{"id":176923,"date":"2023-02-10T12:12:51","date_gmt":"2023-02-10T09:12:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176923"},"modified":"2023-02-10T12:14:39","modified_gmt":"2023-02-10T09:14:39","slug":"amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/","title":{"rendered":"Amnesty International oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176926\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115986996147448.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"398\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115986996147448.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023210638115986996147448-300x181.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Iyadoo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool uu galay maalintii Shanaad oo xiriir ah ayaa waxaa isa soo tarayo baaqyada kala duwan ee ku aadan joojinta dagaalka Laascaanood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa soo saartay qoraal ay ku sheegeyso iney ka walaacsan tahay xaalada laga soo sheegayo magaalada Laascaanood ee sababtay dhimashada, burburka iyo barakaca baahsan ee ka dhashay dagaalka Laascaanood ku dhexmaraya maalintii Shanaad oo xiriir ah ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka Laascaanood.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan si dhow ula soconaa dhibaatada ka taagan Laascaanood, waxaan aad uga argagaxnay warbixinada sheegaya in dad badan la dilay, la dhaawacay, lana barakiciyay, iyo burbur soo gaaray guryo iyo Isbitaal&#8221; ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Amnesty International.<\/p>\n<p>Qoraalka kasoo baxay Amnesty International ayaa loogu baaqay dhinacyada isku haaya dagaalka ka socda magaalada Laascaanood iney deg deg u joojiyaan xadgudubyada iyo dilalka sharci darada ah.<\/p>\n<p>Warkaan kasoo baxay Amnesty International ayaa imaanaya, iyadoo horay baaqyo kala duwan oo lagu dalbanaayo in deg deg loo jiijiyo dagaalka Laascaanood ay soo sareen dowladda Fedaraalka Soomaaliya, Mareykanka, Qaramada Midoobay, iyo Beesha Caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool uu galay maalintii Shanaad oo xiriir ah ayaa waxaa isa soo tarayo baaqyada kala duwan ee ku aadan joojinta dagaalka Laascaanood. &nbsp; Hay&#8217;adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa soo saartay qoraal ay ku sheegeyso iney ka walaacsan tahay xaalada laga soo sheegayo magaalada Laascaanood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176925,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176923","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amnesty International oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amnesty International oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool uu galay maalintii Shanaad oo xiriir ah ayaa waxaa isa soo tarayo baaqyada kala duwan ee ku aadan joojinta dagaalka Laascaanood. &nbsp; Hay&#8217;adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa soo saartay qoraal ay ku sheegeyso iney ka walaacsan tahay xaalada laga soo sheegayo magaalada Laascaanood [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-10T09:12:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-10T09:14:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"840\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/\",\"name\":\"Amnesty International oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-10T09:12:51+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-10T09:14:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download.jpeg\",\"width\":840,\"height\":560},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amnesty International oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amnesty International oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amnesty International oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka Laascaanood - Wardoon","og_description":"Iyadoo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool uu galay maalintii Shanaad oo xiriir ah ayaa waxaa isa soo tarayo baaqyada kala duwan ee ku aadan joojinta dagaalka Laascaanood. &nbsp; Hay&#8217;adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa soo saartay qoraal ay ku sheegeyso iney ka walaacsan tahay xaalada laga soo sheegayo magaalada Laascaanood [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-10T09:12:51+00:00","article_modified_time":"2023-02-10T09:14:39+00:00","og_image":[{"width":840,"height":560,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/","name":"Amnesty International oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download.jpeg","datePublished":"2023-02-10T09:12:51+00:00","dateModified":"2023-02-10T09:14:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/download.jpeg","width":840,"height":560},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amnesty International oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176923"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176923"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176927,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176923\/revisions\/176927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}