{"id":175059,"date":"2022-12-07T12:12:21","date_gmt":"2022-12-07T09:12:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175059"},"modified":"2022-12-07T12:12:21","modified_gmt":"2022-12-07T09:12:21","slug":"alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo laga cayrsaday  deegaanka Buurweyn ee gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175013\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan.webp\" alt=\"\" width=\"650\" height=\"366\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan.webp 650w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garabsanaya kuwa dadka deegaanka ayaa Maanta la wareegay gacan ku heynta deegaanka Buurweyn oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dagaal kooban ayaa ku dhexmaray deegaanka Buurweyn ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo dhinac ah iyo kuwa kooxda Al-shabaab oo deegaankaasi ka talinaayay dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka kooban ee deegaankaasi ku dhexmaray ciidamada iskaashanaya iyo kuwa Ururka Al-shabaab, hayeeshee wararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in xaafadaha deegaanka Buurweyn lagu arkayo ciidamada Macawiisleyda oo wata hubka noocyadiisa kala duwan, iyaga oo halkaasi ka wada baaritaano ay ku xaqiijinayaan amniga deegaankaasi.<\/p>\n<p>Shalay ayay aheyd markii ciidanka dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo ka baxay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo uu hoggaaminaayay guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ay si nabadgalyo ah ku gaareen degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo maalin ka horna sidoo kale Al-shabaab lagala wareegay degmada Aadan Yabaal oo aheyd taliskii ugu weyna Shabaab ee Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garabsanaya kuwa dadka deegaanka ayaa Maanta la wareegay gacan ku heynta deegaanka Buurweyn oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Dagaal kooban ayaa ku dhexmaray deegaanka Buurweyn ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo dhinac ah iyo kuwa kooxda Al-shabaab oo deegaankaasi ka talinaayay dhowr iyo tobankii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175059","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo laga cayrsaday deegaanka Buurweyn ee gobolka Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo laga cayrsaday deegaanka Buurweyn ee gobolka Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garabsanaya kuwa dadka deegaanka ayaa Maanta la wareegay gacan ku heynta deegaanka Buurweyn oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Dagaal kooban ayaa ku dhexmaray deegaanka Buurweyn ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo dhinac ah iyo kuwa kooxda Al-shabaab oo deegaankaasi ka talinaayay dhowr iyo tobankii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-07T09:12:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/\",\"name\":\"Alshabaab oo laga cayrsaday deegaanka Buurweyn ee gobolka Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-07T09:12:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo laga cayrsaday deegaanka Buurweyn ee gobolka Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo laga cayrsaday deegaanka Buurweyn ee gobolka Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo laga cayrsaday deegaanka Buurweyn ee gobolka Hiiraan - Wardoon","og_description":"Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garabsanaya kuwa dadka deegaanka ayaa Maanta la wareegay gacan ku heynta deegaanka Buurweyn oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Dagaal kooban ayaa ku dhexmaray deegaanka Buurweyn ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo dhinac ah iyo kuwa kooxda Al-shabaab oo deegaankaasi ka talinaayay dhowr iyo tobankii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-07T09:12:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/","name":"Alshabaab oo laga cayrsaday deegaanka Buurweyn ee gobolka Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg","datePublished":"2022-12-07T09:12:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-laga-cayrsaday-deegaanka-buurweyn-ee-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo laga cayrsaday deegaanka Buurweyn ee gobolka Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175059"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175060,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175059\/revisions\/175060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}