{"id":176723,"date":"2023-02-01T19:27:22","date_gmt":"2023-02-01T16:27:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176723"},"modified":"2023-02-01T19:30:44","modified_gmt":"2023-02-01T16:30:44","slug":"daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dalalka safka hore kaga jira ladagaalka Alshabaab oo war murtiyeed soosaaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176724\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108356851361915.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"367\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108356851361915.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108356851361915-300x167.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Shir madaxeedka dalalka safka hore uga jira dagaalka Alshabab ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo baxay war murtiyeed ay ku midaysan yihiin madaxda shirka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shir-madaxeedku waxa uu dib u eegis ku sameeyay gunaanadka shirweynihii wasiirrada difaaca iyo Taliyayaasha Ciidamada Difaaca ee Dawladaha Jiida Hore, kaasoo ku saabsanaa muhiimadda ay leedahay isku dubaridka howlgallada ka dhanka ah kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka akhriso war murtiyeedka.<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynayaashu waxay ku nuuxnuuxsadeen baahida degdega ah ee loo qabo in si wadajir ah loo qorsheeyo istaraatiijiyad hawlgelineed oo muhiim ah oo ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo la qiray in loo baahan yahay in la abaabulo taageero waqtigeeda ah.<\/p>\n<p>Waxay soo dhaweeyeen codsiga dowladda Soomaaliya ee ah in la taageero oo loo qalabeeyo cutubyada cusub ee ciidamada xoogga dalka.<\/p>\n<p>Madaxweyaashu waxay kaloo codsiyo dheeri ah u jeediyeen saaxiibada caalamku si ay u taageeraan Soomaaliya dadaallada xasilinta ee degaanada cusub ee la xoreeyay si loo fududeeyo adeegga dowladnimada.<\/p>\n<p>Madaxweynayaashu waxay bogaadiyeen horumarka laga sameeyay nidaamka hubka iyo rasaasta ee Soomaaliya, waxayna taageereen doonista Soomaaliya ee ah in gabi ahaanba laga qaado cunaqabataynta hubka dhamaadka 2023.<\/p>\n<p>Shir-madaxeedka waxa uu soo dhaweeyay aragtida madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ah in diiradda la saaro ka adkaanta argagixisada iyadoo loo marayo hab ciidan, dhaqaale, iyo fikrado.<\/p>\n<p>Shirku wuxuu isku raacay in la sameeyo la dardargaliyo hawlgallada wadajirka ah, si ay gabi ahaanba loo xoreeyo Soomaaliya oo dhan, loona fududeeyo dhimista ciidamada ATMIS.<\/p>\n<p>Shir-madaxeedka wuxuu ku celiyay muhiimada ay leedahay in la ixtiraamo madax banaanida, dhuleed daacadnimada, madaxbannaanida siyaasadeed, iyo midnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirku wuxuu ammaanay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo muujiyay sida ay uga go\u2019an tahay inay dalka laga sifeeyo Al- Shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa la aqoonsaday dadaallada ilaa hadda ay wadaan golaha wadatashiga qaran ee ku wajahan siyaasadda loo dhan yahay waxayna dhiiri galiyeen<\/p>\n<p>Dowladda federalka iyo dowad goboleedyada in ay abaabulaan dhammaan dadaallada ku aaddan dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FVillaSomaliaOfficial%2Fvideos%2F492460886413371%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176725\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108357276107475.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108357276107475.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108357276107475-232x300.jpeg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108357276107475-325x420.jpeg 325w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-176726\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108357633834220.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"850\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108357633834220.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108357633834220-233x300.jpeg 233w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108357633834220-326x420.jpeg 326w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-176727\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108358110659817.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"851\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108358110659817.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108358110659817-233x300.jpeg 233w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108358110659817-326x420.jpeg 326w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176730\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasey-1-1.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"926\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasey-1-1.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasey-1-1-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasey-1-1-1024x681.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasey-1-1-768x511.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasey-1-1-696x463.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasey-1-1-1068x710.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasey-1-1-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-176731\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-2.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-2.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-2-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-2-1024x682.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-2-768x511.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-2-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-2-1068x711.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-2-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-176732\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-3.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-3.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-3-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-3-1024x682.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-3-768x511.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-3-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-3-1068x711.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-3-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-176733\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-6.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-6.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-6-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-6-1024x682.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-6-768x511.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-6-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-6-1068x711.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-6-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-176734\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-4.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-4.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-4-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-4-1024x682.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-4-768x511.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-4-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-4-1068x711.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/xasey-4-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir madaxeedka dalalka safka hore uga jira dagaalka Alshabab ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo baxay war murtiyeed ay ku midaysan yihiin madaxda shirka. &nbsp; Shir-madaxeedku waxa uu dib u eegis ku sameeyay gunaanadka shirweynihii wasiirrada difaaca iyo Taliyayaasha Ciidamada Difaaca ee Dawladaha Jiida Hore, kaasoo ku saabsanaa muhiimadda ay leedahay isku dubaridka howlgallada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176724,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176723","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dalalka safka hore kaga jira ladagaalka Alshabaab oo war murtiyeed soosaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dalalka safka hore kaga jira ladagaalka Alshabaab oo war murtiyeed soosaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shir madaxeedka dalalka safka hore uga jira dagaalka Alshabab ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo baxay war murtiyeed ay ku midaysan yihiin madaxda shirka. &nbsp; Shir-madaxeedku waxa uu dib u eegis ku sameeyay gunaanadka shirweynihii wasiirrada difaaca iyo Taliyayaasha Ciidamada Difaaca ee Dawladaha Jiida Hore, kaasoo ku saabsanaa muhiimadda ay leedahay isku dubaridka howlgallada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-01T16:27:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-01T16:30:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108356851361915.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"367\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dalalka safka hore kaga jira ladagaalka Alshabaab oo war murtiyeed soosaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108356851361915.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-01T16:27:22+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-01T16:30:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108356851361915.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108356851361915.jpeg\",\"width\":660,\"height\":367},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dalalka safka hore kaga jira ladagaalka Alshabaab oo war murtiyeed soosaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dalalka safka hore kaga jira ladagaalka Alshabaab oo war murtiyeed soosaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dalalka safka hore kaga jira ladagaalka Alshabaab oo war murtiyeed soosaaray - Wardoon","og_description":"Shir madaxeedka dalalka safka hore uga jira dagaalka Alshabab ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo baxay war murtiyeed ay ku midaysan yihiin madaxda shirka. &nbsp; Shir-madaxeedku waxa uu dib u eegis ku sameeyay gunaanadka shirweynihii wasiirrada difaaca iyo Taliyayaasha Ciidamada Difaaca ee Dawladaha Jiida Hore, kaasoo ku saabsanaa muhiimadda ay leedahay isku dubaridka howlgallada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-01T16:27:22+00:00","article_modified_time":"2023-02-01T16:30:44+00:00","og_image":[{"width":660,"height":367,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108356851361915.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/","name":"DAAWO:-Dalalka safka hore kaga jira ladagaalka Alshabaab oo war murtiyeed soosaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108356851361915.jpeg","datePublished":"2023-02-01T16:27:22+00:00","dateModified":"2023-02-01T16:30:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108356851361915.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202321638108356851361915.jpeg","width":660,"height":367},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dalalka-safka-hore-kaga-jira-ladagaalka-alshabaab-oo-war-murtiyeed-soosaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dalalka safka hore kaga jira ladagaalka Alshabaab oo war murtiyeed soosaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176723"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176723"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176735,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176723\/revisions\/176735"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176724"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}