{"id":175480,"date":"2022-12-17T15:22:42","date_gmt":"2022-12-17T12:22:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175480"},"modified":"2022-12-17T15:23:51","modified_gmt":"2022-12-17T12:23:51","slug":"guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gedo oo qaaday tallaabo lidi ku ah Janan iyo Fartaag"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175482\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex.webp\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex.webp 1079w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex-300x267.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex-1024x911.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex-768x683.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex-696x619.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex-1068x950.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex-472x420.webp 472w\" sizes=\"(max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Axmed Buulle Gareed (Canjeex) ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo deg-deg ah, taas oo uga sii dari karta xiisadda ka taagan gobolkaas ee ka dhalatay booqashadii ay shalay ku gaareen wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan iyo Senator Cabdullaahi Fartaag<\/p>\n<p>Cajneex ayaa xil ka qaadis ku sameeyay maareeyayaasha garoomada diyaaradaha ee degmooyinka kala ah Doolow, Luuq iyo Baardheere isaga oo magacaabay kuwo cusub.<\/p>\n<p>Mahad Carab Qeys oo ahaa maareeyihii hore ee garoonka diyaaradaha degmada Doolow ayaa waxaa lagu beddalay Diiriye Garane Xasan sida lagu sheegay wareegtada soo baxday.<\/p>\n<p>Sidoo kale Saajin Dhaqane oo ahaa maareeyaha garoonka degmada Luuq ayaa waxaa isaguna lagu beddalay Maxamed Qorane Cumar oo loo yaqaano (Dhabarey).<br \/>\nJaamac Cali Cabdi ayaa waxaa isna lagu beddalay Cismaan Daahir Cabdulle (Qooryarey) oo noqonayo maareeyaha cusub ee garoonka diyaaradaha degmada Baardheere.<\/p>\n<p>Xil ka qaadista mas\u2019uuliyiintan oo ku soo aaday, xilli xasaasi ah ayaa waxaa loo sababeeyay inay keentay baahi loo qabo isbeddal lagu sameeyo mareeyayaasha saddexdaas degmo, si loo helo dayactir iyo horumarin lagu sameeyo garoomadaas oo muhiim u ah gobolka Gedo.<br \/>\nLaamaha ammaanka ayaa sidoo kale la faray inay la shaqeeyaan maareeyayaasha cusub ee maanta loo magacaabay garoomada Doolow, Luuq iyo Baardheere ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa la rumeysan yahay in ay billow cusub u tahay dagaal siyaasadeed oo markale ka qarxa gobolka Gedo, kaas oo ku soo beegmay, kadib booqashadii Janan iyo Fartaag oo dhinaca Mandheera kasoo galay Gedo, waxaana is hortaag ku sameeyay mas\u2019uuliyiinta Gedo, walow mar dambe lagu qanciyay in wafdigan uu tego degmada Dolow.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-175481\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/320515269_663752645486301_5994521877646295251_n-1.webp\" alt=\"\" width=\"521\" height=\"738\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/320515269_663752645486301_5994521877646295251_n-1.webp 508w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/320515269_663752645486301_5994521877646295251_n-1-212x300.webp 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/320515269_663752645486301_5994521877646295251_n-1-296x420.webp 296w\" sizes=\"(max-width: 521px) 100vw, 521px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Axmed Buulle Gareed (Canjeex) ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo deg-deg ah, taas oo uga sii dari karta xiisadda ka taagan gobolkaas ee ka dhalatay booqashadii ay shalay ku gaareen wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan iyo Senator Cabdullaahi Fartaag Cajneex ayaa xil ka qaadis ku sameeyay maareeyayaasha garoomada diyaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175482,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175480","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Gedo oo qaaday tallaabo lidi ku ah Janan iyo Fartaag - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Gedo oo qaaday tallaabo lidi ku ah Janan iyo Fartaag - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Axmed Buulle Gareed (Canjeex) ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo deg-deg ah, taas oo uga sii dari karta xiisadda ka taagan gobolkaas ee ka dhalatay booqashadii ay shalay ku gaareen wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan iyo Senator Cabdullaahi Fartaag Cajneex ayaa xil ka qaadis ku sameeyay maareeyayaasha garoomada diyaaradaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-17T12:22:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-17T12:23:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1079\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Gedo oo qaaday tallaabo lidi ku ah Janan iyo Fartaag - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex.webp\",\"datePublished\":\"2022-12-17T12:22:42+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-17T12:23:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex.webp\",\"width\":1079,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Gedo oo qaaday tallaabo lidi ku ah Janan iyo Fartaag\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Gedo oo qaaday tallaabo lidi ku ah Janan iyo Fartaag - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Gedo oo qaaday tallaabo lidi ku ah Janan iyo Fartaag - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Axmed Buulle Gareed (Canjeex) ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo deg-deg ah, taas oo uga sii dari karta xiisadda ka taagan gobolkaas ee ka dhalatay booqashadii ay shalay ku gaareen wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan iyo Senator Cabdullaahi Fartaag Cajneex ayaa xil ka qaadis ku sameeyay maareeyayaasha garoomada diyaaradaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-17T12:22:42+00:00","article_modified_time":"2022-12-17T12:23:51+00:00","og_image":[{"width":1079,"height":960,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/","name":"Guddoomiyaha Gedo oo qaaday tallaabo lidi ku ah Janan iyo Fartaag - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex.webp","datePublished":"2022-12-17T12:22:42+00:00","dateModified":"2022-12-17T12:23:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Axmed-Buulle-Canjeex.webp","width":1079,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-gedo-oo-qaaday-tallaabo-janan-iyo-fartaag\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Gedo oo qaaday tallaabo lidi ku ah Janan iyo Fartaag"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175480"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175480"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175484,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175480\/revisions\/175484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175482"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}