{"id":176938,"date":"2023-02-11T12:47:23","date_gmt":"2023-02-11T09:47:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=176938"},"modified":"2023-02-11T12:54:54","modified_gmt":"2023-02-11T09:54:54","slug":"garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/","title":{"rendered":"Garaadada  ku sugan Laascaanood oo ka hadlay xabad joojinta ku dhawaaqday Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176939\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023211638116862838293382.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023211638116862838293382.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023211638116862838293382-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Isimada dhaqanka gobolka Sool iyo qaybo kamid ah Sanaag iyo Cayn, ee ku sugan Laascaanood ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay ka been sheegtay xabad joojintii ay xalay ku dhawaaqday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ku hadlay afka isimada, ayaa xukuumada ku eedeeyay in xabad joojintii ay xalay ku dhawaaqday kadib, ay saaka xabado magaalada kusoo riday, waxaanu sheegay in loo bahanyahay in xabad joojinta laga dhabeeyo.<\/p>\n<p>&#8220;Waanu soo dhawaynaynaa xabad joojin, waanu soo dhawaynaynaa in aanu danahayaga aanu ku gaadhno si nabadgalyo ah, hase yeeshee xabad joojintu waa in ay dhab noqotaa &#8230; xalay iyaga oo xabad joojin ku dhawaaqay ayay hadana saaka xabado soo rideen&#8221; ayuu yidhi Garaad Cali.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in dagaalku socdo isla markaana waxa uu ciidamada ku eedeeyay in ay xabado iyo madaafiic la beegsanayaan magaalada isaga oo sheegay in Digtoor Cabdisalaan Muuse Siciid, oo ka howlgalayay isbitaalka Gargaar uu ku dhintay madfac lasoo riday.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in loo bahanyahay in ciidamada magaalada laga fogeeyo si loo hirgaliyo xabad joojinta, waxaanu sheegay in ay ciidamadooda xakamayn karaan hadii ciidanka Somaliland laga qaado magaalada, xukuumada ayaa dhankeeda sheegtay in lasoo weeraray.<\/p>\n<p>Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa isaguna dhankiisa beesha caalamka ka codsaday in ay soo dirto wafti xaqiiqo raadin ah oo u kuur gala khasaaraha dagaalka Laascaanood.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmmsomalitv%2Fvideos%2F1358423858266853%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-176940\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/330774998_748609256484354_643212455911611693_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"672\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/330774998_748609256484354_643212455911611693_n.jpeg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/330774998_748609256484354_643212455911611693_n-300x280.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/330774998_748609256484354_643212455911611693_n-696x650.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/330774998_748609256484354_643212455911611693_n-450x420.jpeg 450w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isimada dhaqanka gobolka Sool iyo qaybo kamid ah Sanaag iyo Cayn, ee ku sugan Laascaanood ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay ka been sheegtay xabad joojintii ay xalay ku dhawaaqday. &nbsp; Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ku hadlay afka isimada, ayaa xukuumada ku eedeeyay in xabad joojintii ay xalay ku dhawaaqday kadib, ay saaka xabado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-176938","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Garaadada ku sugan Laascaanood oo ka hadlay xabad joojinta ku dhawaaqday Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Garaadada ku sugan Laascaanood oo ka hadlay xabad joojinta ku dhawaaqday Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Isimada dhaqanka gobolka Sool iyo qaybo kamid ah Sanaag iyo Cayn, ee ku sugan Laascaanood ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay ka been sheegtay xabad joojintii ay xalay ku dhawaaqday. &nbsp; Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ku hadlay afka isimada, ayaa xukuumada ku eedeeyay in xabad joojintii ay xalay ku dhawaaqday kadib, ay saaka xabado [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-11T09:47:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-11T09:54:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023211638116862838293382.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/\",\"name\":\"Garaadada ku sugan Laascaanood oo ka hadlay xabad joojinta ku dhawaaqday Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023211638116862838293382.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-11T09:47:23+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-11T09:54:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023211638116862838293382.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023211638116862838293382.jpeg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Garaadada ku sugan Laascaanood oo ka hadlay xabad joojinta ku dhawaaqday Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Garaadada ku sugan Laascaanood oo ka hadlay xabad joojinta ku dhawaaqday Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Garaadada ku sugan Laascaanood oo ka hadlay xabad joojinta ku dhawaaqday Somaliland - Wardoon","og_description":"Isimada dhaqanka gobolka Sool iyo qaybo kamid ah Sanaag iyo Cayn, ee ku sugan Laascaanood ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay ka been sheegtay xabad joojintii ay xalay ku dhawaaqday. &nbsp; Garaad Jaamac Garaad Cali, oo ku hadlay afka isimada, ayaa xukuumada ku eedeeyay in xabad joojintii ay xalay ku dhawaaqday kadib, ay saaka xabado [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-11T09:47:23+00:00","article_modified_time":"2023-02-11T09:54:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023211638116862838293382.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/","name":"Garaadada ku sugan Laascaanood oo ka hadlay xabad joojinta ku dhawaaqday Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023211638116862838293382.jpeg","datePublished":"2023-02-11T09:47:23+00:00","dateModified":"2023-02-11T09:54:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023211638116862838293382.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2023211638116862838293382.jpeg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garaadada-ku-sugan-laascaanood-oo-ka-hadlay-xabad-joojinta-ku-dhawaaqday-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Garaadada ku sugan Laascaanood oo ka hadlay xabad joojinta ku dhawaaqday Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176938"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=176938"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":176952,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/176938\/revisions\/176952"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/176939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=176938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=176938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=176938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}