{"id":177316,"date":"2023-03-01T15:46:22","date_gmt":"2023-03-01T12:46:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177316"},"modified":"2023-03-01T15:48:22","modified_gmt":"2023-03-01T12:48:22","slug":"dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/","title":{"rendered":"Dagaalka Laascaanood waxaa wada xulufadii Siyaad Barre"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177317\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132493153640555.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"373\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132493153640555.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132493153640555-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in qalalaasihii Laascaanood ay ka faa&#8217;iidaysteen kooxo la fikir ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Faysal waxa uu sheegay in isku dhicii Ciidamada Somaliland iyo dadkii ka mudaharaadayay dilalka soo noq noqday ee Laascaanood, uu isku badalay dagaal xaaraan ah, oo looga soo horjeedo jiritaanka Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Qalalaasihii ka dhashay arxan darradii Muuse Biixi ee ka dhan ka ahayd dadkii rayidka ahaa ee bannaan baxayey waxa ay isu beddeshey dagaal xaaraan ah oo looga soo horjeedo jiritaanka Somaliland oo ay wadaan xulufadii keligii taliyihii Siyaad-barre&#8221; ayuu yidhi Faysal.<\/p>\n<p>Faysal ayaa ku baaqay in reer Somaliland, ay u midoobeen sidii Somaliland looga bad baadin lahaa &#8220;Waa in aan u midownaa sidii Somaliland uga badbaadin lahayn wuxuush taas isa soo baahaystay.&#8221;<\/p>\n<p>Garaadada ku sugan magaalada Laascaanood iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa dhankooda sheegay in shacabka reer Sool oo kali ahi ay dagaalka Somaliland kula jiraan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177320\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-01-at-12.47.43.png\" alt=\"\" width=\"1132\" height=\"514\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-01-at-12.47.43.png 1132w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-01-at-12.47.43-300x136.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-01-at-12.47.43-1024x465.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-01-at-12.47.43-768x349.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-01-at-12.47.43-696x316.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-01-at-12.47.43-1068x485.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-01-at-12.47.43-925x420.png 925w\" sizes=\"(max-width: 1132px) 100vw, 1132px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in qalalaasihii Laascaanood ay ka faa&#8217;iidaysteen kooxo la fikir ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre. &nbsp; Faysal waxa uu sheegay in isku dhicii Ciidamada Somaliland iyo dadkii ka mudaharaadayay dilalka soo noq noqday ee Laascaanood, uu isku badalay dagaal xaaraan ah, oo looga soo horjeedo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177317,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177316","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaalka Laascaanood waxaa wada xulufadii Siyaad Barre - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaalka Laascaanood waxaa wada xulufadii Siyaad Barre - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in qalalaasihii Laascaanood ay ka faa&#8217;iidaysteen kooxo la fikir ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre. &nbsp; Faysal waxa uu sheegay in isku dhicii Ciidamada Somaliland iyo dadkii ka mudaharaadayay dilalka soo noq noqday ee Laascaanood, uu isku badalay dagaal xaaraan ah, oo looga soo horjeedo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-01T12:46:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-01T12:48:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132493153640555.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"373\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/\",\"name\":\"Dagaalka Laascaanood waxaa wada xulufadii Siyaad Barre - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132493153640555.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-01T12:46:22+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-01T12:48:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132493153640555.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132493153640555.jpeg\",\"width\":660,\"height\":373},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaalka Laascaanood waxaa wada xulufadii Siyaad Barre\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaalka Laascaanood waxaa wada xulufadii Siyaad Barre - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaalka Laascaanood waxaa wada xulufadii Siyaad Barre - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in qalalaasihii Laascaanood ay ka faa&#8217;iidaysteen kooxo la fikir ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre. &nbsp; Faysal waxa uu sheegay in isku dhicii Ciidamada Somaliland iyo dadkii ka mudaharaadayay dilalka soo noq noqday ee Laascaanood, uu isku badalay dagaal xaaraan ah, oo looga soo horjeedo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-01T12:46:22+00:00","article_modified_time":"2023-03-01T12:48:22+00:00","og_image":[{"width":660,"height":373,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132493153640555.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/","name":"Dagaalka Laascaanood waxaa wada xulufadii Siyaad Barre - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132493153640555.jpeg","datePublished":"2023-03-01T12:46:22+00:00","dateModified":"2023-03-01T12:48:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132493153640555.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202331638132493153640555.jpeg","width":660,"height":373},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalka-laascaanood-waxaa-wada-xulufadii-siyaad-barre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaalka Laascaanood waxaa wada xulufadii Siyaad Barre"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177316"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177316"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177321,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177316\/revisions\/177321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177317"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}