{"id":176589,"date":"2023-01-26T14:59:06","date_gmt":"2023-01-26T11:59:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176589"},"modified":"2023-01-26T14:59:06","modified_gmt":"2023-01-26T11:59:06","slug":"hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/","title":{"rendered":"Hawada Soomaaliya oo loo aqoonsaday Class A"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176590\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Hawada-Soomaaliya.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Hawada-Soomaaliya.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Hawada-Soomaaliya-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa 30 sano kadib xalay si rasmi ah ula soo wareegtay amniga hawada Soomaaliya, ayada oo heshay aqoonsi caalami ah oo aad u sarreeya tan iyo burburkii dalka.<\/p>\n<p>Maareeyaha hey\u2019adda duulista Axmed Macalin Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyay waxa ay ka dhigan tahay guushan iyo in Soomaaliya ay la soo wareegto sharciga lagu maamulayo hawada, kaas oo ay dowladda federaalka gelisay dadaal xoogan.<br \/>\nSharcigan ayaa dhigaya in hawada Soomaaliya ay tahay amni ah oo la\u2019isku halleyn karo, waxaana maamuleysa dowladda federaalka oo haatan toos loogu soo wareejiyay.<\/p>\n<p>Axmed Macallin oo ka hadlayey arrintan ayaa shaaciyay in markii hore ay Soomaaliya ku shaqeyneysay heerka hoose, balse ay hadda u wareegeen heerka sare oo muhiim ah.<br \/>\n\u201cHawada Soomaaliya 30-kii sano ee la soo dhaafay waxay ku shaqeyneysay heerka ugu hooseeya marka ALXM muddo sanad ah ayaan wadnay inaan heerka sarreeyo geyno hawadas Soomaaliya, tan iyo markii aan la soo wareegnaym\u201d ayuu yiri Maareeyuhu.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in arrintan ay faa\u2019ido weyn u leedahay Soomaaliya, isla-markaana ay shaqeyn doonaan lacag ka badan tii ay horay u soo saari jireen.<br \/>\n\u201cSoomaaliya waxay noqoneysa Class A oo meesha ugu sarreysa mas\u2019uuliyadda ugu badan Soomaaliya ayey fuuleysaa lacagta aan soo saari jirnay ka badan ayaan soo saareynaam, haddii uu Ilaah yiraahdo,\u201d ayuu markale wareysiga ku yiri Mudane Axmed Macallin.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu intaas ku daray in arintan ay muhiim u tahay badqabka diyaaradaha isla-markaana ay haatan diyaarado caalami ah kusoo dhiiran doonaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cBadqabadka diyaaradahana wuxuu noqonayaa meeshii ugu sarreysay diyaarado badan ayaa ku soo dhiiran Soomaaliya oo hadda ka leexda hadda shuruuda waa buuxinay,\u201d.<br \/>\nSi kastaba, hawada Soomaaliya ayaa markii hore waxaa gacanta ku heysay hay\u2019adah ka tirsan QM, waxaana laga maamuli jiray magaalada Nairobo, balse sanadihii u dambeeyay loo soo wareejiyay Muqdisho, ayada oo haatan dowladda ay ula wareegtay amniga hawada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa 30 sano kadib xalay si rasmi ah ula soo wareegtay amniga hawada Soomaaliya, ayada oo heshay aqoonsi caalami ah oo aad u sarreeya tan iyo burburkii dalka. Maareeyaha hey\u2019adda duulista Axmed Macalin Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyay waxa ay ka dhigan tahay guushan iyo in Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176590,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176589","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hawada Soomaaliya oo loo aqoonsaday Class A - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hawada Soomaaliya oo loo aqoonsaday Class A - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa 30 sano kadib xalay si rasmi ah ula soo wareegtay amniga hawada Soomaaliya, ayada oo heshay aqoonsi caalami ah oo aad u sarreeya tan iyo burburkii dalka. Maareeyaha hey\u2019adda duulista Axmed Macalin Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyay waxa ay ka dhigan tahay guushan iyo in Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-26T11:59:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Hawada-Soomaaliya.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/\",\"name\":\"Hawada Soomaaliya oo loo aqoonsaday Class A - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Hawada-Soomaaliya.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-26T11:59:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Hawada-Soomaaliya.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Hawada-Soomaaliya.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hawada Soomaaliya oo loo aqoonsaday Class A\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hawada Soomaaliya oo loo aqoonsaday Class A - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hawada Soomaaliya oo loo aqoonsaday Class A - Wardoon","og_description":"Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa 30 sano kadib xalay si rasmi ah ula soo wareegtay amniga hawada Soomaaliya, ayada oo heshay aqoonsi caalami ah oo aad u sarreeya tan iyo burburkii dalka. Maareeyaha hey\u2019adda duulista Axmed Macalin Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyay waxa ay ka dhigan tahay guushan iyo in Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-26T11:59:06+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Hawada-Soomaaliya.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/","name":"Hawada Soomaaliya oo loo aqoonsaday Class A - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Hawada-Soomaaliya.jpeg","datePublished":"2023-01-26T11:59:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Hawada-Soomaaliya.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/Hawada-Soomaaliya.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hawada-soomaaliya-oo-loo-aqoonsaday-class-a\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hawada Soomaaliya oo loo aqoonsaday Class A"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176589"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176589"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176591,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176589\/revisions\/176591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176590"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}