{"id":177241,"date":"2023-02-26T22:17:37","date_gmt":"2023-02-26T19:17:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177241"},"modified":"2023-02-26T22:17:37","modified_gmt":"2023-02-26T19:17:37","slug":"muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/","title":{"rendered":"Muuse Biixi oo ogolaaday in ciidamada uu kala baxayo Laascaano"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177242\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2022-09-20-08-41-31-4040-1663663291-600x381-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"381\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2022-09-20-08-41-31-4040-1663663291-600x381-1.jpeg 600w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2022-09-20-08-41-31-4040-1663663291-600x381-1-300x191.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa barqanimadii maanta la xariiray wakiilada caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya (C6+), waxaana uu sheegay in uu ciidamadiisa ka qaadayo magaalada oo geynayo aag Laascaanood u jira 30KM, taas oo ahayd wixii ay dhinacyadu isku diideen 10-kii bishan, xiligaas oo aysan dhicin dagaaladii khasaaraha badan geystay.<\/p>\n<p>Biixi ayaa sheegay in u baahan yahay in lahelo damaanad-qaad ah dagaalka in la joojinayo &amp; in aan halkaas looga daba imaanin, laakiin wali ma jirto jawaab-celin.<\/p>\n<p>Sidoo kale, xogo laga helayo Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegaya in jahawareer ka jira gudaha Taliska ciidanka, Madaxweynaha iyo koox kamid ah taliska ay doonayaan in ay iskugu tagaan ciidankooda, deegaanka Yagoori ee gobalka Sool, halkaas oo ay difaac ka xirantaan, laakiin ay jirto kala qeybsanaan ka dhan ah kala amar-qaadashada.<\/p>\n<p>Aroornimadii sakaa, Somaliland ayaa ciidamadeeda kala baxday aagaga Tukaraq iyo Gambadha, waxaana qabsaday dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Dagaalkii shalay ka dhacay galbeedka Laascaanood oo ay ku taal xerada Guulwade oo ay daganaayeen ciidamada uu hoggaamiyo Mahad Cambaashe ayaa keenay niyad jab soo degdegay oo ay la huleeleen ciidanka Somaliland, waxaana jira khasaare baaxad leh oo dagaalkaas kasoo gaaray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa barqanimadii maanta la xariiray wakiilada caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya (C6+), waxaana uu sheegay in uu ciidamadiisa ka qaadayo magaalada oo geynayo aag Laascaanood u jira 30KM, taas oo ahayd wixii ay dhinacyadu isku diideen 10-kii bishan, xiligaas oo aysan dhicin dagaaladii khasaaraha badan geystay. Biixi ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177242,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177241","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muuse Biixi oo ogolaaday in ciidamada uu kala baxayo Laascaano - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muuse Biixi oo ogolaaday in ciidamada uu kala baxayo Laascaano - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa barqanimadii maanta la xariiray wakiilada caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya (C6+), waxaana uu sheegay in uu ciidamadiisa ka qaadayo magaalada oo geynayo aag Laascaanood u jira 30KM, taas oo ahayd wixii ay dhinacyadu isku diideen 10-kii bishan, xiligaas oo aysan dhicin dagaaladii khasaaraha badan geystay. Biixi ayaa sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-02-26T19:17:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2022-09-20-08-41-31-4040-1663663291-600x381-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/\",\"name\":\"Muuse Biixi oo ogolaaday in ciidamada uu kala baxayo Laascaano - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2022-09-20-08-41-31-4040-1663663291-600x381-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-02-26T19:17:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2022-09-20-08-41-31-4040-1663663291-600x381-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2022-09-20-08-41-31-4040-1663663291-600x381-1.jpeg\",\"width\":600,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muuse Biixi oo ogolaaday in ciidamada uu kala baxayo Laascaano\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muuse Biixi oo ogolaaday in ciidamada uu kala baxayo Laascaano - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muuse Biixi oo ogolaaday in ciidamada uu kala baxayo Laascaano - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa barqanimadii maanta la xariiray wakiilada caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya (C6+), waxaana uu sheegay in uu ciidamadiisa ka qaadayo magaalada oo geynayo aag Laascaanood u jira 30KM, taas oo ahayd wixii ay dhinacyadu isku diideen 10-kii bishan, xiligaas oo aysan dhicin dagaaladii khasaaraha badan geystay. Biixi ayaa sheegay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-02-26T19:17:37+00:00","og_image":[{"width":600,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2022-09-20-08-41-31-4040-1663663291-600x381-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/","name":"Muuse Biixi oo ogolaaday in ciidamada uu kala baxayo Laascaano - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2022-09-20-08-41-31-4040-1663663291-600x381-1.jpeg","datePublished":"2023-02-26T19:17:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2022-09-20-08-41-31-4040-1663663291-600x381-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/2022-09-20-08-41-31-4040-1663663291-600x381-1.jpeg","width":600,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-ogolaaday-in-ciidamada-uu-kala-baxayo-laascaano\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muuse Biixi oo ogolaaday in ciidamada uu kala baxayo Laascaano"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177241"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177241"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177243,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177241\/revisions\/177243"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177242"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}