{"id":177220,"date":"2023-02-25T13:58:15","date_gmt":"2023-02-25T10:58:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177220"},"modified":"2023-02-25T13:58:15","modified_gmt":"2023-02-25T10:58:15","slug":"daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Buuq xoogan oo hareeyay kulanka BF"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177221\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12.png\" alt=\"\" width=\"1170\" height=\"736\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12.png 1170w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12-300x189.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12-1024x644.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12-768x483.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12-696x438.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12-1068x672.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12-668x420.png 668w\" sizes=\"(max-width: 1170px) 100vw, 1170px\" \/><\/p>\n<p>Buuq xoogan ayaa maanta hareeyay kulan haatan xildhibaanada Golaha Shacabka uga socdo xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, kaas oo saameyn ku yeeshay furitaanka fadhiga maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Buuqa ayaa waxaa sameeyay xildhibaan gabdho u badan oo ku jira Golaha Shacabka, kuwaas oo buuq ka dhex sameeyay gudaha xarunta, kahor inta uusan bilaaban shirka.<\/p>\n<p>Buuqa ayaa ka dhashay arrin la xiriirta amniga, kadib markii uu soo baxay amar lagu baarayo xildhibaanada galaya gudaha xarunta.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa saameyn ku yeelatay xildhibaanada Baarlamaanka, gaar ahana kuwa dumarka, maadaama la amray in wixii alaab ah oo ay wataan sida shandada inay soo marsiiyaan qolada baaritaanka kahor inta aysan imaan hoolka Golaha Shacabka.<br \/>\nXildhibaano badan oo la kulmay dhacdadan ayaa marka ay soo galeen hoolka shirka ka horyimid in kulanka uu furmo, ayaga oo dalbaday in lala xisaabtamo ciddii bixisay amarka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabnaa inaan ogaano cidda bixisay amarka ah in la baaro boorsooyinka dumarka xildhibaanada ah, saaka waa nagula xad-gudbay\u201d ayey tiri Xildhibaan Faa\u2019isa.<\/p>\n<p>Muuqaal ay heshay warbaahinta ayaa muujinaya haween badan oo xildhibaano ah oo taagan masraxa iyo guddoonka hortiisa, kuwaas oo si caro leh uga hadlay arrintan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale hab-dhowraha Golaha Shacabka, Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Xasan (Nuux) oo ugu dambeyn arrintan soo farageliyay ayaa sharraxay, sida ay wax u jiraan.<\/p>\n<p>Nuux ayaa shaaca ka qaaday in aan si gaar ah loo bartilmaameedsan gabdhaha ku jira Baarlamanka, wuxuuna sheegay in kaliya ay tahay in wixii qalab ah lasoo marsiiyo amniga.<\/p>\n<p>\u201cMuhiimadda ugu badan waxa ay aheyd hal arrin oo ku saabsaneyd in qofkii golaha imaanaya dumar kaliya ma aheyn wax quseeya ma jirin wax u gooni ah gabdhaha oo baaritaan ah,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Xasan (Nuux).<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu intaasi kusii daray \u201cMuhiimaddu waxa ay aheyd qofkii wata qalab ama shandad weyn inuu tuso qolada iskaanka oo uu yiraahdo ila fiiriya,\u201d.<\/p>\n<p>Ugu dmabeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in aysan habooneyn in Baarlamaanka laga kiciyo xasarad, isla-markaana uu xildhibaanka xaq u leeyahay inuu cabashadiisa soo gudbiyo, kadibna ayaga oo kaashanaya guddoonka sare ay wax ka qaban doonaan arrintaasi.<\/p>\n<p>\u201cBaarlamaanku kolka uu arko cilad ama waa inuu yiraahdo sidaasi ma haboona annaguna sidii aan habooneyn waan ka leexaneynaa waana la fal-galeynaa, ayada oo aan laheyn xasarad iyo dhawaaq,\u201d ayuu ku soo gabagabeeyay hab-dhwworaha Golaha Shacabka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCable%2Fvideos%2F1162232231118014%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCable%2Fvideos%2F591362459572380%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCable%2Fvideos%2F896388401689473%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buuq xoogan ayaa maanta hareeyay kulan haatan xildhibaanada Golaha Shacabka uga socdo xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, kaas oo saameyn ku yeeshay furitaanka fadhiga maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya. Buuqa ayaa waxaa sameeyay xildhibaan gabdho u badan oo ku jira Golaha Shacabka, kuwaas oo buuq ka dhex sameeyay gudaha xarunta, kahor inta uusan bilaaban shirka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177221,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177220","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Buuq xoogan oo hareeyay kulanka BF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Buuq xoogan oo hareeyay kulanka BF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Buuq xoogan ayaa maanta hareeyay kulan haatan xildhibaanada Golaha Shacabka uga socdo xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, kaas oo saameyn ku yeeshay furitaanka fadhiga maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya. Buuqa ayaa waxaa sameeyay xildhibaan gabdho u badan oo ku jira Golaha Shacabka, kuwaas oo buuq ka dhex sameeyay gudaha xarunta, kahor inta uusan bilaaban shirka. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-25T10:58:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1170\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"736\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/\",\"name\":\"DAAWO:-Buuq xoogan oo hareeyay kulanka BF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12.png\",\"datePublished\":\"2023-02-25T10:58:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12.png\",\"width\":1170,\"height\":736},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Buuq xoogan oo hareeyay kulanka BF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Buuq xoogan oo hareeyay kulanka BF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Buuq xoogan oo hareeyay kulanka BF - Wardoon","og_description":"Buuq xoogan ayaa maanta hareeyay kulan haatan xildhibaanada Golaha Shacabka uga socdo xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, kaas oo saameyn ku yeeshay furitaanka fadhiga maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya. Buuqa ayaa waxaa sameeyay xildhibaan gabdho u badan oo ku jira Golaha Shacabka, kuwaas oo buuq ka dhex sameeyay gudaha xarunta, kahor inta uusan bilaaban shirka. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-25T10:58:15+00:00","og_image":[{"width":1170,"height":736,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/","name":"DAAWO:-Buuq xoogan oo hareeyay kulanka BF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12.png","datePublished":"2023-02-25T10:58:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Screenshot-2023-02-25-at-10.57.12.png","width":1170,"height":736},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-buuq-xoogan-oo-hareeyay-kulanka-bf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Buuq xoogan oo hareeyay kulanka BF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177220"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177220"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177220\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177222,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177220\/revisions\/177222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177221"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177220"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177220"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177220"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}