{"id":176063,"date":"2023-01-02T14:39:06","date_gmt":"2023-01-02T11:39:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176063"},"modified":"2023-01-02T14:39:06","modified_gmt":"2023-01-02T11:39:06","slug":"dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay xaalada Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176064\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082182410388761.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"396\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082182410388761.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082182410388761-300x180.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Mudane Cabdirisaaq Khaliif oo farageliyay xiisadda ka taagan Laascaanood ayaa eedeymo culus u jeediyay xukuumadda maamulkaas ee uu horkacayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Khaliif oo aan si aan li fileyn uga hadlay arrinta Laascaanood ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda ay ciidamo u adeegsatay shacabka ku dhaqan magaaladaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in caburin iyo xoog aan xalku ku jirin balse loo baahanyahay in xukuumadda ay la timaado qorshe ay wax kaga qabanayso xaaladda Laascaanood.<\/p>\n<p>\u201cWaa howl masuuliyadeeda ay leedahay xukuumadu waana shaqadii loo igmaday madaxweynaha iyo xukuumadiisa, laamaheeda amniga, wasaarada arrimaha guddaha, taliska ciidanka booliiska, sirdoonka, waxa laga rabaa in ay waxkasta oo ka dhacaya ay iyagu wax ka qabtaan\u201d ayuu yiru guddoomiyaha Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland.<br \/>\nWaxa kale oo uu intaasi kusii daray in xukuumadda Somaliland ay dayacday dadka reer Laascaanood, maada in muddo ah dilal qorsheysayn loo geysanayey haldoorka magaalada.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ku soo aadayo, ayada oo weli ay sii socdaan rabshada Laascaanood, waxaana kordhay dhimashada oo gaartay 20 qof, sida ay shaaciyeen bahda caafimaadka.<br \/>\nSi kastaba, Xaaladda ayaa haatan u muuqata mid kasi dareysa, maadaama aan weli xal loo helin rabshadaha socdo, waxayna shacabku sii wadaan dibadbaxa, halka ciidamaduna ay adeegsanayaan awoodooda, taas oo kordhisay khasaaraha soo gaaray dadka rayidka ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F1201397493796781%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Mudane Cabdirisaaq Khaliif oo farageliyay xiisadda ka taagan Laascaanood ayaa eedeymo culus u jeediyay xukuumadda maamulkaas ee uu horkacayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Khaliif oo aan si aan li fileyn uga hadlay arrinta Laascaanood ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda ay ciidamo u adeegsatay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Sidoo kale wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176064,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176063","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay xaalada Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay xaalada Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Mudane Cabdirisaaq Khaliif oo farageliyay xiisadda ka taagan Laascaanood ayaa eedeymo culus u jeediyay xukuumadda maamulkaas ee uu horkacayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Khaliif oo aan si aan li fileyn uga hadlay arrinta Laascaanood ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda ay ciidamo u adeegsatay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Sidoo kale wuxuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-02T11:39:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082182410388761.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"396\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay xaalada Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082182410388761.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-02T11:39:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082182410388761.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082182410388761.jpeg\",\"width\":660,\"height\":396},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay xaalada Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay xaalada Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay xaalada Laascaanood - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Mudane Cabdirisaaq Khaliif oo farageliyay xiisadda ka taagan Laascaanood ayaa eedeymo culus u jeediyay xukuumadda maamulkaas ee uu horkacayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Khaliif oo aan si aan li fileyn uga hadlay arrinta Laascaanood ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadda ay ciidamo u adeegsatay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Sidoo kale wuxuu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-02T11:39:06+00:00","og_image":[{"width":660,"height":396,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082182410388761.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/","name":"DHAGAYSO:-Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay xaalada Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082182410388761.jpeg","datePublished":"2023-01-02T11:39:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082182410388761.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/202312638082182410388761.jpeg","width":660,"height":396},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-guddoomiyaha-wakiilada-somaliland-oo-ka-hadlay-xaalada-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland oo ka hadlay xaalada Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176063"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176063"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176063\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176065,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176063\/revisions\/176065"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176064"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}