{"id":176657,"date":"2023-01-30T12:06:43","date_gmt":"2023-01-30T09:06:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176657"},"modified":"2023-01-30T12:07:45","modified_gmt":"2023-01-30T09:07:45","slug":"cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176658\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106347009508911.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106347009508911.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106347009508911-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka ganacsiga dowladda Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku tilmaamay guul shacabka Soomaaliyeed usoo hoyatay, in kooxda Al-Shabaab ay dareemeen saamaynta ay ku yeelatay dagaalka dhaqaale ee dawladdu ku qaadday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka ganacsiga wuxuu sheegay tallaabada cuno qabataynta dhaqaale ee Shabaab lagusoo rogay in lagu badbaadiyey lacago tiro badan oo ay doonayeen inay Shabaab baad uga qaataan ganacsatada Soomaaliyeed, sida uu sheegay wasiirku.<\/p>\n<p>&#8220;Ninka Cali Dheere la yiraa ee ku hadla Afka Khawaarijta, waxa aan u sheegayaa in aan waxba laga waydiinayn ilaalinta hantida umadda Soomaaliyeed oo cidda laga ilaalinayaa ay tahay isaga oo ah khawaarijta Al-Shabaab,&#8221; ayuu yiri Wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiirka ganacsigu waxa uu ganacsatada Soomaaliyeed ku boggaadiyay u hoggaansamidda awaamiirtii dawladda ee lagu joojinaayey lacagahii sharci darrada ahaa ee ay siin jireen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxa uu ganacsatada Soomaaliyeed uga mahad-celiyey inay si joogto ah ay dawladda ula soo wadaagaan xogaha la xiriira meelaha lacagaha loogu diro Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wuxuuna carrabka ku dhuftay in gacanta lagu dhigay taleefano iyo akoono tiro badan oo lagu dhici jiray lacagaha ganacsatada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay inay soo bandhigayso malaayiin dollar oo Shabaab ugu xaraysnaa bangiyada dalka, lacagahaas oo ay Dowladdu sheegtay in loo adeegsan jiray dhibaataynta shacabka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176660\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327573413_1183732822260288_2375727466014942426_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"864\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327573413_1183732822260288_2375727466014942426_n.jpeg 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327573413_1183732822260288_2375727466014942426_n-300x240.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327573413_1183732822260288_2375727466014942426_n-1024x819.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327573413_1183732822260288_2375727466014942426_n-768x614.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327573413_1183732822260288_2375727466014942426_n-696x557.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327573413_1183732822260288_2375727466014942426_n-1068x854.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/327573413_1183732822260288_2375727466014942426_n-525x420.jpeg 525w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka ganacsiga dowladda Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku tilmaamay guul shacabka Soomaaliyeed usoo hoyatay, in kooxda Al-Shabaab ay dareemeen saamaynta ay ku yeelatay dagaalka dhaqaale ee dawladdu ku qaadday. &nbsp; Wasiirka ganacsiga wuxuu sheegay tallaabada cuno qabataynta dhaqaale ee Shabaab lagusoo rogay in lagu badbaadiyey lacago tiro badan oo ay doonayeen inay Shabaab baad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka ganacsiga dowladda Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku tilmaamay guul shacabka Soomaaliyeed usoo hoyatay, in kooxda Al-Shabaab ay dareemeen saamaynta ay ku yeelatay dagaalka dhaqaale ee dawladdu ku qaadday. &nbsp; Wasiirka ganacsiga wuxuu sheegay tallaabada cuno qabataynta dhaqaale ee Shabaab lagusoo rogay in lagu badbaadiyey lacago tiro badan oo ay doonayeen inay Shabaab baad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-01-30T09:06:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-01-30T09:07:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106347009508911.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106347009508911.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-01-30T09:06:43+00:00\",\"dateModified\":\"2023-01-30T09:07:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106347009508911.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106347009508911.jpeg\",\"width\":660,\"height\":382},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed - Wardoon","og_description":"Wasiirka ganacsiga dowladda Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku tilmaamay guul shacabka Soomaaliyeed usoo hoyatay, in kooxda Al-Shabaab ay dareemeen saamaynta ay ku yeelatay dagaalka dhaqaale ee dawladdu ku qaadday. &nbsp; Wasiirka ganacsiga wuxuu sheegay tallaabada cuno qabataynta dhaqaale ee Shabaab lagusoo rogay in lagu badbaadiyey lacago tiro badan oo ay doonayeen inay Shabaab baad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-01-30T09:06:43+00:00","article_modified_time":"2023-01-30T09:07:45+00:00","og_image":[{"width":660,"height":382,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106347009508911.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/","name":"Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106347009508911.jpeg","datePublished":"2023-01-30T09:06:43+00:00","dateModified":"2023-01-30T09:07:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106347009508911.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/01\/2023130638106347009508911.jpeg","width":660,"height":382},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-dheere-waxba-laga-weydiin-maayo-ilaalinta-hantida-ummadda-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Dheere waxba laga weydiin maayo ilaalinta hantida ummadda Soomaaliyeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176657"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176657"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176661,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176657\/revisions\/176661"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176658"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}