ka mid ah gobolka Hiiraan. Gaashaanle sare Cali Dhuux ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-12T18:59:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221112638038390691293770.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"328\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/\",\"name\":\"Digniin culus oolga soo saaray qaraxyo waa weyn oo ka dhici kara Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221112638038390691293770.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-12T18:59:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221112638038390691293770.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221112638038390691293770.jpeg\",\"width\":660,\"height\":328},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Digniin culus oolga soo saaray qaraxyo waa weyn oo ka dhici kara Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Digniin culus oolga soo saaray qaraxyo waa weyn oo ka dhici kara Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Digniin culus oolga soo saaray qaraxyo waa weyn oo ka dhici kara Hiiraan - Wardoon","og_description":"Taliye ku xigeenka qeybta Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle sare Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle ayaa Maanta soo saaray digniino culus oo la xariira qaraxyo waa weyn oo uu sheegay in kooxda Al-shabaab la damacsan tahay iney ka fuliso magaalooyin ka mid ah gobolka Hiiraan. Gaashaanle sare Cali Dhuux ayaa bartiisa gaarka ah ee Facebook soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-12T18:59:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":328,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221112638038390691293770.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/","name":"Digniin culus oolga soo saaray qaraxyo waa weyn oo ka dhici kara Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221112638038390691293770.jpeg","datePublished":"2022-11-12T18:59:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221112638038390691293770.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221112638038390691293770.jpeg","width":660,"height":328},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/digniin-culus-oolga-soo-saaray-qaraxyo-waa-weyn-oo-ka-dhici-kara-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Digniin culus oolga soo saaray qaraxyo waa weyn oo ka dhici kara Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174451"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174453,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174451\/revisions\/174453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}