{"id":177141,"date":"2023-02-21T12:27:41","date_gmt":"2023-02-21T09:27:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177141"},"modified":"2023-02-21T12:27:41","modified_gmt":"2023-02-21T09:27:41","slug":"somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/","title":{"rendered":"Somaliland oo Duullaan dhoor jiho ah saakay ku qaaday Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177142\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t.jpeg\" alt=\"\" width=\"900\" height=\"638\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t.jpeg 900w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t-300x213.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t-768x544.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t-696x493.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t-592x420.jpeg 592w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t-100x70.jpeg 100w\" sizes=\"(max-width: 900px) 100vw, 900px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada maamulka Somaliland oo muddooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa saakay duullaan culus oo dhoor jiho ah ku qaaday magaaladaasi.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay ciidamada Somaliland ayaa saakay qorsheeyay in ay si buuxda ula wareegaan magaalada Laascaanood, waxa ayna magaaladaasi ciidamada salaadii subax kaddib ku qaadeen weerar culus oo dhowr jiho ah.<\/p>\n<p>Ciidamada deegaanka ayaana wararku sheegayaan in ay iska caabin xooggan kala hortageen ciidamada Somaliland ee duullaanka soo qaaday, waxaana dagaalo culus ka socdaan qeybo kamid ah magaalada iyo duleedkeeda.<\/p>\n<p>Madaafiic xooggan ayey sidoo kale ciidamada Somaliland ku garaacayaan qeybo kamid ah magaalada Laascaanood, waxa ayna saraakiisa ciidamada Somaliland hoggaamineysa doonayaan in maanta la wareegaan magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Ciidamada maamulka Somaliland ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday abaabul xooggan ay ku doonayaan in ay kula wareegaan magaalada Laascaanood, waxaana rabitaanka Somaliland hor taagan ciidamada deegaanka oo difaacanaya gacan ku heynta magaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada maamulka Somaliland oo muddooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa saakay duullaan culus oo dhoor jiho ah ku qaaday magaaladaasi. Sida aan wararka ku helnay ciidamada Somaliland ayaa saakay qorsheeyay in ay si buuxda ula wareegaan magaalada Laascaanood, waxa ayna magaaladaasi ciidamada salaadii subax kaddib ku qaadeen weerar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177142,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177141","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo Duullaan dhoor jiho ah saakay ku qaaday Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo Duullaan dhoor jiho ah saakay ku qaaday Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada maamulka Somaliland oo muddooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa saakay duullaan culus oo dhoor jiho ah ku qaaday magaaladaasi. Sida aan wararka ku helnay ciidamada Somaliland ayaa saakay qorsheeyay in ay si buuxda ula wareegaan magaalada Laascaanood, waxa ayna magaaladaasi ciidamada salaadii subax kaddib ku qaadeen weerar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-21T09:27:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"638\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/\",\"name\":\"Somaliland oo Duullaan dhoor jiho ah saakay ku qaaday Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-21T09:27:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t.jpeg\",\"width\":900,\"height\":638},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo Duullaan dhoor jiho ah saakay ku qaaday Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo Duullaan dhoor jiho ah saakay ku qaaday Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo Duullaan dhoor jiho ah saakay ku qaaday Laascaanood - Wardoon","og_description":"Ciidamada maamulka Somaliland oo muddooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa saakay duullaan culus oo dhoor jiho ah ku qaaday magaaladaasi. Sida aan wararka ku helnay ciidamada Somaliland ayaa saakay qorsheeyay in ay si buuxda ula wareegaan magaalada Laascaanood, waxa ayna magaaladaasi ciidamada salaadii subax kaddib ku qaadeen weerar [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-21T09:27:41+00:00","og_image":[{"width":900,"height":638,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/","name":"Somaliland oo Duullaan dhoor jiho ah saakay ku qaaday Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t.jpeg","datePublished":"2023-02-21T09:27:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/nuuxu-t.jpeg","width":900,"height":638},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-duullaan-dhoor-jiho-ah-saakay-ku-qaaday-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo Duullaan dhoor jiho ah saakay ku qaaday Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177141"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177141"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177143,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177141\/revisions\/177143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177142"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}