{"id":177108,"date":"2023-02-19T13:58:50","date_gmt":"2023-02-19T10:58:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177108"},"modified":"2023-02-19T13:58:50","modified_gmt":"2023-02-19T10:58:50","slug":"sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","title":{"rendered":"Sarkaal lagu helay la shaqeynta Al-shabaab oo xukun adag lagu riday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177109\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1044\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM-300x225.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM-1024x768.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM-768x576.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM-696x522.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM-1068x801.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM-560x420.webp 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM-80x60.webp 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n<p>Cabdicasiis Xuseen Nuur Mursal oo ah 63 jir ah ku dhashay Baydhaba ayaa loo soo xiray inuu ka tirsan yahay Alshabaab Qeybta Amniyaadka una qaabilsanaa bixinta xogaha Ciidanka Xooga Dalka, waxaana laga soo qabtay gudaha Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegtay darajada Gaashaanle Sare laakiin dowladdii Madaxweyne Farmaajo xilligii diiwaan gelinta Ciidamada ayaa loo helay xidig sax ah, waxaana Cadaatay in inta kale uu iska saartay.<\/p>\n<p>Caradii uu ka qaaday kadib waxa uu la xertay Alshabaab, waxaana hay\u2019adaha baarista Amniga iyo Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida Ogaadeen in Xidigle CabdiCasiis Xuseen Nuur Mursal yahay sarkaal xogaha saraakiisha, ciidanka iyo farsamooyinka kale ee dugsiga la wadaago Alshabaab.<\/p>\n<p>Habraacca Go\u2019aan ka gaarista iyo dhamaystirka dacwad qaadistiisa ayaa soo socotay ilaa January 22 Keedii Sanadkan.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa ugu danbeyn maanta Go\u2019aan ka soo saartay Cabdicasiis Xuseen Nuur Mursal, waxa ayna ku xukuntay 15 sano oo xabsi ciidan ah, sida uu warbaahinta u sheegay Garsoore Gaashaanle Maxamed Cabdi Muumin oo ka tirsan Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida. Xukunsanaha ayaa haysta fursad uu ku dalban Karo Rafcaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdicasiis Xuseen Nuur Mursal oo ah 63 jir ah ku dhashay Baydhaba ayaa loo soo xiray inuu ka tirsan yahay Alshabaab Qeybta Amniyaadka una qaabilsanaa bixinta xogaha Ciidanka Xooga Dalka, waxaana laga soo qabtay gudaha Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya. Waxa uu sheegtay darajada Gaashaanle Sare laakiin dowladdii Madaxweyne Farmaajo xilligii diiwaan gelinta Ciidamada ayaa loo helay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177109,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177108","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sarkaal lagu helay la shaqeynta Al-shabaab oo xukun adag lagu riday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sarkaal lagu helay la shaqeynta Al-shabaab oo xukun adag lagu riday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdicasiis Xuseen Nuur Mursal oo ah 63 jir ah ku dhashay Baydhaba ayaa loo soo xiray inuu ka tirsan yahay Alshabaab Qeybta Amniyaadka una qaabilsanaa bixinta xogaha Ciidanka Xooga Dalka, waxaana laga soo qabtay gudaha Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya. Waxa uu sheegtay darajada Gaashaanle Sare laakiin dowladdii Madaxweyne Farmaajo xilligii diiwaan gelinta Ciidamada ayaa loo helay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-19T10:58:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1044\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\",\"name\":\"Sarkaal lagu helay la shaqeynta Al-shabaab oo xukun adag lagu riday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM.webp\",\"datePublished\":\"2023-02-19T10:58:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM.webp\",\"width\":1392,\"height\":1044},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sarkaal lagu helay la shaqeynta Al-shabaab oo xukun adag lagu riday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sarkaal lagu helay la shaqeynta Al-shabaab oo xukun adag lagu riday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sarkaal lagu helay la shaqeynta Al-shabaab oo xukun adag lagu riday - Wardoon","og_description":"Cabdicasiis Xuseen Nuur Mursal oo ah 63 jir ah ku dhashay Baydhaba ayaa loo soo xiray inuu ka tirsan yahay Alshabaab Qeybta Amniyaadka una qaabilsanaa bixinta xogaha Ciidanka Xooga Dalka, waxaana laga soo qabtay gudaha Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya. Waxa uu sheegtay darajada Gaashaanle Sare laakiin dowladdii Madaxweyne Farmaajo xilligii diiwaan gelinta Ciidamada ayaa loo helay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-19T10:58:50+00:00","og_image":[{"width":1392,"height":1044,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/","name":"Sarkaal lagu helay la shaqeynta Al-shabaab oo xukun adag lagu riday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM.webp","datePublished":"2023-02-19T10:58:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-16-at-2.03.07-PM.webp","width":1392,"height":1044},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sarkaal-lagu-helay-la-shaqeynta-al-shabaab-oo-xukun-adag-lagu-riday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sarkaal lagu helay la shaqeynta Al-shabaab oo xukun adag lagu riday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177108"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177108"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177110,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177108\/revisions\/177110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}