{"id":177185,"date":"2023-02-23T20:19:17","date_gmt":"2023-02-23T17:19:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177185"},"modified":"2023-02-23T20:19:22","modified_gmt":"2023-02-23T17:19:22","slug":"khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/","title":{"rendered":"Khilaaf kadhex qarxay Wasiirad Fardowso iyo Hey\u2019adda Duulista Rayidka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177189\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n.jpeg 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n-300x169.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n-1024x576.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n-768x432.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n-696x392.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n-1068x601.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n-746x420.jpeg 746w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Gudoomiyaha Guddiga Maamulka Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa faray Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka inuu joojiyo isku dayada lagu burburinayo jiritaanka Hey\u2019adda iyo madax bannaanideeda, isla markaana lagu bedelayo shuruucda iyo qaab dhismeedka Hey\u2019adda, kaddib markii Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ay u magacawday nin lagu magacaabo Zakariye Ahmed Faarax Agaasimaha Maamulka Maaliyadda iyo Adeegyada Guud ee Hey\u2019adda Duulista Rayidka.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa tallaabadan ku tilmaamay mid ka hor imaaneysa shuruucda Hey\u2019adda iyo qaab dhismeedkeeda in cid aan shaqo ku laheyn howlaha Hey\u2019adda ay xil soo magacawdo.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda Duulista Rayidka oo ah Hey\u2019ad ka madax bannaan Wasaaradda oo xilalkeeda uu magacaabi karo Mareeyaha guud oo kaliya.<\/p>\n<p>Wasiirada ayaa lagu eedeynayaa iney awoodeeda si u adeegsaneyso iyadoo arrintan ay ku soo beegantay xili uu isku casilay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada sababo la xiriira ku takri falka awoodeed ee wasiirada.<\/p>\n<p>24kii saac ee la soo dhaafay ayaa waxaa garoonka dayuuradaha Aadan cadde ka taagnaa khilaaf iyo muran soo kala dhex galay Wasiirada Gaadiidka iyo Duulista hawada ee xukuumada Somalia, shirkad shidaalka shidaal siisa dayuuradaha iyo heyadda duulista rayidka, waxaana murankaas oo weli taagan uu sababay ini iscasilo Wasiir dowlihii Wasaaradda, isla markaana shidaal la\u2019aan awgeed kici waayeen dayuurado garoonka taagnaa.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKHRISO QORAALKA HEYADDA DUULISTA IYO KAN WASIIRAD FARDWOSA<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177186\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1111.webp\" alt=\"\" width=\"1284\" height=\"1615\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1111.webp 1284w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1111-239x300.webp 239w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1111-814x1024.webp 814w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1111-768x966.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1111-1221x1536.webp 1221w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1111-696x875.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1111-1068x1343.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/1111-334x420.webp 334w\" sizes=\"(max-width: 1284px) 100vw, 1284px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177187\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3333.webp\" alt=\"\" width=\"1284\" height=\"1653\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3333.webp 1284w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3333-233x300.webp 233w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3333-795x1024.webp 795w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3333-768x989.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3333-1193x1536.webp 1193w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3333-696x896.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3333-1068x1375.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/3333-326x420.webp 326w\" sizes=\"(max-width: 1284px) 100vw, 1284px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177188\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/33333.webp\" alt=\"\" width=\"1242\" height=\"1613\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/33333.webp 1242w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/33333-231x300.webp 231w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/33333-788x1024.webp 788w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/33333-768x997.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/33333-1183x1536.webp 1183w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/33333-696x904.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/33333-1068x1387.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/33333-323x420.webp 323w\" sizes=\"(max-width: 1242px) 100vw, 1242px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Guddiga Maamulka Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa faray Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka inuu joojiyo isku dayada lagu burburinayo jiritaanka Hey\u2019adda iyo madax bannaanideeda, isla markaana lagu bedelayo shuruucda iyo qaab dhismeedka Hey\u2019adda, kaddib markii Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ay u magacawday nin lagu magacaabo Zakariye Ahmed Faarax Agaasimaha Maamulka Maaliyadda iyo Adeegyada Guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177189,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177185","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khilaaf kadhex qarxay Wasiirad Fardowso iyo Hey\u2019adda Duulista Rayidka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khilaaf kadhex qarxay Wasiirad Fardowso iyo Hey\u2019adda Duulista Rayidka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Guddiga Maamulka Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa faray Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka inuu joojiyo isku dayada lagu burburinayo jiritaanka Hey\u2019adda iyo madax bannaanideeda, isla markaana lagu bedelayo shuruucda iyo qaab dhismeedka Hey\u2019adda, kaddib markii Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ay u magacawday nin lagu magacaabo Zakariye Ahmed Faarax Agaasimaha Maamulka Maaliyadda iyo Adeegyada Guud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-23T17:19:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-02-23T17:19:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/\",\"name\":\"Khilaaf kadhex qarxay Wasiirad Fardowso iyo Hey\u2019adda Duulista Rayidka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-23T17:19:17+00:00\",\"dateModified\":\"2023-02-23T17:19:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n.jpeg\",\"width\":1080,\"height\":608},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khilaaf kadhex qarxay Wasiirad Fardowso iyo Hey\u2019adda Duulista Rayidka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khilaaf kadhex qarxay Wasiirad Fardowso iyo Hey\u2019adda Duulista Rayidka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khilaaf kadhex qarxay Wasiirad Fardowso iyo Hey\u2019adda Duulista Rayidka - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha Guddiga Maamulka Hey\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa faray Maareeyaha Hey\u2019adda Duulista Rayidka inuu joojiyo isku dayada lagu burburinayo jiritaanka Hey\u2019adda iyo madax bannaanideeda, isla markaana lagu bedelayo shuruucda iyo qaab dhismeedka Hey\u2019adda, kaddib markii Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ay u magacawday nin lagu magacaabo Zakariye Ahmed Faarax Agaasimaha Maamulka Maaliyadda iyo Adeegyada Guud [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-23T17:19:17+00:00","article_modified_time":"2023-02-23T17:19:22+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":608,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/","name":"Khilaaf kadhex qarxay Wasiirad Fardowso iyo Hey\u2019adda Duulista Rayidka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n.jpeg","datePublished":"2023-02-23T17:19:17+00:00","dateModified":"2023-02-23T17:19:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/246596763_3162909440604266_5471446534994145089_n.jpeg","width":1080,"height":608},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-kadhex-qarxay-wasiirad-fardowso-iyo-heyadda-duulista-rayidka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khilaaf kadhex qarxay Wasiirad Fardowso iyo Hey\u2019adda Duulista Rayidka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177185"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177185"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177190,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177185\/revisions\/177190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177189"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}