{"id":174473,"date":"2022-11-12T23:01:30","date_gmt":"2022-11-12T20:01:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174473"},"modified":"2022-11-12T23:01:30","modified_gmt":"2022-11-12T20:01:30","slug":"daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Ciidankii dowlada oo dib uga baxay degaanka Wabxo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174459\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/313925567_1188244945459014_3263225396052869857_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/313925567_1188244945459014_3263225396052869857_n.jpeg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/313925567_1188244945459014_3263225396052869857_n-300x225.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/313925567_1188244945459014_3263225396052869857_n-1024x768.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/313925567_1188244945459014_3263225396052869857_n-768x576.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/313925567_1188244945459014_3263225396052869857_n-1536x1152.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/313925567_1188244945459014_3263225396052869857_n-696x522.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/313925567_1188244945459014_3263225396052869857_n-1068x801.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/313925567_1188244945459014_3263225396052869857_n-560x420.jpeg 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/313925567_1188244945459014_3263225396052869857_n-80x60.jpeg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/313925567_1188244945459014_3263225396052869857_n-265x198.jpeg 265w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada xoogga dalka ee ka soo jeeday beesha Murusade ayaa caawa ka baxay degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo ay maalmoka hor lagala wareegay Al-Shabaab.<\/p>\n<p>G\/lle Ismaaciil Cabdimaalik oo ka tirsan saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidankii beesha Murusade uu caawa isaga baxay magaalada Wabxo.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaas ku daray in sababta ay Wabxo uga baxeen ay tahay hagardaamo lagu sameeyay kaddib markii ciidankii xoogga dalka ee la howlgelayay kuwa degaanka ay galabta si lama filaan ah uga guureen magaalada ka dib amar amar uga yimid saraakiisha ka sare ee xoogga dalka<\/p>\n<p>\u201cMarkii hore qorshuhu wuxuu ahaa in ciidamada xoogga dalka ay joogaan magaalada Wabxo labo todobaad ka dibna maamulka lagu wareejiyo ciidamada degaanka, ciidankuna uu horey u sii dhaqaaqo hase ahaatee mar kaliya ayaa si lama filaan ah amar loogu siiyey ciidanka xoogga iney ka baxaan degaanka, kuwii degaanka keligood ayaa looga tagay meesha iyadoo aan la wargelin taasoo aheyd arrin aan la yaabnay, ciidanka degaankana keligood ma joogi karin, iyana wey ka soo baxeen\u201d ayuu yiri G\/lle Ismaaciil Cabdimaalik.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inuusan garan karin sababta amarka loogu siiyey ciidamada iney ka soo baxaan Wabxo, arintaasa ay u taallo iney ka hadlaan saraakiisha sare ee ciidanka xoogga dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHiiraanweynmedia%2Fvideos%2F943396096635202%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada xoogga dalka ee ka soo jeeday beesha Murusade ayaa caawa ka baxay degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo ay maalmoka hor lagala wareegay Al-Shabaab. G\/lle Ismaaciil Cabdimaalik oo ka tirsan saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidankii beesha Murusade uu caawa isaga baxay magaalada Wabxo. Waxaa uu intaas ku daray in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174270,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174473","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Ciidankii dowlada oo dib uga baxay degaanka Wabxo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Ciidankii dowlada oo dib uga baxay degaanka Wabxo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada xoogga dalka ee ka soo jeeday beesha Murusade ayaa caawa ka baxay degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo ay maalmoka hor lagala wareegay Al-Shabaab. G\/lle Ismaaciil Cabdimaalik oo ka tirsan saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidankii beesha Murusade uu caawa isaga baxay magaalada Wabxo. Waxaa uu intaas ku daray in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-12T20:01:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/312563822_644605443823855_4992266452493393800_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1536\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Ciidankii dowlada oo dib uga baxay degaanka Wabxo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/312563822_644605443823855_4992266452493393800_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-12T20:01:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/312563822_644605443823855_4992266452493393800_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/312563822_644605443823855_4992266452493393800_n.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1536},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Ciidankii dowlada oo dib uga baxay degaanka Wabxo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Ciidankii dowlada oo dib uga baxay degaanka Wabxo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Ciidankii dowlada oo dib uga baxay degaanka Wabxo - Wardoon","og_description":"Ciidamada xoogga dalka ee ka soo jeeday beesha Murusade ayaa caawa ka baxay degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo ay maalmoka hor lagala wareegay Al-Shabaab. G\/lle Ismaaciil Cabdimaalik oo ka tirsan saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidankii beesha Murusade uu caawa isaga baxay magaalada Wabxo. Waxaa uu intaas ku daray in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-12T20:01:30+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1536,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/312563822_644605443823855_4992266452493393800_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/","name":"DAAWO:-Ciidankii dowlada oo dib uga baxay degaanka Wabxo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/312563822_644605443823855_4992266452493393800_n.jpeg","datePublished":"2022-11-12T20:01:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/312563822_644605443823855_4992266452493393800_n.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/312563822_644605443823855_4992266452493393800_n.jpeg","width":2048,"height":1536},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidankii-dowlada-oo-dib-uga-baxay-degaanka-wabxo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Ciidankii dowlada oo dib uga baxay degaanka Wabxo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174473"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174474,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174473\/revisions\/174474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}