{"id":176054,"date":"2023-01-02T14:13:42","date_gmt":"2023-01-02T11:13:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176054"},"modified":"2023-01-02T14:17:13","modified_gmt":"2023-01-02T11:17:13","slug":"al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Al-shabaab oo dad shacab ah ka afduubatay gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176055\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082212641110223.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"411\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082212641110223.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082212641110223-300x187.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaarayo deegaanada Beerxaano iyo Dhoqor oo ku yaala dhanka Koonfureed ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in deegaanadaasi kooxda Al-shabaab ka afduubteen dad shacab ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ku dhawaad 20 ruux oo dhamaantood ahaa dad shacab ah oo kasoo jeeda Beesha Xawaadle ayaa la xaqiijiyay in kooxda ay ka ka xeysteen deegaanada Beerxaano iyo Dhoqor, islamarkaana ka gudbiyeen Wabiga Shabeelle oo markii horaba la sheegay in kooxda afduubka geysatay ay kasoo gudbeen.<\/p>\n<p>Dadkaan shacabka ah ee Al-shabaab afduubteen ayaa la sheegay iney ahayeen dad beeraleey ah oo aanan la ogeyn sababta rasmiga ah ee ka dambeysa afduubka Al-shabaab u geysteen.<\/p>\n<p>Laba cisho ka hor ayay aheyd markii sidaan oo kale kooxda Al-shabaab ay afduubteen dad shacab ah oo marayey inta u dhaxeeyso degmada Halgan iyo deegaanka Dheenweyne ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo ay kooxda ka gudbiyeen Wabiga Shabeelle, maadama dhanka Galbeed ee gobolka Hiiraan ay wali kooxda ku leeyihiin Saldhigyo waa weyn.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHalbeegMedia%2Fvideos%2F837420220697448%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo deegaanada Beerxaano iyo Dhoqor oo ku yaala dhanka Koonfureed ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in deegaanadaasi kooxda Al-shabaab ka afduubteen dad shacab ah. &nbsp; Ku dhawaad 20 ruux oo dhamaantood ahaa dad shacab ah oo kasoo jeeda Beesha Xawaadle ayaa la xaqiijiyay in kooxda ay ka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176055,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176054","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Al-shabaab oo dad shacab ah ka afduubatay gobolka Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Al-shabaab oo dad shacab ah ka afduubatay gobolka Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaarayo deegaanada Beerxaano iyo Dhoqor oo ku yaala dhanka Koonfureed ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in deegaanadaasi kooxda Al-shabaab ka afduubteen dad shacab ah. &nbsp; Ku dhawaad 20 ruux oo dhamaantood ahaa dad shacab ah oo kasoo jeeda Beesha Xawaadle ayaa la xaqiijiyay in kooxda ay ka ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-02T11:13:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-01-02T11:17:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082212641110223.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"411\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Al-shabaab oo dad shacab ah ka afduubatay gobolka Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082212641110223.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-02T11:13:42+00:00\",\"dateModified\":\"2023-01-02T11:17:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082212641110223.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082212641110223.jpeg\",\"width\":660,\"height\":411},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Al-shabaab oo dad shacab ah ka afduubatay gobolka Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Al-shabaab oo dad shacab ah ka afduubatay gobolka Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Al-shabaab oo dad shacab ah ka afduubatay gobolka Hiiraan - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaarayo deegaanada Beerxaano iyo Dhoqor oo ku yaala dhanka Koonfureed ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in deegaanadaasi kooxda Al-shabaab ka afduubteen dad shacab ah. &nbsp; Ku dhawaad 20 ruux oo dhamaantood ahaa dad shacab ah oo kasoo jeeda Beesha Xawaadle ayaa la xaqiijiyay in kooxda ay ka ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-02T11:13:42+00:00","article_modified_time":"2023-01-02T11:17:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":411,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082212641110223.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/","name":"DHAGAYSO:-Al-shabaab oo dad shacab ah ka afduubatay gobolka Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082212641110223.jpeg","datePublished":"2023-01-02T11:13:42+00:00","dateModified":"2023-01-02T11:17:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082212641110223.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082212641110223.jpeg","width":660,"height":411},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dad-shacab-ah-ka-afduubatay-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Al-shabaab oo dad shacab ah ka afduubatay gobolka Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176054"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176054"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176058,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176054\/revisions\/176058"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}