{"id":175113,"date":"2022-12-07T22:12:47","date_gmt":"2022-12-07T19:12:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175113"},"modified":"2022-12-07T22:13:39","modified_gmt":"2022-12-07T19:13:39","slug":"daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo tagay Aadan-yabaal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175114\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04.png\" alt=\"\" width=\"1198\" height=\"964\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04.png 1198w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04-300x241.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04-1024x824.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04-768x618.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04-696x560.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04-1068x859.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04-522x420.png 522w\" sizes=\"(max-width: 1198px) 100vw, 1198px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen iyo xubno ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal oo dhawaan ay ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ay la wareegeen.<\/p>\n<p>Cali Cabdulaahi Xuseen Madaxweynaha Hirshabelle iyo xubnaha wafdigiisa ayaa safar dhulka ah uga tagay magaalada Jowhar iyagoo sii maray deegaano dhawaan ay la wareegeen ciidamada dowlada.<\/p>\n<p>Ujeedka booqashada Madaxweynaha Hirshabelle ayaa lagu sheegay inay tahay sidii uu dhiirigelin ugu sameyn lahaa ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ee dhawaan la wareegay gacan ku haynta degmada Aadan Yabaal.<\/p>\n<p>Xubnaha wafdiga Madaxweynaha Hirshabelle ee gaaray degmada Aadan Yabaal ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Gobolka Shabelaha dhexe Axmed Meyre Makaraan,guddoomiyaha degmada Aadan Yabaal Maxamuud Sheekh &amp; xubno kale.<\/p>\n<p>Ammaanka degmada Aadan Yabaal ayaa aad loo adkeeyay gelinkii dambe ee maanta,waxayna wararku sheegayaan in shacabka magaalada ku noolaa oo ka barakacay ay haatan bilaabeen inay dib ugu soo laabtaan guryahoodii.<\/p>\n<p>Hase yeeshee waxaa magaalada shaqeyneyn ceelashii waaweynaa ee magaalada kuwaasoo la sheegay inay Alshabaab ka bixiyeen qalabkii ay ku shaqeynayeen ceelashada.<\/p>\n<p>Degmada Aadan yabaal ayaa waxaa shabaab u aheyd muhiim hase ahaatee shabaab ayaa hadda shabelaha dhexe kaga sugan oo kaliya Degmada Ruun-Rirgood iyo deegaanka Al-Kawthar. Cali Guudlaawe oo gaaray degmada Aadan Yabaal.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen iyo xubno ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal oo dhawaan ay ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ay la wareegeen. Cali Cabdulaahi Xuseen Madaxweynaha Hirshabelle iyo xubnaha wafdigiisa ayaa safar dhulka ah uga tagay magaalada Jowhar iyagoo sii maray deegaano dhawaan ay la wareegeen ciidamada dowlada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175114,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175113","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo tagay Aadan-yabaal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo tagay Aadan-yabaal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen iyo xubno ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal oo dhawaan ay ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ay la wareegeen. Cali Cabdulaahi Xuseen Madaxweynaha Hirshabelle iyo xubnaha wafdigiisa ayaa safar dhulka ah uga tagay magaalada Jowhar iyagoo sii maray deegaano dhawaan ay la wareegeen ciidamada dowlada. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-07T19:12:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-07T19:13:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1198\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"964\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/\",\"name\":\"DAAWO:- Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo tagay Aadan-yabaal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04.png\",\"datePublished\":\"2022-12-07T19:12:47+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-07T19:13:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04.png\",\"width\":1198,\"height\":964},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo tagay Aadan-yabaal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo tagay Aadan-yabaal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo tagay Aadan-yabaal - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen iyo xubno ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal oo dhawaan ay ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ay la wareegeen. Cali Cabdulaahi Xuseen Madaxweynaha Hirshabelle iyo xubnaha wafdigiisa ayaa safar dhulka ah uga tagay magaalada Jowhar iyagoo sii maray deegaano dhawaan ay la wareegeen ciidamada dowlada. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-07T19:12:47+00:00","article_modified_time":"2022-12-07T19:13:39+00:00","og_image":[{"width":1198,"height":964,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/","name":"DAAWO:- Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo tagay Aadan-yabaal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04.png","datePublished":"2022-12-07T19:12:47+00:00","dateModified":"2022-12-07T19:13:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-07-at-19.12.04.png","width":1198,"height":964},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-hir-shabeelle-oo-tagaya-aadan-yabaal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo tagay Aadan-yabaal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175113"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175113"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175116,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175113\/revisions\/175116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}