{"id":175745,"date":"2022-12-25T13:18:55","date_gmt":"2022-12-25T10:18:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175745"},"modified":"2022-12-25T13:18:55","modified_gmt":"2022-12-25T10:18:55","slug":"daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Odayaashii udhuuntay alshabaab oo cadaado kulaabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175746\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26.png\" alt=\"\" width=\"1242\" height=\"1248\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26.png 1242w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26-300x300.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26-1019x1024.png 1019w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26-150x150.png 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26-768x772.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26-696x699.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26-1068x1073.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26-418x420.png 418w\" sizes=\"(max-width: 1242px) 100vw, 1242px\" \/><\/p>\n<p>Odayaashii Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee Habargidir ee dhowaan Al-Shabaab ugu tegay degmada Xarardheer ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaga oo faahfaahin dheeraad ka bixiyay ujeedka ay ugu tageen kooxda Al-Shabaab iyo sidoo kale heshiiska ay la soo galeen.<\/p>\n<p>Odayaashan oo shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa marka hore beeniyay inay la shaqeeyaan Al-Shabaab, waxayna sheegeen inay ugu tageen arrimo xal raadin ah.<\/p>\n<p>\u201cOday dhaqan waxaa xalkiisu yahay meeshii dadka shacabka ah wax ka galaan inuu galo, sidaas ayaan annaga ku galnay. Shabaab ma nihin, siyaasiyiina ma nihin,\u201d ayuu yiri Nabadoon Cali Yare Axmed Xayle oo kamida odayaasha heshiiska lasoo galay Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamnay in heshiiskooda ay ku soo daayeen illaa 67 qof oo maxaabiis ahaan ay u heysteen Al-Shabaab, sidoo kalena ay kasoo fasaxeen gaadiid fara badan.<br \/>\n\u201cAnnagu 67 qofood ayaan keenay, gaadiidkii Saleebaan oo afar bilood xayirnaa saakadaan-bey dareerayeen kulligood,\u201d ayuu sii raaciyay Nabadoon Cali yare Axmed Xayle.<\/p>\n<p>Dhankiisa Nabadoon Sugaal Warsame Cali oo madasha ka hadlay ayaa xusay in wax xiriir ah ama wada-shaqeyn ah aysan la laheyn Al-Shabaab, balse wuxuu tilmaamay in ujeedkooda uu ahaa inay soo dayaan dadkaasi shacabka ah ee lagu heystay Xarardheere.<br \/>\n\u201cAl-Shabaab lama shaqeyno wax xiriir ah nagama dhexeeyo ujeedkeena waa in aan dadka naga xiran ka soo deyno,\u201d ayuu isna yiri Nabadoon Sugaal Warsame Cali.<\/p>\n<p>Si kastaba, tallaabada ay qaadeen odayaashaan iyo heshiiska ay lasoo galeen kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa si weyn iga hortimid Beesha Saleebaan, kadib kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka iyo cuqaasha reer Xaaji Saleebaan ayaga oo wax ba kama jiraan ku tilmaamay heshiiska la sheegay in kooxda ay la gashay beesha oo degta Galmudug.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Frisaalatelevision%2Fvideos%2F3001524753484317%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaashii Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee Habargidir ee dhowaan Al-Shabaab ugu tegay degmada Xarardheer ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaga oo faahfaahin dheeraad ka bixiyay ujeedka ay ugu tageen kooxda Al-Shabaab iyo sidoo kale heshiiska ay la soo galeen. Odayaashan oo shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa marka hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175746,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175745","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Odayaashii udhuuntay alshabaab oo cadaado kulaabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Odayaashii udhuuntay alshabaab oo cadaado kulaabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odayaashii Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee Habargidir ee dhowaan Al-Shabaab ugu tegay degmada Xarardheer ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaga oo faahfaahin dheeraad ka bixiyay ujeedka ay ugu tageen kooxda Al-Shabaab iyo sidoo kale heshiiska ay la soo galeen. Odayaashan oo shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa marka hore [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-25T10:18:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1242\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1248\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Odayaashii udhuuntay alshabaab oo cadaado kulaabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26.png\",\"datePublished\":\"2022-12-25T10:18:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26.png\",\"width\":1242,\"height\":1248},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Odayaashii udhuuntay alshabaab oo cadaado kulaabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Odayaashii udhuuntay alshabaab oo cadaado kulaabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Odayaashii udhuuntay alshabaab oo cadaado kulaabtay - Wardoon","og_description":"Odayaashii Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee Habargidir ee dhowaan Al-Shabaab ugu tegay degmada Xarardheer ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaga oo faahfaahin dheeraad ka bixiyay ujeedka ay ugu tageen kooxda Al-Shabaab iyo sidoo kale heshiiska ay la soo galeen. Odayaashan oo shir jaraa\u2019id u qabtay Wariyeyaasha ayaa marka hore [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-25T10:18:55+00:00","og_image":[{"width":1242,"height":1248,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/","name":"DAAWO:-Odayaashii udhuuntay alshabaab oo cadaado kulaabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26.png","datePublished":"2022-12-25T10:18:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Screenshot-2022-12-25-at-10.16.26.png","width":1242,"height":1248},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-udhuuntay-alshabaab-oo-cadaado-kulaabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Odayaashii udhuuntay alshabaab oo cadaado kulaabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175745"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175745"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175747,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175745\/revisions\/175747"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175746"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}