{"id":176497,"date":"2023-01-22T01:13:10","date_gmt":"2023-01-21T22:13:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176497"},"modified":"2023-01-22T01:13:10","modified_gmt":"2023-01-21T22:13:10","slug":"daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Booliiska gobolka Banaadir oo sheegay in askar loo xiray dilka darawal bajaajle ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176498\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023121638099005384295613.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023121638099005384295613.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023121638099005384295613-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir G\/Sare Macalin Mahdi ayaa warbaahinta u sheegay in askar loo soo xiray dilkii saakay wiilka Bajaaj-ta waday loogu geystay degmada Howlwadaag.<\/p>\n<p>Macalin Mahdi ayaa sheegay in geeridii wiilkaas kadib ay saakay deg deg u soo gaareen goobta oo la xiray dhamaan ciidankii joogay aaggaas, isla markaana lagu bilaabay baaritaan.<\/p>\n<p>\u201cSi cadaaladda looga gun-gaaro, waxaan ku dadaaleynaa in dambihii wiilkaas dilka u geystay aan banaanka soo dhigno waqti dhow,\u201d ayuu yiri Taliye Macalin Mahdi.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa digniin adag u diray ciidamada ka howlgala gobolka Banaadir, isagoo carrabka ku adkeeyey in qofkii dil geysta aan looga hari doonin oo cadaaladda uu dhedhemi doono isna.<br \/>\n\u201cKuwii horay dilalka u geystay waan ku raad joognaa, kama hari doono, muwaadin in la dilo waa dhamaatay, adduunka meeshii aad ka tagto waan ku soo qaba doonaa hadii aad dadka disho,\u201d ayuu ciidanka ugu goodiyey Taliye Macalin Mahdi.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku sii daraya, \u201cDadkaan reer Muqdisho waxaa dil ku dhameysay Al-Shabaab, ciidankii amnigooda ilaali lahaa inay dilaan kama yeeli doono, kas ama kama\u2019 mid aad ku baxsa doonto ma jirto askariyow ee dadka ha isku dilin.\u201d<br \/>\nTaliyaha ayaa sheegay in maanta uu la kulmay Hooyadii iyo Aabihii dhalay wiilkii maanta lagu dilay Howlwadaag, isla markaana uu u tacsiyeynayo mar labaad geerida wiilkooda.<\/p>\n<p>\u201cShacabka Soomaaliyeedow ku dega, waa xiran yihiin raggii dilkaas geystay, waana soo bandhigi doonaa, baaritaan ayaa ku socda askarta oo waa la kala saarayaa,\u201d ayuu yiri Taliyaha ciidanka booliska gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa ka digay banaanbax dambe oo rabshado wata, hadii ay dhacaan falal lamid ah kii maanta, isagoo si gaar ah ugu digay darawalada mooto Bajaaj-ta.<\/p>\n<p>\u201cQof kasta oo banaanbax been ah ku qariba badqabka umadda kale, sharciga ayaan la tiigsa doonaa, idinkama yeeleyno in qalad-qalad lagu saxo, anagaa u taagan in dambiile kasta aan soo qabano ee joojiya dhibaatooyinka kale oo aad sii geysaneysaan,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Taliye Macalin Mahdi.<\/p>\n<p>Darawallada mooto Bajaaj-ta ka shaqeysa gudaha Muqdisho dad u badan ayaa saakay banaan-bax xoog leh oo rabshado wara waxay ka dhigeen inta u dhaxeysa isgoysyada Howlwadaag iyo Bakaaraha, kadib markii darawal Mooto Bajaaj lagu dilay isgoyska Howlwadaag.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa fahfaahin ka bixiyay dilka wiil bajajla ah.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZCdt75Gfu5k\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir G\/Sare Macalin Mahdi ayaa warbaahinta u sheegay in askar loo soo xiray dilkii saakay wiilka Bajaaj-ta waday loogu geystay degmada Howlwadaag. Macalin Mahdi ayaa sheegay in geeridii wiilkaas kadib ay saakay deg deg u soo gaareen goobta oo la xiray dhamaan ciidankii joogay aaggaas, isla markaana lagu bilaabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Booliiska gobolka Banaadir oo sheegay in askar loo xiray dilka darawal bajaajle ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Booliiska gobolka Banaadir oo sheegay in askar loo xiray dilka darawal bajaajle ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir G\/Sare Macalin Mahdi ayaa warbaahinta u sheegay in askar loo soo xiray dilkii saakay wiilka Bajaaj-ta waday loogu geystay degmada Howlwadaag. Macalin Mahdi ayaa sheegay in geeridii wiilkaas kadib ay saakay deg deg u soo gaareen goobta oo la xiray dhamaan ciidankii joogay aaggaas, isla markaana lagu bilaabay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-21T22:13:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023121638099005384295613.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/\",\"name\":\"DAAWO:-Booliiska gobolka Banaadir oo sheegay in askar loo xiray dilka darawal bajaajle ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023121638099005384295613.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-21T22:13:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023121638099005384295613.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023121638099005384295613.jpeg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Booliiska gobolka Banaadir oo sheegay in askar loo xiray dilka darawal bajaajle ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Booliiska gobolka Banaadir oo sheegay in askar loo xiray dilka darawal bajaajle ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Booliiska gobolka Banaadir oo sheegay in askar loo xiray dilka darawal bajaajle ah - Wardoon","og_description":"Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir G\/Sare Macalin Mahdi ayaa warbaahinta u sheegay in askar loo soo xiray dilkii saakay wiilka Bajaaj-ta waday loogu geystay degmada Howlwadaag. Macalin Mahdi ayaa sheegay in geeridii wiilkaas kadib ay saakay deg deg u soo gaareen goobta oo la xiray dhamaan ciidankii joogay aaggaas, isla markaana lagu bilaabay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-21T22:13:10+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023121638099005384295613.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/","name":"DAAWO:-Booliiska gobolka Banaadir oo sheegay in askar loo xiray dilka darawal bajaajle ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023121638099005384295613.jpeg","datePublished":"2023-01-21T22:13:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023121638099005384295613.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023121638099005384295613.jpeg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-gobolka-banaadir-oo-sheegay-in-askar-loo-xiray-dilka-darawal-bajaajle-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Booliiska gobolka Banaadir oo sheegay in askar loo xiray dilka darawal bajaajle ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176497"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176497"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176499,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176497\/revisions\/176499"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}