{"id":174635,"date":"2022-11-22T15:25:57","date_gmt":"2022-11-22T12:25:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174635"},"modified":"2022-11-22T23:00:55","modified_gmt":"2022-11-22T20:00:55","slug":"daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/","title":{"rendered":"DAAWO:- &#8220;In ka badan $96 milyan ayaa ka maqan qasnada dowladda&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174636\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44.png\" alt=\"\" width=\"948\" height=\"822\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44.png 948w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44-300x260.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44-768x666.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44-696x603.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44-484x420.png 484w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44-534x462.png 534w\" sizes=\"(max-width: 948px) 100vw, 948px\" \/><\/p>\n<p>Hanti dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo saaray warbixin sannadle ah oo ku saabsan daahfurnaanta iyo isla xisaabtanka maaliyadeed ee hay\u2019addaha dowladda.<br \/>\nWarbixintaan oo ku salaysan sannadkii hore ee 2021, ayaa lagu sheegay qaar kamid ah hay\u2019adaha dowladda oo magacyadooda lagu xusay warbixinta in ay fuliyeen mashaariic malaayiin dollar lagu bixiyay oo aan sidii loo baahnaa loo fulin.<\/p>\n<p>Warbixinta waxaa lagu sheegay in heshiis deyn ah oo ku kacay $96 million oo dollar oo laga qaatay hay\u2019adda IMF iyo bankiga dhexe ee dalka, aan la caddayn deyntaasi. Hantidhowruhu wuxuu sheegay in deyntaan uusan barlamaanka meelmarin, isagana aan lagu soo wargalin.<\/p>\n<p>Sidoo kale $16 million oo lasiiyay maamulka gobolka Banaadir, rugta ganacsiga iyo bangiga horumarinta ayuu hanti dhowruhu sheegay in aan loo marin habraaca sharciga maaliyadda dalka.<\/p>\n<p>Hanti dhowraha qaranku wuxuu ku eedeeyay hay\u2019adaha dowladda in aysan lahayn qorshaha iibka qaranka ee sanadlaha.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in jiraan lacago lagu shubay koontooyin ka baxsan bangiga dhexe ee dowladda iyo deeqo lacageed oo laga helay dibadda oo aan lagu darin miisaaniyadda dowladda.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dhaqaale ka badan hal milyan oo wasaaradda caafimaadku loo siiyay inay ku qabato howlaha Covid19 aan loo fulin sidii laga filyay.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay arrimahan oo idil iyo qaar kaloo ku xusan warbixinta uu soo saaray inay sabab u noqdeen in uusan wax ka saxiixin xisaab xirka maaliyadeed ee sannadkii tagay ee 2021.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F1288465648554452%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hanti dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo saaray warbixin sannadle ah oo ku saabsan daahfurnaanta iyo isla xisaabtanka maaliyadeed ee hay\u2019addaha dowladda. Warbixintaan oo ku salaysan sannadkii hore ee 2021, ayaa lagu sheegay qaar kamid ah hay\u2019adaha dowladda oo magacyadooda lagu xusay warbixinta in ay fuliyeen mashaariic malaayiin dollar lagu bixiyay oo aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174636,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174635","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- &quot;In ka badan $96 milyan ayaa ka maqan qasnada dowladda&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- &quot;In ka badan $96 milyan ayaa ka maqan qasnada dowladda&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hanti dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo saaray warbixin sannadle ah oo ku saabsan daahfurnaanta iyo isla xisaabtanka maaliyadeed ee hay\u2019addaha dowladda. Warbixintaan oo ku salaysan sannadkii hore ee 2021, ayaa lagu sheegay qaar kamid ah hay\u2019adaha dowladda oo magacyadooda lagu xusay warbixinta in ay fuliyeen mashaariic malaayiin dollar lagu bixiyay oo aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-22T12:25:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-11-22T20:00:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"948\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"822\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/\",\"name\":\"DAAWO:- \\\"In ka badan $96 milyan ayaa ka maqan qasnada dowladda\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44.png\",\"datePublished\":\"2022-11-22T12:25:57+00:00\",\"dateModified\":\"2022-11-22T20:00:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44.png\",\"width\":948,\"height\":822},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- &#8220;In ka badan $96 milyan ayaa ka maqan qasnada dowladda&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \"In ka badan $96 milyan ayaa ka maqan qasnada dowladda\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \"In ka badan $96 milyan ayaa ka maqan qasnada dowladda\" - Wardoon","og_description":"Hanti dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo saaray warbixin sannadle ah oo ku saabsan daahfurnaanta iyo isla xisaabtanka maaliyadeed ee hay\u2019addaha dowladda. Warbixintaan oo ku salaysan sannadkii hore ee 2021, ayaa lagu sheegay qaar kamid ah hay\u2019adaha dowladda oo magacyadooda lagu xusay warbixinta in ay fuliyeen mashaariic malaayiin dollar lagu bixiyay oo aan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-22T12:25:57+00:00","article_modified_time":"2022-11-22T20:00:55+00:00","og_image":[{"width":948,"height":822,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/","name":"DAAWO:- \"In ka badan $96 milyan ayaa ka maqan qasnada dowladda\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44.png","datePublished":"2022-11-22T12:25:57+00:00","dateModified":"2022-11-22T20:00:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-22-at-12.23.44.png","width":948,"height":822},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-in-ka-badan-96-milyan-ayaa-ka-maqan-qasnada-dowladda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- &#8220;In ka badan $96 milyan ayaa ka maqan qasnada dowladda&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174635"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174635"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174635\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174659,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174635\/revisions\/174659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174636"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174635"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174635"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174635"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}