{"id":174781,"date":"2022-11-28T12:11:25","date_gmt":"2022-11-28T09:11:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174781"},"modified":"2022-11-28T12:11:25","modified_gmt":"2022-11-28T09:11:25","slug":"ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/","title":{"rendered":"Ajaanib muddo sanado ah u afduubnaa Alshabaab oo labaarayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174782\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221128638052048560318743.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"446\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221128638052048560318743.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221128638052048560318743-300x203.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221128638052048560318743-622x420.jpeg 622w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa su\u2019aalo weydiinaysa la haystayaal u dhashay dalalka Pakistan iyo Iran, kuwaas oo laga helay meel u dhow dhulka ay xukumaan Al-Shabaab.<br \/>\nAfhayeenka Booliiska Soomaaliya, Sadiiq Duudishe, ayaa sheegay in raggan oo kala ahaa 14 iiraaniyiin ah iyo lix Pakistani ah, ay gacanta ku soo dhigeen, ka dib markii ay si lama filaan ah uga soo ambabaxeen qayb ka mid ah deegaanada Maamulka Galmudug oo ay gacanta ku hayaan Alshabaab.<\/p>\n<p>\u201cDadkan qaarkood waxay Al-shabaab afduubteen sannadkii 2014-kii, halka kuwo kalena laga afduubay xeebta Xarar-dheere bartamihii sannadkii 2019. Afar ka mid ah waxay qabaan dhaawacyo jireed,&#8221; ayuu Doodishe ku yiri hadal uu soo saaray.<\/p>\n<p>Ma cadda qaabka ay ku timid raggan in la sii daayo, iyadoo booliiskuna aysan bixin faah faahin intaas dhaafsiisan, inkastoo ay sheegeen inuu baaritaan ku socdo.<\/p>\n<p>Maamulka degmada Hobyo oo raggan gacanta ku haya ayaa sheegay in ajaaniibta su\u2019aalo la weydiinayo.<\/p>\n<p>&#8220;Weli waxaan ku wadnaa baaritaanno 20-ka nin ee la soo qabtay, kaddib markii ay ka yimaadeen deegaan ay maamulaan Al-shabaab,&#8221; ayuu yiri guddoomiyaha degmada Hobyo, C\/llaahi Axmed Cali.<\/p>\n<p>Warar aan si rasmi ah loo xaqiijin ayaa sheegaya in raggan ay afduubteen kooxaha burcadbadeedda ah, ayna usii gudbeen Al-shabaab.<\/p>\n<p>2020, saddex kalluumaysato Iiraaniyiin ah oo la rumeysan yahay inay ahaayeen la haystayaashii ugu dambeeyay oo ay gacanta ku hayeen burcad-badeed Soomaaliyeed ayaa la sii daayay shan sano oo ay haysteen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa su\u2019aalo weydiinaysa la haystayaal u dhashay dalalka Pakistan iyo Iran, kuwaas oo laga helay meel u dhow dhulka ay xukumaan Al-Shabaab. Afhayeenka Booliiska Soomaaliya, Sadiiq Duudishe, ayaa sheegay in raggan oo kala ahaa 14 iiraaniyiin ah iyo lix Pakistani ah, ay gacanta ku soo dhigeen, ka dib markii ay si lama filaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174782,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174781","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ajaanib muddo sanado ah u afduubnaa Alshabaab oo labaarayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ajaanib muddo sanado ah u afduubnaa Alshabaab oo labaarayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa su\u2019aalo weydiinaysa la haystayaal u dhashay dalalka Pakistan iyo Iran, kuwaas oo laga helay meel u dhow dhulka ay xukumaan Al-Shabaab. Afhayeenka Booliiska Soomaaliya, Sadiiq Duudishe, ayaa sheegay in raggan oo kala ahaa 14 iiraaniyiin ah iyo lix Pakistani ah, ay gacanta ku soo dhigeen, ka dib markii ay si lama filaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-28T09:11:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221128638052048560318743.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"446\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/\",\"name\":\"Ajaanib muddo sanado ah u afduubnaa Alshabaab oo labaarayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221128638052048560318743.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-28T09:11:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221128638052048560318743.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221128638052048560318743.jpeg\",\"width\":660,\"height\":446},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ajaanib muddo sanado ah u afduubnaa Alshabaab oo labaarayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ajaanib muddo sanado ah u afduubnaa Alshabaab oo labaarayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ajaanib muddo sanado ah u afduubnaa Alshabaab oo labaarayo - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa su\u2019aalo weydiinaysa la haystayaal u dhashay dalalka Pakistan iyo Iran, kuwaas oo laga helay meel u dhow dhulka ay xukumaan Al-Shabaab. Afhayeenka Booliiska Soomaaliya, Sadiiq Duudishe, ayaa sheegay in raggan oo kala ahaa 14 iiraaniyiin ah iyo lix Pakistani ah, ay gacanta ku soo dhigeen, ka dib markii ay si lama filaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-28T09:11:25+00:00","og_image":[{"width":660,"height":446,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221128638052048560318743.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/","name":"Ajaanib muddo sanado ah u afduubnaa Alshabaab oo labaarayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221128638052048560318743.jpeg","datePublished":"2022-11-28T09:11:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221128638052048560318743.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221128638052048560318743.jpeg","width":660,"height":446},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ajaanib-muddo-sanado-ah-u-afduubnaa-alshabaab-oo-labaarayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ajaanib muddo sanado ah u afduubnaa Alshabaab oo labaarayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174781"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174781"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174783,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174781\/revisions\/174783"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}