{"id":176858,"date":"2023-02-07T18:46:47","date_gmt":"2023-02-07T15:46:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176858"},"modified":"2023-02-07T20:56:19","modified_gmt":"2023-02-07T17:56:19","slug":"garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Garaadada Laascaanood oo soodhaweeyay hadalkii  dowlada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176859\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202327638113524221093847.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"380\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202327638113524221093847.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202327638113524221093847-300x173.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Isimadii Laascaanood shirku uga socday ayaa dowlada Soomaaliya ku bogaadiyay taageerada ay u muujisay qodobadii shirkooda kasoo baxay.<\/p>\n<p>Garaad afka isimada ku hadlay, ayaa dowlada Soomaaliya uga mahadceliyay taageerada ay u muujisay qodobadii kasoo baxay shirka garaadada ee Laascaanood.<\/p>\n<p>&#8220;Aad aad ayaanu ugu faraxsanahay in ay dowladu soo dhawaysay go&#8217;aamadii kasoo baxay shirkii garaadada SSC, waanu taageerayna waxaanu leenahay waad mahadsantihiin, madaxweynaha, wasiirka arrimaha guddaha iyo dhamaan xukumada arrinta waa ku bogaadinaynaa&#8221;.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Ciidamada Somaliland ayuu ku eedeeyay in ay dagaal magaalada kusoo qaadeen subaxdii hore ee saaka, isla markaana ay madaafiic ku garaaceen, goobo dad rayid ahi daganyihiin, isagoo sheegay in madaafiic kusoo dhacday isbitaalka Laascaanood.<\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa dhankeeda sheegtay in ciidamada garaadada taageersan, ciidamo Puntland ka yimid iyo kooxo argagixiso ah oo anay carabaabin ay weerar kusoo qaadeen fadhiisimada ciidamada.<\/p>\n<p>Wali si rasmi ah looma oga khasaaraha dagaalka maanta ka dhashay, dhawaqa rasaasta ayaa la maqlayaa isla markaana adeega korontada ayaa ilaa shalay ka maqan magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F101774655752737%2Fvideos%2F920789405782215%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isimadii Laascaanood shirku uga socday ayaa dowlada Soomaaliya ku bogaadiyay taageerada ay u muujisay qodobadii shirkooda kasoo baxay. Garaad afka isimada ku hadlay, ayaa dowlada Soomaaliya uga mahadceliyay taageerada ay u muujisay qodobadii kasoo baxay shirka garaadada ee Laascaanood. &#8220;Aad aad ayaanu ugu faraxsanahay in ay dowladu soo dhawaysay go&#8217;aamadii kasoo baxay shirkii garaadada SSC, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176859,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176858","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Garaadada Laascaanood oo soodhaweeyay hadalkii dowlada Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Garaadada Laascaanood oo soodhaweeyay hadalkii dowlada Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Isimadii Laascaanood shirku uga socday ayaa dowlada Soomaaliya ku bogaadiyay taageerada ay u muujisay qodobadii shirkooda kasoo baxay. Garaad afka isimada ku hadlay, ayaa dowlada Soomaaliya uga mahadceliyay taageerada ay u muujisay qodobadii kasoo baxay shirka garaadada ee Laascaanood. &#8220;Aad aad ayaanu ugu faraxsanahay in ay dowladu soo dhawaysay go&#8217;aamadii kasoo baxay shirkii garaadada SSC, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-07T15:46:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-07T17:56:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202327638113524221093847.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"380\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/\",\"name\":\"Garaadada Laascaanood oo soodhaweeyay hadalkii dowlada Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202327638113524221093847.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-07T15:46:47+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-07T17:56:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202327638113524221093847.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202327638113524221093847.jpeg\",\"width\":660,\"height\":380},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Garaadada Laascaanood oo soodhaweeyay hadalkii dowlada Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Garaadada Laascaanood oo soodhaweeyay hadalkii dowlada Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Garaadada Laascaanood oo soodhaweeyay hadalkii dowlada Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Isimadii Laascaanood shirku uga socday ayaa dowlada Soomaaliya ku bogaadiyay taageerada ay u muujisay qodobadii shirkooda kasoo baxay. Garaad afka isimada ku hadlay, ayaa dowlada Soomaaliya uga mahadceliyay taageerada ay u muujisay qodobadii kasoo baxay shirka garaadada ee Laascaanood. &#8220;Aad aad ayaanu ugu faraxsanahay in ay dowladu soo dhawaysay go&#8217;aamadii kasoo baxay shirkii garaadada SSC, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-07T15:46:47+00:00","article_modified_time":"2023-02-07T17:56:19+00:00","og_image":[{"width":660,"height":380,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202327638113524221093847.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/","name":"Garaadada Laascaanood oo soodhaweeyay hadalkii dowlada Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202327638113524221093847.jpeg","datePublished":"2023-02-07T15:46:47+00:00","dateModified":"2023-02-07T17:56:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202327638113524221093847.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/202327638113524221093847.jpeg","width":660,"height":380},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-laascaanood-oo-soodhaweeyay-hadalkii-dowlada-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Garaadada Laascaanood oo soodhaweeyay hadalkii dowlada Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176858"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176858"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176858\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176862,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176858\/revisions\/176862"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176858"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176858"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176858"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}