{"id":176474,"date":"2023-01-20T12:13:03","date_gmt":"2023-01-20T09:13:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176474"},"modified":"2023-01-20T12:13:03","modified_gmt":"2023-01-20T09:13:03","slug":"taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/","title":{"rendered":"Taliye Xasan Tuure oo ku dhintay dagaalkii saaka ee GALCAD"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176475\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg.webp\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"675\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg.webp 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg-300x169.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg-1024x576.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg-768x432.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg-696x392.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg-1068x601.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qaraxyo ku billowday oo waaberigii hore ee saaka ay Al-Shabaab ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa la sheegay in uu ku billowday illaa laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kadibna uu xigay dagaal toos ah oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo dhinac ah iyo dagaal-yahaanada Al-Shabaab<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. Khasaaraha ayaa soo kala gaaray labada dhinac ee kala ah ciidamada dowladda, dadka deegaanka oo dhinac ah iyo Shabaabkii weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalka ku dhintay Taliye ku-xigeenka ciidanka gaarka u tababaran ee DANAB Xasan Maxamed Cismaan oo ku magac-dheera (Xasan Tuure).<br \/>\nSidoo kale dadka ku dhintay dagaalkan ayaa waxaa kamid ah askar, kuwaasi oo sida la xaqiijiyay ahaa Ilaaladii taliye Xasan Tuure, inkasta oo aan faah-faahin rasmi ah laga bixin in uu ku dhintay qaraxyada iyo in uu ku naf waayay dagaalka tooska ah ee xigay.<\/p>\n<p>Taliye Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) ayaa waxa uu kamid ahaa saraakiisha hogaamineysay howl-galka lagu qabtay degmada Galcad iyo deegaano kale, oo laga saaray kooxda Al-Shabaab.<br \/>\nCiidamada dowladda oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa dagaal xoogan kala hortagay dagaalamayaasha Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday mid kamid ah saldhigyada ay ka sameysteen degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka ayaa goor sii horeysay sheegtay in weerarkii saaka lagu jebiyay kooxda Al-Shabaab, kaasi oo ay ku tilmaamtay inuu ahaa weerar \u201cnaf la-caari ah\u201d.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay dowladda in xaaladda magaalada ay hadda degan tahay, islamarkaana ay si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qaraxyo ku billowday oo waaberigii hore ee saaka ay Al-Shabaab ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Weerarka ayaa la sheegay in uu ku billowday illaa laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kadibna uu xigay dagaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176475,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176474","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliye Xasan Tuure oo ku dhintay dagaalkii saaka ee GALCAD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliye Xasan Tuure oo ku dhintay dagaalkii saaka ee GALCAD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qaraxyo ku billowday oo waaberigii hore ee saaka ay Al-Shabaab ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Weerarka ayaa la sheegay in uu ku billowday illaa laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kadibna uu xigay dagaal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-20T09:13:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/\",\"name\":\"Taliye Xasan Tuure oo ku dhintay dagaalkii saaka ee GALCAD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg.webp\",\"datePublished\":\"2023-01-20T09:13:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg.webp\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliye Xasan Tuure oo ku dhintay dagaalkii saaka ee GALCAD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliye Xasan Tuure oo ku dhintay dagaalkii saaka ee GALCAD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliye Xasan Tuure oo ku dhintay dagaalkii saaka ee GALCAD - Wardoon","og_description":"Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qaraxyo ku billowday oo waaberigii hore ee saaka ay Al-Shabaab ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Weerarka ayaa la sheegay in uu ku billowday illaa laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kadibna uu xigay dagaal [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-20T09:13:03+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/","name":"Taliye Xasan Tuure oo ku dhintay dagaalkii saaka ee GALCAD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg.webp","datePublished":"2023-01-20T09:13:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Galcad-jpeg.webp","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-xasan-tuure-oo-ku-dhintay-dagaalkii-saaka-ee-galcad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliye Xasan Tuure oo ku dhintay dagaalkii saaka ee GALCAD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176474"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176474"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176476,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176474\/revisions\/176476"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}