{"id":177413,"date":"2023-03-04T12:54:39","date_gmt":"2023-03-04T09:54:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177413"},"modified":"2023-03-04T12:54:39","modified_gmt":"2023-03-04T09:54:39","slug":"daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay dagaalka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177414\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939-300x205.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939-218x150.jpeg 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939-616x420.jpeg 616w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku baaqay in miiska wadahadalka lagu xaliyo colaada Laascaanood, isaga oo xukuumada talo xumo ku eedeeyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxa uu ugu horayn sheegay in dhiiga ku daadanaya Laascaanood aan la aqbali karin &#8220;Dagaalka, barakaca iyo dhiiga sokeeye ee ku daadanaya Laascaanood maaha wax la aqbali karo, waana xaalad murugo, tiiraanyo iyo uurku taalo leh, oo umada reer Somaliland oo dhani ka xuntahay&#8221;.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in loo bahanyahay in dadka la kala bad baadiyo, isaga oo xaalada ku tilmaamay kaa dhimay oo kugu dhimay, waxa uu dagaalka ku tilmaamay mid sokeeye, waxaanu sheegay in aan laba dhinac ishaynine umad mid ah la dhex dhigay colaada.<\/p>\n<p>Waxa uu madaxwaynaha ku eedeeyay in uu Somaliland la ambaday, isaga oo sheegay in taladiisii dhashay xinjiro dhiigleh, Cirro dagaalka Laascaanood ayaa wuxuu ku sifeeyay fashil xukuumadeed iyo koritaan la&#8217;aan siyaasadeed oo madaxweynaha ka muuqata.<\/p>\n<p>&#8220;Qaxa iyo dhimashada Laascaanood ka socota oo hore dadka reer Somaliland usoo mareen Muuse-na goob joog u ahaa, in uu casharo iyo duruuso ka baran waayo, oo uu maanta waayo aragnimo ku baajin waayo dhibaatada taagani waxay muujinaysa koritaan la&#8217;aan siyaasadeed&#8221; ayuu yidhi Cirro.<\/p>\n<p>Cirro waxa uu sidookale maamul goboleeedka Puntland ku eedeeyay in uu duulaan kusoo qaaday Somaliland, dhanka kalena ciidamada ayuu bogaadiyay isaga oo sheegay in ay iska difaaceen dulaanka Puntland.<\/p>\n<p>&#8220;Xisbiga Waddani waxa uu si adag u cambaaraynayaa duulaanka farogalinta ah, ee maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, kusoo qaaday gudaha Somaliland, xisbiga Waddani waxa uu bogaadimaya Ciidamada Qaranka J. Somaliland in ay iska difaaceen duulaanka gardarada ah&#8221; ayuu yidhi Cirro.<\/p>\n<p>Cirro ugu danbayn, garaada ayuu ugu baaqay nabad iyo xabad joojin, madaxweynahana wuxuu usoo jeediyay in uu dhagaysto talooyinka waxtar ka leh ee waayeelka iyo waxgaradka, isla markaana uu ka fikiro sida ay u ekaan doonto Somaliland-ta uu ka tagayaa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FCBATV.Somali%2Fvideos%2F168452715950176%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku baaqay in miiska wadahadalka lagu xaliyo colaada Laascaanood, isaga oo xukuumada talo xumo ku eedeeyay. &nbsp; Waxa uu ugu horayn sheegay in dhiiga ku daadanaya Laascaanood aan la aqbali karin &#8220;Dagaalka, barakaca iyo dhiiga sokeeye ee ku daadanaya Laascaanood maaha wax la aqbali karo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177414,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177413","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay dagaalka Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay dagaalka Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku baaqay in miiska wadahadalka lagu xaliyo colaada Laascaanood, isaga oo xukuumada talo xumo ku eedeeyay. &nbsp; Waxa uu ugu horayn sheegay in dhiiga ku daadanaya Laascaanood aan la aqbali karin &#8220;Dagaalka, barakaca iyo dhiiga sokeeye ee ku daadanaya Laascaanood maaha wax la aqbali karo, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-04T09:54:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay dagaalka Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-04T09:54:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939.jpeg\",\"width\":660,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay dagaalka Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay dagaalka Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay dagaalka Laascaanood - Wardoon","og_description":"Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku baaqay in miiska wadahadalka lagu xaliyo colaada Laascaanood, isaga oo xukuumada talo xumo ku eedeeyay. &nbsp; Waxa uu ugu horayn sheegay in dhiiga ku daadanaya Laascaanood aan la aqbali karin &#8220;Dagaalka, barakaca iyo dhiiga sokeeye ee ku daadanaya Laascaanood maaha wax la aqbali karo, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-04T09:54:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":450,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/","name":"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay dagaalka Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939.jpeg","datePublished":"2023-03-04T09:54:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202334638135010945304939.jpeg","width":660,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cirro-oo-ka-hadlay-dagaalka-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay dagaalka Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177413"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177413"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177415,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177413\/revisions\/177415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}