{"id":174775,"date":"2022-11-27T20:53:01","date_gmt":"2022-11-27T17:53:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174775"},"modified":"2022-11-27T20:53:01","modified_gmt":"2022-11-27T17:53:01","slug":"tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/","title":{"rendered":"TPLF oo Eritariya kueedaysay inay duqayn kafulisay dhulkooda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174776\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221127638051373204823094.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221127638051373204823094.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221127638051373204823094-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>TPLF ayaa dowladda Eritariya ku eedaysay in diyaaradaheeda dagaalku ay duqeymo dhanka cirka ah ka fuliyeen maanta magaalo kamid ah gobolka Tigray oo lagu magacaabo Irob, sida uu baahiyay Tvga Tigray ee ay maamulaan TPLF.<br \/>\nGoobaha ay waxyeelladu ka soo gaartey duqayntu ayay TPLF ku sheegtay inay ahayd goobo ay degganaayeen dad shacab ah, Xarumo Waxbarasho, Isbitaalo iyo goobo kale oo dhammaan ay degganaayeen dad rayid ah.<\/p>\n<p>Ma jiraan ilo madax banaan oo xaqiijin kara warka ay baahiyeen Warbaahinta ay maamusho TPLF ee ah in Eritariya ay duqeysay magaalooyin ku yaal gobolka Tigray.<\/p>\n<p>TPLF ayaa weerarkan ku tilmaantay mid jabinaya heshiiskii ay dhawaan gaareen TPLF iyo dowladda Itoobiya ee ka kala dhacay Koonfur Afrika iyo Kenya, inkastoo aan heshiiska lagu xusin arrinta Eritariya oo ciidamadeedu ku sugan yihiin qaybo kamid ah gobolka Tigray.<\/p>\n<p>Horey dhawr jeer TPLF waxay eedaymo kala duwan usoo jeedisay dowladda Eritariya, oo ay ku sheegtay in Eritariya ay xad gudubyo kala duwan ka gaysatay dhulka Tigray, isla markaana ay wali Ciidamadeedu joogaan qaybo kamid ah gobolka Tigray waa siday hadalka u dhigeen TPLF.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaan wali wax war ah kasoo saarin hadallada kasoo yeeraya TPLF, iyo eedaymaha ay TPLF usoo jeedinayso dowladda Eritariya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>TPLF ayaa dowladda Eritariya ku eedaysay in diyaaradaheeda dagaalku ay duqeymo dhanka cirka ah ka fuliyeen maanta magaalo kamid ah gobolka Tigray oo lagu magacaabo Irob, sida uu baahiyay Tvga Tigray ee ay maamulaan TPLF. Goobaha ay waxyeelladu ka soo gaartey duqayntu ayay TPLF ku sheegtay inay ahayd goobo ay degganaayeen dad shacab ah, Xarumo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174776,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174775","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>TPLF oo Eritariya kueedaysay inay duqayn kafulisay dhulkooda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"TPLF oo Eritariya kueedaysay inay duqayn kafulisay dhulkooda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"TPLF ayaa dowladda Eritariya ku eedaysay in diyaaradaheeda dagaalku ay duqeymo dhanka cirka ah ka fuliyeen maanta magaalo kamid ah gobolka Tigray oo lagu magacaabo Irob, sida uu baahiyay Tvga Tigray ee ay maamulaan TPLF. Goobaha ay waxyeelladu ka soo gaartey duqayntu ayay TPLF ku sheegtay inay ahayd goobo ay degganaayeen dad shacab ah, Xarumo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-27T17:53:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221127638051373204823094.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/\",\"name\":\"TPLF oo Eritariya kueedaysay inay duqayn kafulisay dhulkooda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221127638051373204823094.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-27T17:53:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221127638051373204823094.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221127638051373204823094.jpeg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"TPLF oo Eritariya kueedaysay inay duqayn kafulisay dhulkooda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"TPLF oo Eritariya kueedaysay inay duqayn kafulisay dhulkooda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"TPLF oo Eritariya kueedaysay inay duqayn kafulisay dhulkooda - Wardoon","og_description":"TPLF ayaa dowladda Eritariya ku eedaysay in diyaaradaheeda dagaalku ay duqeymo dhanka cirka ah ka fuliyeen maanta magaalo kamid ah gobolka Tigray oo lagu magacaabo Irob, sida uu baahiyay Tvga Tigray ee ay maamulaan TPLF. Goobaha ay waxyeelladu ka soo gaartey duqayntu ayay TPLF ku sheegtay inay ahayd goobo ay degganaayeen dad shacab ah, Xarumo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-27T17:53:01+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221127638051373204823094.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/","name":"TPLF oo Eritariya kueedaysay inay duqayn kafulisay dhulkooda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221127638051373204823094.jpeg","datePublished":"2022-11-27T17:53:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221127638051373204823094.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221127638051373204823094.jpeg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-eritariya-kueedaysay-inay-duqayn-kafulisay-dhulkooda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"TPLF oo Eritariya kueedaysay inay duqayn kafulisay dhulkooda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174775"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174775"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174775\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174777,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174775\/revisions\/174777"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174776"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174775"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174775"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174775"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}